
17/09/2024
#.. Alhmdulilah, ugu horayn waxan u mahad celinya illahy "swt" oo ii suura galiyay inan manta halkan soo gaadho.mar labad Waxaan si gaar ah u mahadcelinayaa hooyaday iyo aabahay, kuwaas oo ah tiirarka ugu muhiimsan nolosheyda. Labadiinuba waxaad i siisen fursad aan ku gaadho hadafkeyga, waxaana ku faraxsanahay inaan idinla wadaago guulahan. Waanan idin jeclahay, waxaana rajeynayaa in aan idin qanciyo mustaqbalka. Inch allh ❤️🎓