Abdifatah Sulub

Abdifatah Sulub Creative Content Producer www.youtube.com/c/sulubgraphics1

Magacaygu waa abdifatah mohamud, halkanina waa page-ka sulub graphics kaas oo aan kusoo gudbino casharo graphic design ah, softwares-ka aan kusoo gudbino ayaa kala ah :- Adobe Photoshop, Adobe Illustrator, Adobe Indesign
si aad casharada u hesho fadlan booqo channelka youtube ee sulub graphics subscribe na saar si aad noola sii joogto.

02/09/2026
🚀 Waa Tiro Kooban ee Ka Faa’iidayso!🎯 Fursadan waxaa gaar u leh ganacsatada reer Jigjiga!Waxaan sameyn doonaa inaan 4️⃣ ...
27/08/2026

🚀 Waa Tiro Kooban ee Ka Faa’iidayso!

🎯 Fursadan waxaa gaar u leh ganacsatada reer Jigjiga!

Waxaan sameyn doonaa inaan 4️⃣ ganacsi ka caawino Rebrand ama Brand cusub dhisid inta aan magaalada joogo. 🏢✨

🤝 Waxaan yeelan doonaa 1-to-1 Meeting si aan isula meel dhigno fikradda, baahida ganacsiga iyo sida fursaddu mid macno leh ugu noqon karto ganacsigaaga. 💡📈

🔥 Haddaba haddii aad xiisaynayso, igala soo xidhiidh WhatsApp-ka hoose: 👇

📲 https://wa.me/252638445999

🎯 Horizon Tech waxay kaala shaqaynaysaa in ganacsigaagu noqdo mid casri ah, xirfad leh oo soo jiidasho leh iyada oo kuu samaynaysa:

🎨 Full Branding
📱 Digital Marketing
💻 Web & App Development
🎉 Event Brand Design
📢 Printing Services

⏳ Kaliya 4 ganacsi — ha seegin fursadda! 🚀🔥

Designers kii jig jiga bal illustrator ila Soo gaadha   Photoshop kiiba is fahmi la nahye 😂😂
27/08/2026

Designers kii jig jiga bal illustrator ila Soo gaadha Photoshop kiiba is fahmi la nahye 😂😂

Jig jiga🥳
25/08/2026

Jig jiga🥳

adaa san u akhriya sow maha🤣🤣
14/08/2026

adaa san u akhriya sow maha🤣🤣

Waar aaba somaliyeed ban noqde bal share gareeya😂 Page kana ama 12K kor udhaafiya aan Tutorials cusub idin bilaabe ama 0...
11/08/2026

Waar aaba somaliyeed ban noqde bal share gareeya😂

Page kana ama 12K kor udhaafiya aan Tutorials cusub idin bilaabe ama 0 ku celiya aan xidhe😂

06/08/2026

Follow the new series😂

Horizon tech waxay diyaar kuula tahay adeeg iyo AmmaanoQayb yar oo kamida Shaqooyinka aan qabanay bisha July. 🎯 Horizon ...
28/07/2026

Horizon tech waxay diyaar kuula tahay adeeg iyo Ammaano

Qayb yar oo kamida Shaqooyinka aan qabanay bisha July.

🎯 Horizon Tech waxay kaala shaqaynaysaa in ganacsigaagu noqdo mid casri ah oo soo jiidasho leh iyada oo kuu samaynaysa:

🎨 Full Branding
📱 Digital Marketing
💻 Web & App Development
🎉 Event Brand Design
📢 Printing Services

👉 Whatsapp : https://wa.me/252638445999

Qiima dhimis Balaadhan 40% DiscountHorizon Tech marwalba waxay diyaar kuula tahay adeegyo casri ah oo ganacsigaaga kor u...
18/07/2026

Qiima dhimis Balaadhan 40% Discount

Horizon Tech marwalba waxay diyaar kuula tahay adeegyo casri ah oo ganacsigaaga kor uqaadaya.

waxaanu diyaar unahay in aanu kuu dhisno Nashqad qurux badan oo Matali karta Ganacsigaaga.

🎯 Horizon Tech waxay kaala shaqaynaysaa in ganacsigaagu
noqdo mid casri ah oo soo jiidasho leh iyada oo kuu samaynaysa:

🎨 Full Branding
📱 Digital Marketing
💻 Web & App Development
🎉 Event Brand Design
📢 Printing Services
👉 Whatsapp : https://wa.me/252638445999

Hambalyo Maalinta dhallinyarada Xirfadlayda Adduunka. Shaqa socota
15/07/2026

Hambalyo Maalinta dhallinyarada Xirfadlayda Adduunka.

Shaqa socota

Address

Hargeisa

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Abdifatah Sulub posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Contact The Business

Send a message to Abdifatah Sulub:

Shortcuts

Share

Category