Somaliland Facts

Somaliland Facts Contact information, map and directions, contact form, opening hours, services, ratings, photos, videos and announcements from Somaliland Facts, Media/News Company, Hargeisa.

Somaliland Facts waa madal warbixineed iyo xog-ogaalnimo oo madax-bannaan, ujeeddadeeduna tahay in ay bulshada u soo bandhigto xog sugan, xaqiiqooyin, aqoon iyo falanqayn ku saabsan Somaliland

06/05/2026
06/05/2026

Hargeisa oo Rooban

.

Walaalohood Turkey oo Buundo cajiib ah 17 February xadhiga ugu jaray march 13 na wakaa Horumar wacan Dawlada mar la arag...
13/03/2026

Walaalohood Turkey oo Buundo cajiib ah 17 February xadhiga ugu jaray march 13 na wakaa

Horumar wacan Dawlada mar la araga ah ee Agalistan Turkish protectorate.

🚨 War Degdeg ahIran ayaa la sheegay inay weerar ku qaaday markab ganacsi oo laga leeyahay Thailand, kaas oo isku dayay i...
11/03/2026

🚨 War Degdeg ah

Iran ayaa la sheegay inay weerar ku qaaday markab ganacsi oo laga leeyahay Thailand, kaas oo isku dayay inuu maro marin-biyoodka muhiimka ah ee Strait of Hormuz.

Wararka hordhaca ah ayaa sheegaya in weerarku sababay dab ka kacay markabka, iyadoo weli la hubinayo khasaaraha iyo xaaladda shaqaalaha saarnaa.

Strait of Hormuz ayaa ah marin-biyood aad muhiim ugu ah ganacsiga caalamka, gaar ahaan gaadiidka shidaalka, waxaana mararka qaar ka dhaca xiisado militari.

06/03/2026

Deg Deg: Hawada Isre|l oo maanta si wayn loogu loolamayo kadib weeraro aan kala go lahyn oo ay Iran ka wado

War Degdeg ah:Xarunta Khatam al-Anbiya ee laga hago hawlgalada ciidanka Iiraan ayaa ku dhawaaqday in weerarradi ay Iiraa...
04/03/2026

War Degdeg ah:

Xarunta Khatam al-Anbiya ee laga hago hawlgalada ciidanka Iiraan ayaa ku dhawaaqday in weerarradi ay Iiraan ka fulisay dalka Imaaraadka Carabta in lagu dilay 100 askari oo ka tirsan ciidanka badda Mareykanka.

War-saxaafadeed kasoo baxay xarunta ayaa lagu sheegay in weerarrada lagu badhtilmaamsaday saldhigyo iyo maraakiib la xidhiidha ciidanka Mareykanka, hase yeeshee ilaa hadda ma jiro war rasmi ah oo ka soo baxay dhinaca Mareykanka oo xaqiijinaya khasaarahan la sheegay.

War Degdeg ah: Hezbollah & IRAN ayaa Hal mar duqaymo laba geesood ah ku qaaday ISR|L
04/03/2026

War Degdeg ah: Hezbollah & IRAN ayaa Hal mar duqaymo laba geesood ah ku qaaday ISR|L

Address

Hargeisa
SO20

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Somaliland Facts posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Shortcuts

Share