16/09/2026
Ciidamada Xuutiyiinta ayaa sheegay in diyaarad dagaal oo F-15 ah oo Sacuudigu leeyahay lagu soo riday Marib iyadoo la adeegsanayo gantaal dhulka laga soo riday,
Sida uu kuwaramayo afhayeenka ciidmada Xuutiyiinta ":yaxye-sariic.
Sacuudi Carabiya ma xaqiijin khasaaraha.
Lasoco bartena DAYAX MEDIA