NABAD GALE TV

  • Home
  • NABAD GALE TV

NABAD GALE TV KU XIDHNOW OO KA MID NOQO ASXAABTA KU XIDHAN PAGE NABAD GALE TV KU XIDHNO OO KA MID NOQO ASXAABTA KU XIDHAN NABAD GALE MEDIA GROUP

“Waan ka xumahay oo aan raali galin ka bixinayaa heestii 26 june lagu soo bandhigay Hargeysa, oo si xun u dhaawacday qal...
28/06/2024

“Waan ka xumahay oo aan raali galin ka bixinayaa heestii 26 june lagu soo bandhigay Hargeysa, oo si xun u dhaawacday qalbiyada ummadda Soomaaliyeed,"

Wasiir Maxamed Cabdi Xayir Maareeye

09/11/2023

Dowladda hoose ee caasimada Hargeysa ayaa olole cashuur ururineed ka bilaabtay degmada Maxamed Mooge.

Ku xayeysiiso ganacsigaaga ama goobatada shaqo hab khidmad la,aan ah
08/11/2023

Ku xayeysiiso ganacsigaaga ama goobatada shaqo hab khidmad la,aan ah

Hargeysa: Jidkii labaad ee xilliyada roobabka dooxa noqon jiray oo shaqo laga bilaabay. Maayir Mooge wuxuu shaqooyinkan ...
07/11/2023

Hargeysa: Jidkii labaad ee xilliyada roobabka dooxa noqon jiray oo shaqo laga bilaabay. Maayir Mooge wuxuu shaqooyinkan ku hantayaa kalsoonida shacabka.

07/11/2023

Ciidan ka poliska soomaaliland iyo shaqada ay u ahayaan umada reer soomaliland

Laamaha ammaanka Somaliland ayaa Hargeysa ku xidhay wasiirkii h**e ee Qorshaynta Somaliland Cawaale Ibraahim Shirwac.Wel...
07/11/2023

Laamaha ammaanka Somaliland ayaa Hargeysa ku xidhay wasiirkii h**e ee Qorshaynta Somaliland Cawaale Ibraahim Shirwac.

Weli ma cadda sababta loo xidhay balse saraakiil ka tirsan Booliska Somaliland ayaa ii sheegay in lagu soo qabtay waaran Maxkamadeed oo loo jaray.

Waa wasiirkii ugu horreeyay ee madaxweyne Biixi, wasaaradda Qorshaynta u magacaabo markii la doortay sannadkii 2017-kii xilkaasi oo uu muddo hayay.

07/11/2023

Cab oo caruurtaada sii Caano HILWA.

06/11/2023

: Ciidanka Booliska JSL garahaan Saldhiga Aadan Shiine degmada Ibraahin Koodbuur ayaa gacanta kusoo dhigay 4 Eedaysane oo ku eedaysan ina Gaaddiidka fur-furtaan kadibna meel ku tuuraan iyo 346-Litir oo khamri ah iyo laba gaadhi oo lagu siday .

Waxaana Ciidanku ku raad-joogaan eedaysanayaashii khamriga waday.

06/11/2023

Ujeeddoyinka loo aasaasay Ciidanka Booliska JSL

Hada dalbo hada daawo NABAD GALE SAT
05/11/2023

Hada dalbo hada daawo NABAD GALE SAT

05/11/2023

Khudbadii Gashaanle sarre Cabdi Muuse Cabdillaahi Ducaale Taliyaha Qaybta Gobalka Saaxil Xuska Munaasibadda sannad guuradda 30aad ee Aas-aaska Ciidanka Booliska ka jeediyay Magaalada Berbera.

Address


Alerts

Be the first to know and let us send you an email when NABAD GALE TV posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Contact The Business

Send a message to NABAD GALE TV:

Shortcuts

  • Address
  • Telephone
  • Alerts
  • Contact The Business
  • Claim ownership or report listing
  • Want your business to be the top-listed Media Company?

Share