DEGEL TV

DEGEL TV Degel TV , Waa xarun warbaahineed oo dhex-dhexaad ah.

25/09/2026

Burco: Beel Hubkoodii Lasoo Baxday oo Sheegay In Ay Dagaalamayaan..

22/09/2026

"Madaxweyne Cirro Shirkaa Qaramada Midoobay Guusha uu Ka Keenaa Waa Guul Muwaadinkasta Ka Farxinaysa " Ambasador Galaal

Garyaqaan Guuleed Dafac oo isbarbar dhig ku sameeyey labada madaxweyne ee Somaliland iyo Soomaliya.Aragtidaada?
22/09/2026

Garyaqaan Guuleed Dafac oo isbarbar dhig ku sameeyey labada madaxweyne ee Somaliland iyo Soomaliya.

Aragtidaada?

14/09/2026

Ciidamo Kasoo Jeeda Deegaanka Adhicadeeye ee Gobolka Sool ayaa lasoo goostay gaadiid tikniko ah, kuwaas oo soo gaadhay degmada oog ee Somaliland.

Agaasimaha Fulinta Sanduuqa Horumarinta Dhallinyarada  (JSL) Mudane Cabdiqaadir Ismaaciil Axmed (Jaylaani)  ayaa maanta ...
14/09/2026

Agaasimaha Fulinta Sanduuqa Horumarinta Dhallinyarada (JSL) Mudane Cabdiqaadir Ismaaciil Axmed (Jaylaani) ayaa maanta xafiiska Sanduuqa horumarinta dhallinyarada Jsl ku qaabilay madaxda sare ee hay’adda caalamiga ah ee The Development Fund.

Kulanka ayaa lagaga wada hadlay xoojinta iskaashiga iyo wada-shaqaynta labada dhinac, gaar ahaan sidii si wadajir ah looga qayb qaadan lahaa horumarinta dhallinyarada Somaliland, kobcinta fursadaha ay helaan iyo taageeridda barnaamijyada wax-ku-oolka ah ee lagu horumarinayo dhallinyarada Jsl.

06/09/2026

Wasiir Cawil Galaydh oo Amar ku Bixiyey in La Dhiso Dugsiga Degmada Yufle

Musharax Cabdi Xiis Yuusuf , oo lacag abaalmarin ah siinaya askari ka tirsan ciidanka dabdamiska Gobolka Togdheer.
01/09/2026

Musharax Cabdi Xiis Yuusuf , oo lacag abaalmarin ah siinaya askari ka tirsan ciidanka dabdamiska Gobolka Togdheer.

27/08/2026

"Wuu Dulmi Barnaamijka Upgradingka ee Jaamacaduhu" Wasiir Cawil galaydh

26/08/2026

"Xeerka Madaxweynaha Loo Gudbiyey Madmadoow Baa Ku jiray, Inuu Soo Celiyo Wuu Ku saxsanaa.." Xildhibaan Khadar Cali Xakiim

22/08/2026

"Dhulbahantoow In aynu Rag Kala Haysano Dhaqan Inooma ahayn..." Ex-wasiir Caddaani.

Address

Hargeisa
252

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when DEGEL TV posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Shortcuts

Share