Liilove Photographer

Liilove Photographer Welcome to my page and share advice and examples, I'm a designer ready at any time.
(1)

waxan ahay ama iga heleysa i.a adegyada: Photographer📸 Graphic designer👨‍💻
Videographer🎥 Camera man📸
Video Production📹
ila wadaag talo iyo tusale iga la so xiriir what's app ka hos saran
Nagu sobiir 150K ada ka dhiman mhdsnid🙏📸

15/07/2025

Maxamed farax || waa aabe Somaliyed oo ka shaqeyo dhagax 1 gacan bu ku shaqeya gacantiisa kale waad aragtan😪 fadlan aan caawino muqalka u share gareya

Hambalyo wlahsey Khadro qiyas oo gaartay 1 Million aaladda Tiktok 1M oo qof wax sahlan ma ahan dadaal kaga ayad ku gaart...
08/07/2025

Hambalyo wlahsey Khadro qiyas oo gaartay 1 Million aaladda Tiktok 1M oo qof wax sahlan ma ahan dadaal kaga ayad ku gaartay hambalyo👑🫡

Usbuuca xorriyadda Somaaliya🇸🇴 Liilove Photographer
30/06/2025

Usbuuca xorriyadda Somaaliya🇸🇴 Liilove Photographer

Sawiro diyarsan iigu imaw insha allah 26-ka june 🇸🇴♥️ Liilove Photographer
26/06/2025

Sawiro diyarsan iigu imaw insha allah
26-ka june 🇸🇴♥️ Liilove Photographer

Congratulations 3 millions subscribers Asad hagio wuxu noqday somaligii ugu horeyay oo gaara 3M oo dad ah barta YouTube ...
21/06/2025

Congratulations 3 millions subscribers Asad hagio wuxu noqday somaligii ugu horeyay oo gaara 3M oo dad ah barta YouTube Liilove

Waxbarashadu weynin iyo yaraan malehKani waa aabe Somaliyed wuxu ka so muuqday imtixaankii dugsiga dhexe ee 2020,Weli da...
17/06/2025

Waxbarashadu weynin iyo yaraan maleh

Kani waa aabe Somaliyed wuxu ka so muuqday imtixaankii dugsiga dhexe ee 2020,

Weli dadaalkiisa ayuu sii waday aabe Abdirahman Sheekh Maxamuud 2025 wuxu u fadhiistay imtixaankii ugu dambeyay ee dugsiga sare F4

Waa nin rer galmudug ah oo rer gaalkacyo ah

Cajiib !! Muxuu mudan yahay?✍️ Liilove

17/06/2025

Gabadhan ayaa la shegaya iney laqday mobile niicle hadey run tahay wey dhiban tahay allaha u fududeeyo gar gaar bey u baahan tahay.

Talo kena hadda maxa la samey kara? Liilove

Iskuul waa dhameeyay ee maxaad igula talin lahayd ma inaan guursado mise inaan waxbarashada sii wado ilaa heer jaamacade...
13/06/2025

Iskuul waa dhameeyay ee maxaad igula talin lahayd ma inaan guursado mise inaan waxbarashada sii wado ilaa heer jaamacadeed?

Gabadhan aya sidas soqortay maxad kula talin lahayd. Liilove

Eid al adha mubarak. Liilove
05/06/2025

Eid al adha mubarak. Liilove

Alxamdulillah maanta waxa si nabad ah igu soodhamaday imtixankii ugu dambeyay ee jamacadda guul baan rajeynaya insha all...
05/06/2025

Alxamdulillah maanta waxa si nabad ah igu soodhamaday imtixankii ugu dambeyay ee jamacadda guul baan rajeynaya insha allah,

Maanta waa maalinta weyn ee carrafa sido kale waxay iitahay maalin taariikhi ah 5/6/2025.

Post iga ma ahan waa iixusuus! waan idin salaamay saaxiibyaal♥️🙏🫡 Liilove

Manta wa maalinta weyn ee carrafa sido kle manta waxan galaya imtixanki igu dambeyay ee jamacadda iyo malinti igu dambey...
05/06/2025

Manta wa maalinta weyn ee carrafa sido kle manta waxan galaya imtixanki igu dambeyay ee jamacadda iyo malinti igu dambeysay waa iitaariikh I.a Khamiis 5/6/2025. Liilove

Maalinta carafo oo ku beegan khamiista barito ah waa maalin fadli badan aan ka faaideysano I.a Liilove
04/06/2025

Maalinta carafo oo ku beegan khamiista barito ah waa maalin fadli badan aan ka faaideysano I.a Liilove

Address

Hargeisa

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Liilove Photographer posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Share