Mustafe Aadam

Mustafe Aadam Samaynta sheekooyinka, Faafiinta wanaaga & Daryeelka dadka jilicsan

09/05/2026

Buug aanad ka daalin akhriskiisa

06/05/2026

Qaladka ilmuhu galayo canaan ka kulul hadaad ku tidhaahdo quluubtii baad ka dishay ilmihii

29/04/2026

Dayac ku hor yimaadda waxa ugu culus ka maalinta xisaabta aad marin iyo sabab u weydo ee marba naarta sheed kaa tusa.
Hadraawi ahun

26/04/2026

Halagaa soo Ooyo!!!
Qiso cajiiba, ka daawo AQBAL MEDIA

22/04/2026

Tarbiyadu xaggee ka bilaabantaa....

08/04/2026

Ha moogaan habeen dambe oo ay taariikhdu tahay 09/04/2026, bandhig weyn oo lagu qabanayo magaalada Hargeysa, gaar ahaan Haleelo Tower.
​Saacadda: 7:30 PM
​Ticket ku : Waa lacag la'aan (Free)
​Tigidhada waxaad ka heli kartaa xarumaha soo socda:
​Iqra Books
​Machadka Imaamu Nawaawi
​Haleelo Tower
​Kasoo qayb galkaagu waa noo muhiim

05/04/2026

"Curad taaba qaada iyo inaad noqoto ciiltire, u xamilay cidhiidhiga, ma adaa cadhoon kara…” arday yar oo dhiiran.
Maasha Allaah usoo dhaha

Caawa 8da habeenino ka daawo youtube ka AQBAL MEDIA
30/03/2026

Caawa 8da habeenino ka daawo youtube ka AQBAL MEDIA

29/03/2026

"𝗪𝗮𝘅𝗮 𝗷𝗶𝗿𝗮 𝗸𝗶𝗻𝗶𝗶𝗻 𝗮𝗯𝘂 𝗾𝘂𝗻𝗯𝘂𝗹𝗮 𝗹𝗮 𝘆𝗶𝗱𝗵𝗮𝗮𝗵𝗱𝗼 𝗼𝗼 𝗰𝗮𝗮𝗻𝗮𝗵𝗮 𝗹𝗮𝗴𝘂 𝗱𝗮𝗿𝗼 𝘀𝗶 𝗮𝗮𝗻𝗮𝘆 𝘂 𝗱𝗵𝗮𝗹𝗮𝗮𝗹𝗶𝗻..." Sh maxamed ismaaciil
X/M Hoodo maxamed

27/03/2026

Address

Hargeisa
252

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Mustafe Aadam posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Share