Golan Media

Golan  Media Contact information, map and directions, contact form, opening hours, services, ratings, photos, videos and announcements from Golan Media, TV Channel, Hargeisa.

30/06/2025

Mar kale caawa waxa uu dab ka kacay daalo

Hargisa oo si hoose ula dagalamaysa khamriga : Fananka Caanka Ee Cabdikariin Cali Shaah Ayaa Maxkamada Gobolka Maroodi J...
30/06/2025

Hargisa oo si hoose ula dagalamaysa khamriga : Fananka Caanka Ee Cabdikariin Cali Shaah Ayaa Maxkamada Gobolka Maroodi Jeex Ku maanta ku Xukuntay Muddo Laba Sano Ah .

Wasiirka  Warfaaafintu Gacanta 10-Aad Ayuu Ka Ciyaaray Markuu Labadan Masuul Hareeraha Iska Dhigay Wasarada Warfaafinta ...
26/06/2025

Wasiirka Warfaaafintu Gacanta 10-Aad Ayuu Ka Ciyaaray Markuu Labadan Masuul Hareeraha Iska Dhigay

Wasarada Warfaafinta Ayaa Noqotay Wasarada Kaliya Ee Ay Isku Deegaan Kasoo Wada Jeedaan Wasiirkii Wasaradu, Agaasimaha Maalmulka Iyo Lacagta Iyo Agaasimaha Cududa Shaqaalaha!

Ma Jirto Wasarada Kaliya Oo Intaas Oo Xil Ka Hayaan Masuuliyiin Isku Deegaan Ahi Taasi Oo Sababi Karta Masuqmaasuq Iyo In Heshiis Hoose Dhaco

Hadii Shaqaale Mushahar Loo Kordhinayo Iyo Hadii Shaqaale Cusub La Qaadanayo Way Adegtahay In Cidkale Ogaato Madaama Ay Seddexdii Masuul Ee Wasaradu Ee Taladu Ka Go,aysey Ay Isku Hal Deegaanka Kasoo Wadajeedaaan

DEG DEG, 1 Qof ayaa Ku Dhintay 3 Kalena Way Ku Dhaawacmeen Shil Tigeed Oo Ka Dhacay Hada inta U Dhaxaysa Caynaba iyo Wad...
26/06/2025

DEG DEG, 1 Qof ayaa Ku Dhintay 3 Kalena Way Ku Dhaawacmeen Shil Tigeed Oo Ka Dhacay Hada inta U Dhaxaysa Caynaba iyo Wadaama Goo

Dan yar lama siine waxa qayb saday inta Berbera ugu ladan .85 waxa qaatay Xildhibaanada golaha deegaanka Waa guryo laga ...
25/06/2025

Dan yar lama siine waxa qayb saday inta Berbera ugu ladan .

85 waxa qaatay Xildhibaanada golaha deegaanka
Waa guryo laga been abuurtay dadka danyarta ee Berbera ku nool labse si hoose loo siiyaay xildhibaano

23/06/2025

Hambalyo Agaasime Ismaacil Cabdilaahi Cilmi oo si Rasmiya ula wareegay maanta xilkii Madaxwayne ciro u igmaday

23/06/2025

Muuqaalka caawa ee Qadar. Waa gantaalada Iran ay soo kusoo tuurtay saldhiga Mareykanka ee qadar kuyaala.

Xubno ka tirsan hoggaanka xisbiga KULMIYE iyo masuuliyiin kale oo ka tirsan xisbiga oo uu hoggaaminaayey Guddoomiyaha xi...
23/06/2025

Xubno ka tirsan hoggaanka xisbiga KULMIYE iyo masuuliyiin kale oo ka tirsan xisbiga oo uu hoggaaminaayey Guddoomiyaha xisbiga Mujaahid Maxamed Kaahin Axmed, ayaa saaka booqasho ugu tegay Maayarka Ceerigaabo Md. Ismaaciil Xaaji Nuut oo ka soo laabtay safar caafimaad oo uu indhawayd ugu maqnaa dalka dibadiisa.

Masuulyiinta KULMIYE, ayaa ALLE uga baryay Duqa Ceerigaabo Maayar Ismaaciil Nuur Faarax Cigaal inuu u sii siyaadiyo caafimaadka ka muuqda ee uu la soo noqday.

Waxa gudoomiyaha xisbiga KULMIYE iyo masuuliyiinta la socday ay sheegeen in ay aad ugu farxeen caafimaadka uu maayarku RABBI siiyay, maadaama ay garanayaan kaalintii uu dalka ugu jiray,gaar ahaan gobolka iyo degmada Ceerigaabo.

Dhankiisa Maayarka Ceerigaabo, ayaa uga mahadnaqay masuuliyiinta KULMIYE booqashadooda maanta iyo maalintii uu xanuunku helay ee cisbitaalka Hargeysa ku jiray oo aanay ka qoobqaadin.

Booqashada waxa gudoomiyaha ku wehelnaayay kuxigeenada 1aad iyo 4aad Cabdicasiis Maxamed Samaale iyo Maxamuud Xassan Sacad “ Saajin”, Xoghayaha warafaarinta xisbiga Mustafe Cabdi Ciise “ Shiine” iyo wasiir h**e Xassan Gaafaadhi

23/06/2025

Dab ka kacay Guri kuyaala Xaafada Finland ee magalada Berbera wax khasaare nafeed majiraan balse Hantidii iyo Gurigii ayaan basbeelay Hadii aanay soo gaadhi lahayn Dabdamiska kala duwan ee Magaladu dabku wuu fidilaha iyadoo lagu jiro xiliga dabaylaha ayay ku guulaysteen inay xakameeyaan Dabkaas

Gantaalaha Iran ayaa khasaare ka geystay magaalooyinka Xayfa & Talabib, taas oo muujinaysa in ay dhaafeen nidaamyada dif...
23/06/2025

Gantaalaha Iran ayaa khasaare ka geystay magaalooyinka Xayfa & Talabib, taas oo muujinaysa in ay dhaafeen nidaamyada difaaca Hawada ee ISR|L, waxaana hadda soo muuqanaysa in ay IRAN adeegsiga gantaaladaheeda sii kordhinayso awoodooda.

Nidaamyada difaaca ayaa la beegsaday qaarkood oo muuqaaladooda la arkayay, sidaas oo kale siiriga digniinta ayaa ilaa hadda in ka badan 20 daqiiqo socda, taas oo ka dhigan in weerarku weyn yahay
Muuqaalada Telegram-ka

DEG DEG: Wafdigii Iran ayaa hadda kadegay Moscow halkaasoo kulan deg deg ah ay kula yeelan doonaan Ruushka.
22/06/2025

DEG DEG: Wafdigii Iran ayaa hadda kadegay Moscow halkaasoo kulan deg deg ah ay kula yeelan doonaan Ruushka.

Nidaamyada/Raadaarada GPS ee hagida diyaaradaha dulmaraya Gacanka Hormuz ayaa khal-khal kudhacay, diyaaradaha ayaana hal...
22/06/2025

Nidaamyada/Raadaarada GPS ee hagida diyaaradaha dulmaraya Gacanka Hormuz ayaa khal-khal kudhacay, diyaaradaha ayaana halis kujira in ay isku dhacaan, qaarkood ayaa deg deg uga dagay Kuwait markii ay heleen fariimo hagid been abuur ah iyo amaro lasiiyey.

Address

Hargeisa

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Golan Media posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Share

Category