Amiin mumin

Amiin mumin actor help poor people to become a good man , be a good man my name is amiin i live in somaliland

Calafka Sidiisaba Nasiibka Usahanoo Waa Sareedo Caashaqa Haduu Helo Sadkiisa.
23/02/2025

Calafka Sidiisaba Nasiibka Usahanoo Waa Sareedo Caashaqa Haduu Helo Sadkiisa.

Waxaan hambalyo u dirayaa Madaxweyne Cabdiraxmaan Maxamed Cabdullaahi oo shacabka Somaliland ay cod aqlabiyad ah ugu doo...
19/11/2024

Waxaan hambalyo u dirayaa Madaxweyne Cabdiraxmaan Maxamed Cabdullaahi oo shacabka Somaliland ay cod aqlabiyad ah ugu doorteen in uu hoggaamiyo shanta sano ee soo socota, taas oo muujinaysa kalsoonida iyo rajada ay shacabka Somaliland ku qabaan biseylkiisa, hoggaamintiisa, iyo aragtidiisa siyaasadeed.

Waxaan sidoo kale u hambalyeynayaa xisbiyada Waddani, Kaah, iyo Kulmiye oo ku guuleystay tartanka Xisbiyada Somaliland. Waxaan si gaar ah u bogaadinayaa Guddiga Doorashooyinka oo si hufan u maareeyay doorashadan, iyo shacabka Somaliland oo mar kale soo bandhigay qaangaarnimadooda dimoqraadiyadeed, iyagoo si xasilloon, oo xor iyo xalaal ah u doortay hoggaankooda siyaasadeed.

Waxaan rajaynayaa in Madaxweyne Cabdiraxmaan Cirro uu Somaliland ku hoggaamiyo jidka nabadda, horumarka, iyo dimoqraadiyadda, kaalin hoggaamineedna ka qaato adkeynta walaalnimada, midnimada, iyo wadajirka ummadda Soomaaliyeed.
Mar kale hambalyo Madaxweyne Cabdiraxmaan Cirro iyo guud ahaan shacabka Somaliland. Guuleysta.guul somaliland

Alhamdulilaah Nafta Samirka Diidaa Sirta Nolosha May Baran.
07/09/2024

Alhamdulilaah Nafta Samirka Diidaa Sirta Nolosha May Baran.

Waxaynu Joognaa dal Ninkii Laga ilaalin Lahaa ilaali lagu yudhi
03/09/2024

Waxaynu Joognaa dal Ninkii Laga ilaalin Lahaa ilaali lagu yudhi

Alhamdulilaah, Abal Badha, Abaal Bura, Abal Bur iyo Dheerada, Ninba Kiisa , Kaan Ugu Abaal Gudi, Beerka Ka Ogsooni,
26/08/2024

Alhamdulilaah, Abal Badha, Abaal Bura, Abal Bur iyo Dheerada, Ninba Kiisa , Kaan Ugu Abaal Gudi, Beerka Ka Ogsooni,

Good night
19/08/2024

Good night

Alhamdulilaah
10/08/2024

Alhamdulilaah

Good night 🌉
07/08/2024

Good night 🌉

Alhamdulilaah to be Muslim ♥️
01/08/2024

Alhamdulilaah to be Muslim ♥️

"To bring about change, you must not be afraid to take the first step. We will fail when we fail to try."
17/07/2024

"To bring about change, you must not be afraid to take the first step. We will fail when we fail to try."

Either You Run The Day or the Day Runs You
06/07/2024

Either You Run The Day or the Day Runs You

Address

Hargeysa Somalia Gar Ahaan Calaamada
Hargeisa
35097

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Amiin mumin posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Contact The Business

Send a message to Amiin mumin:

Share