Political Forum

Political Forum Contact information, map and directions, contact form, opening hours, services, ratings, photos, videos and announcements from Political Forum, Digital creator, Hargeisa.

Madasha Siyaasaddu waxay Hambalyo iyo Bogaadin u dirayaysaa Dr-Nimcaan Hasan Cawaale Oo kamida Saarakiisha Political For...
02/11/2023

Madasha Siyaasaddu waxay Hambalyo iyo Bogaadin u dirayaysaa Dr-Nimcaan Hasan Cawaale Oo kamida Saarakiisha Political Forum Oo maanta Loo Magacaabay Xoghaya Garabka Dhalinyarada Heer Qaran Ee Ururka Siyaasadedka Kaah.

Hambalyo Hambalyo .

Doorashooyinka Asxaabta Qaranka iyo Madaxtooyada  labadan qaab ayaa suurto gel ah in mid kamida lagu saleeyo.□ in 13 ka ...
11/09/2023

Doorashooyinka Asxaabta Qaranka iyo Madaxtooyada labadan qaab ayaa suurto gel ah in mid kamida lagu saleeyo.

□ in 13 ka Urur Ee ka kooban Sedexdii Xisbiye H**e iyo Ururada Cusub ay ku tartamaan Doorashada Madaxtooyada, Sedexda Urur Ee ugu codka bataa Noqdaan Sedex Xisbi Qarank, Ururka ugu sareeya dhanka cododkana uu Noqdo midka Yeesha Madaxwaynaha iyo Madaxwayne Ku xigeenka.

□ in Sedexdii Xisbiye H**e Ku tartamaan Doorashada Madaxtooyada, Ururada Cusubina ku tartamaan Doorashada Asxaabta Qaranka Taaso isku sidkan,

Madasha Siyaasaddu sidan kor ku xusan ayey u aragtaa, Balse is waafajinta waxaa gacanta ku haya Gudidii loo xilsaaray Oo ku gudo jirta Kulamadii ay layeelanayeen Daneyayaasha Doorashoyinka.

Qodobkee ayaad is leedahay Halagu saleeyo Doorashoyinka ?

Waa noo muhiim fikirkaagu.
Political Forum .

Address

Hargeisa

Telephone

+447710173736

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Political Forum posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Share