Abdirahman Cirroole

Abdirahman Cirroole Journalism & Mass Communication, Author, Film making, Screenwriter, Computer Science, Digital Creator, Logo Design & Brand Identity.

Half h**e xasuuq ayaa ka socda meesha Real Madrid 1:4 Barcelona.
12/01/2025

Half h**e xasuuq ayaa ka socda meesha Real Madrid 1:4 Barcelona.

Raphinha Gool 3:1 Real Madrid
12/01/2025

Raphinha Gool 3:1 Real Madrid

Lewe Gool Barcelona rikoodhe ayay dhalliyeen 2: 1 Real Madrid
12/01/2025

Lewe Gool Barcelona rikoodhe ayay dhalliyeen 2: 1 Real Madrid

LAMINE GOOOAL! 1-1 BARCELONA ciyaar xamaasadeeda leh
12/01/2025

LAMINE GOOOAL! 1-1 BARCELONA ciyaar xamaasadeeda leh

MBAPPÉ waa ugu shubay kooxdii Barcelona hadda waa 1:0.
12/01/2025

MBAPPÉ waa ugu shubay kooxdii Barcelona hadda waa 1:0.

12/01/2025

Dad laga iibiyay Biyo aan ahayn Biyaha ZamZam-ka oo malaayiin lacaga laga sameeyay.

2013-kii xili ciyaareedka maxaa dhacay? Sir Alex Ferguson oo macasalaameeyay Naadiga Man united 13 premier league oo uu ...
11/01/2025

2013-kii xili ciyaareedka maxaa dhacay? Sir Alex Ferguson oo macasalaameeyay Naadiga Man united 13 premier league oo uu qaaday Man united, Luka Modric oo isna xili ciyaareedka noqday saxeexi ugu xumaa horyaalka Laliga-ha ee dalka Spain.

Hary Kane oo amaah ugu biiray kooxda Norwich City, Mario Balotelli oo ku biiraya Naadiga Ac Milan ka dib markii ay isku dhaceen tobabarihii waagaa Man city Mancini iyo qaar kale oo baddan.

Adigu maxaad ku xasuusataa sannadkaa iyo xili ciyaareedkii Qaaradaha adduunka iyo Kan Soomaalida?

11/01/2025

Xogihii u dambeeyay magaaladii Aflaamta ee shufbeeshay.

06/01/2025

8 jir kayn Libaaxyo ka buuxaan u galay maxaa dhacay 5cisho oo ku jiray?

31/12/2024

Wax ka ogow Qabiilka Qaawinadda ku dhammeeya Xayawaanka Daanyeer.

Dhacdooyinkii lama illaawan ka ahaa ee dhacay 2024.1:  heshiiskii 1 January Addis ababa ku dhex maray Somaliland iyo Ito...
31/12/2024

Dhacdooyinkii lama illaawan ka ahaa ee dhacay 2024.

1: heshiiskii 1 January Addis ababa ku dhex maray Somaliland iyo Itoobiya.
2: Siciid Cabdullaahi Deni ayaa markii labaad ku guulaystay doorashada Putland.

3: Xeebta Foolka Maroodiga ama Ivory 3Coast waxay markii saddexaad ku guulaystay Koobka Qaramada Qaaradda Afrika oo lagu qabtay isla magaalada dalkaas ku taalla ee Abidjan.

4: Geerida madaxweynihii Iran iyo Wasiirkiisi Arrimaha Dibadda Xuseen Cabdillahyaan oo ku geeriyooday shil diyaaradeed ka dib markii ay ka soo laabteen Waddanka la jaarka ee Azerbaijan.

5: Dilka hoggaamiyihii garabka siyaasadda ee kooxda Xamaas oo gantaal lagula eegtay magaalada Dahraan ee caasimadda Iiraan.

6: Dilka hoggaamiyihii ama Xoghayihii guud ee ururka Xisbullaah Xasan Nasrullaah.

7; Kooxda Waddanka Spain ka dhisan ee Real Madrid waxay markii 15aad ku guulaystay Koobka Horyaalka kooxaha Qaaradda Yurub.

8: Isla Spain waxay sannadkan qaadday Koobkii Qaaramada Qaaradda Yurub ee lagu qabtay Spain. Waxay Ingiriiska uga dhaartay in uu markii ugu horraysay hanto Koobka Qaramada Qaaradda gabowday.

9: Waxa xilka laga tuuray duqdii dalka Bangladesh muddada dheer ka talinaysay ee Sheekh Xasiina ka dib kacdoon ka dhashay sed bursi loo sameeyey bulshada xukunka haysa.

10: Xisbullaah iyo Israa'iil ayaa galay dagaal fool ka foola ka dib 18 sano oo aanay gelin toosa.

12: Xisbiga dalka Koonfur Afrika ka taliya ee ANC ayaa markii koowaad 30 sano ka dib waayey codadkii aqlabiyadda ahaa. Isaga oo ku sigtay in kursiga laga riixdo.

13: Joe Biden madaxweynihii 46aad ee Maraykanka ayaa tartanka ka hadhay ka dib markii lagaga adkaaday dooddi uu la galay Donald Trump. Isla sannadkan Trump wuxuu ka badbaaday isku dayo dil oo la doonayey in qudha lagu dhaafiyo.

14: Kamala Harris ayaa noqotay Musharraxa madaxweyne ee Xisbiga Dimuqraadiga ka dib markii uu banneeyey Joe Biden waxayna noqotay gabadhii labaad ee xilkan u tartanta.

15: Donald Trump ayaa ku guulaystay doorashadii dhacday 5 bishii h**e taas oo noqotay mucjiso dunida af kala qaad ku riday.

16: Muddahaaraddo rabshado wato ayaa gilgilay dalka Kenya ka dib markii dadku diideen in ay bixiyaan cashuuro dheeraada oo lagu soo rogay taas oo sababtay in uu Ruto wada daadiyo Golihiisii Wasiirrada.

17: Madaxweyne ku xigeenkii Kenya Rigathi Gachagua ayaa xilka laga qaaday ka dib markii ay isku dheceen William Ruto.

18; Xisbiga Conservative dalka Ingiriiska ayaa lumiyey xukunkii dalka Ingiriiska waxana doorasho dhul gariir lagu tilmaamay ku guulaystay Labour-ka.

19; Bishaar Al-Asad ayaa xukunka xoog lagaga tuuray waxana halkaas ku soo dhammaaday dhawr iyo konton sano oo ay Calawiyiintu xukumayeen bulshada ka tirada badan ee reer Suuriya.

20: Fadeexaddii ugu xoognayd ayaa soo wajhaday shirkadda diyaaradaha soo saarta ee Boeing waxana sannadkan cirka isku shareeray shilalka, ruxanka iyo cilladaha ku yimi diyaaradaha.

22: Xisbigii 58 ka sano soo maamuulayey dalka Botswana ee BDP ayaa waayey talada dalkaas maaddama oo uu si daran ugu jabay doorashadii dhacday 1dii bishii h**e.

23: Kooxda Xuutiga Yaman ayaa sii kordhiyey weeraradii ay ku hayeen gacanka Babuul Mandab gaar ahaanna Maraakiibta halkaas gooshaysa.

24: Faransiiska ayaa lumiyey dalalka Jaad iyo Senegal waxana lagu khasbay in uu la baxo ciiddmadiisii halkaas ka joogay.

25: Xisbiga Kulmiye ayaa si daran ugu jabay doorashadii dhacday 13 kii November.

Sidoo kale Xisbigii Ucid ayaa saxaadda ka baxay ka dib 22 sano uu jiray. Waxana booskiisi galay Xisbiga socod baradka ah ee Kaah.

Jaamac Shube
Jaamac Shube

29/12/2024

Dalkan lagama isticmaalo Internet-ka+iyo waxayaabo kale oo kaa yaabiya.

Adiguna dharaaraad ka qoslaysay dhooshee Man City-yeeyFull-time: Manchester United 2:1 Manchester City.Kooxda United wax...
15/12/2024

Adiguna dharaaraad ka qoslaysay dhooshee Man City-yeey

Full-time: Manchester United 2:1 Manchester City.

Kooxda United waxay caawa ka faa’iday hoos u dhaca ku yimi Naadiga City oo 11 ciyaar ee ay ciyaartay waxa laga badiyay 8 kullan, waxay ku jirtaa wakhti xun xili ciyaareedkan.

Kooxda United iyadda laftarkeeda waxba ka si ahaa in kastoo maclin cusubi la wareegay haddana caawa guul ayuu ka keenay kullanka weyn.

Ugu dambayntii Manchester City ayaa kala h**eynta Horyaalka Preimer league ingiiriska gashay kaalinta 5-aad. Haddaba suurto gal ma tahay in kooxda uu macasalaameeyo pep?

12/12/2024

muuqaalkiiu dmabeeyay Biixi iyo Cirro

11/12/2024

Maxaad ka ogtahay taariikhaha u qormay Madaxweynaha la doortay Cabdiraxmaan Cirro.

Mbappé waa u dhalliyay koxdiisa Real wuuna dhaawacmay waxaanna lagu soo bedalay Rodrygo Real Madrid cuqubo dhaawacyo aya...
10/12/2024

Mbappé waa u dhalliyay koxdiisa Real wuuna dhaawacmay waxaanna lagu soo bedalay Rodrygo Real Madrid cuqubo dhaawacyo ayaa haysta, midbaa soo kacaya midkale ayaaba dhaawacmaya.

full time Liverpool 1:0 GironaLix ciyaarood oo ay ciyaareen Naadiga Liverpool koobka UEFA Champions League dhammaantood ...
10/12/2024

full time Liverpool 1:0 Girona

Lix ciyaarood oo ay ciyaareen Naadiga Liverpool koobka UEFA Champions League dhammaantood waa ay wada badiyeen, siddaana waxay ugu baxeen wareega xiga ogowna kullamada hadhay haddii laga badiyo waa kuwii baxay uun.

Mumahed Salah oo caawa goolka madiga ah u dhaliyay kooxdiisa siddaasi wuxu ku yeellanaya 50 gool waayihiisa kooxbka dhagaweynaha ah.

09/12/2024

Mucaaridkii oo loo helay Doon ay waddanka kaga baxsaddaan.

Address

Hagreysa
Hargeisa

Telephone

+252636793067

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Abdirahman Cirroole posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Share