Kaalie business small organization

Kaalie business small organization Kusoodhawaw Kaaliye ganacsiga Yar Yar buu KAACAAWINDOONA WAXAAD kahelidoontaa khibrad ganacsiga AH oo Aad ku horumariso ganacsigaaga HÁBKA OLLINE. KADAAWO SPOR

KAALIE BUSINESS SMALL WAA KADHISAN SOMALILAND ISLAMARKAANA ISUTAAGAY BULSHADA SOMALILAND IN UU U ADEEGO ANAGOO KUSHAQAYNAYNA. KASHAQAYNAYNA HURRUMARINTA. BULSHADA SOMALILAND ANAGA OO CAAWINAYNA KHIBRADO GANACSI OO AYKUSHAQAYSTAAN IIBINTA ALAABOOYINKA GAADHSIINTA WACYIGALINTA XANUUNKA AAFADA KUNOQDAY ADUUNKA OO DHAN HADABA ADOO JOOGA GURIGAAGA DALBO SHAY LADRA OO AAD UBAAHANTAY. KUXAYEY SIISO GANACSIGAAGA. DAL & DABADBA. KADAAWO WARARKA KUSALAYSAN XAQIIQDA.

17/06/2025

; Masuuliyiinta Madaxweyne Cabdiraxmaan Cirro xilalka u magacaabay iyo sida BEELAHA & QABIILADA Somaliland u kala heleen.

1: Saleban Maygaag Obsiiye Cali Agaasimaha Guud ee Hay’adda Hawlgabka iyo Xaqsiinta Shaqaalaha Dawladda. - Hayb ahaan waa Habar-awal Sacad Muuse.

Cusbitaalka Guud.

2: Dr. Ahmedweli Dahir Xaddi Agaasimaha Guud ee Cisbitaalka Hargeisa. - Hayb ahaan waa Beesha Toljecle.

3: Dr. Abdirahmaan Abdisamad Ibrahim Cayngal
Ku-xigeenka Agaasimaha Guud ee Cusbitaalka Hargeisa. - Hayb ahaan waa Beesha Arab,, Hashim

Garyaqaanada.

4: Garyaqaan Cali Baashe Maxamed Faarax
Garyaqaanka Guud ee Xukuumadda. - Hayb ahaan waa Dhulbahante, Bahararsame.

5: Garyaqaan Mubaarig Maxamuud Cabdi Falaag Ku xigeenka Garyaqaanka Guud ee Xukuumadda - Hayb ahaan waa Garxajis, Habaryoonis

* Komishanka Doorashooyinka

6: Dr. Zakariye Cabdi Bade Diiriye Agaasimaha Guud ee komishanka Doorashooyinka Qaranka - Hayb ahaan waa Gadabuursi, Habar-cafaan.

* La taliye-yaal.

7: K**aal Axmed Cali Marjaan
La taliyaha Istaraajiyadda Isgaadhsiinta iyo Xidhiidhka Dadweynaha ee Madaxweynaha - Hayb ahaan waa Carab.

8: Dr. Abdisamad Omar Maal Mid ka mida La taliyayaasha sharciga ee Madaxweynaha JSL - Hayb ahaan waa Habar-awal, Sacad Muuse

* Waddooyinka

9: Khadar Cali Caarshe Maareeye kuxigeenka Hay’adda Horumarinta Wadooyinka - Hayb ahaan waa Habarjeclo - Muuse Abokor.

* Heer Gobol.

10: Cabdibaasid Maxamed Gaani Guddoomiye ku xigeenka Gobolka Buuhoodle - Hayb ahaan waa Habarjeclo, Maxamed Abokor.

* Hay'adda Caymiska.

11: Ahmed Xirsi Ducaale Xasan Guddoomiyaha Hay’adda Caymiska, Hayb ahaan waa Habarjeclo, Biciide.

12: Cabdirashiid Saleebaan Axmed Gudoomiye Kuxigeenka Hay’adda Caymiska Hayb ahaan waa Garxajis, Habaryoonis.

13: Cabdisalaan Maxamed Maxamuud Busi Agaasimaha Guud ee Hay’adda Caymiska Qaranka. Hayb ahaan waa Habar-awal Sacad Muuse.

* Guddiga Dhawrista Tayada.

14: Maxamed kayse Axmed Muxumed Guddoomiyaha Guddida Dhawrista Tayada - Hayb ahaan waa Garxajis, Ciidagale.

15: Dr. Maxamuud Jaamac Cali Guddoomiye Kuxigeenka Guddida Dhawrista Tayada Hayb ahaan waa Habarjeclo, Sanbuur.

16: Axmed Cali Ismaaciil Agaasimaha Guud ee Guddida Dhawrista Tayada, Hayb ahaan waa Arab, Afyare

* Tacliinta sare.

17: Prof. Xasan Cumar Halas Khayrdoon Guddoomiyaha Guddida Tacliinta Sare Hayb ahaan Waa Gadabuursi, Habar-cafaan

18: Saleebaan Aadan Maxamed Guddoomiye kuxigeenka Guddida Tacliinta Sare -- "Haddii aad taqaan soo sheeg, lama garanayee."

* Madbacada Qaranka.

19: Cabdiraxmaan Ibraahim Aadan Abees
Maareeyaha Wakaaladda Madbacadda Qaranka - Hayb ahaan waa Habar awal , Sacad Muuse.

20: Cabdixakiim Muuse Cali Maareeye kuxigeenka Wakaaladda Madbacadda Qaranka - Hayb ahaan waa Garxajis, Habaryoonis.

* Guddiga Qandaraasyada.

21: Cabdoo Axmed Aayir Guddoomiyaha Guddida Qandaraasyada. Hayb ahaan waa Habarjeclo, Maxamed Abokor.

22: Ibraahim Ducaale Cawke Xasan Guddoomiye kuxigeenka Guddida Qandaraasyada - Hayb ahaan waa Harti, Warsangeli

* Guddiga Mihnadlayaasha.

23: Dr. Cabdi Dahir Cilmi Bulaale Guddoomiyaha Guddida Mihnadlayaasha - Hayb ahaan Habar-awal, Sacad Muuse.

24: Dr. Cabdiraxmaan Xasan Ismaaciil Gamaamiye Guddoomiye kuxigeenka Guddida Mihnadlayaasha - Hayb ahaan waa Garxajis, Isaxaaq.

* Komishanka Aydhiska.

25: Dr. Maxamuud Cabdi Muxumed
Agaasimaha Guud ee Komishanka Xakamaynta Aidska - Hayb ahaan waa Garxajis, Ciidagale.

26: Xamdi Daahir Afqarshe Agaasimaha Maamulka iyo Lacagta ee Komishanka Xakamaynta Aidska - Hayb ahaan waa Dhulbahante, Ugaadhyahan.

* Hay'adda Aafooyinka.

27: Cabdiraxmaan Maxamed Ismaaciil Dixood
Guddoomiyaha Hay’adda u diyaargarowga Aafooyinka iyo Kaydka Raashinka. Hayb ahaan Waa beesha Arab.

28: Cabdiraxmaan Maxamuud Xandule
Guddoomiye kuxigeenka Hay’adda u diyaargarowga Aafooyinka iyo Kaydka Raashinka - Hayb ahaan waa Garxajis - Isaxaaq.

* Sanduuqa Horumarinta Dhalinyarada

29: Cabdiqaadir Ismaaciil Axmed Jaylaani
Agaasimaha Sanduuqa Dhalinyarada - Hayb ahaan waa Garxajis, Habaryoonis.

* Xisaabiyaha Guud

30: Xasan Muuse Khaliif Geele Xisaabiyaha Guud ee JSL - Hayb ahaan waa Samaroon, Reer Nuur.

* Dekeddaha

31: Cali Diiriye Axmed Maalin-tacab Maareeyaha Guud ee Hay’adda Dekadaha - Hayb ahaan Waa Habar-awal, Ciise Muuse.

32: Abokor Xaaji Cawil Cumar Cabdile
Maareey kuxigeenka Guud ee Hay’adda Dakadaha. Hayb ahaan waa Habarjeclo, Maxamed Abokor.

* Safiiro.

33: Cabdilaahi Maxamed Daahir Cukuse Wakiilka JSL u fadhiya Jabuuti - Hayb ahaan waa Garxajis, Ciidagale.

34: Dr. Mohamed Cabdilaahi Cumar Wakiilka JSL u fadhiya Kenya, Hayb ahaan waa Habarjeclo-awal, Sacad Muuse.

35: Siciid Xasan Biixi Wakiilka JSL u fadhiya UK - Hayb ahaan waa Habarjeclo, Maxamed Abokor.

* Hanti-dhawraha Guud

36: Muuse Yuusuf Idigaa Hanti dhawraha guud ee Somaliland. - Hayb ahaan waa Habarjeclo, Yeesif.

FG. K**a dhigna Qabyaalad ee waxay ka turjumaysaa inaad si fudud u fahamto metelaada beeshaadu ka heshay masuuliyiintan cusub ee Madaxweyne Cirro magacaabay.

Xusuusin xilalka Madaxweyne Cirro magacaabay waa 69 xil waxaan soo xulay keliya masuuliyiintii gaadhwadeenka u ahayd hay'addahaas waxaase jira xubno lala magacaabay masuuliyiinta oo xilkoodu keliya yahay xubinimo.

W/Q: Mohamed Yusuf Bakayle

Lasii wadaag saaxiibadaa.

16/06/2025
11/06/2025
Sadexdan  nin  hadii  ay dhacdo doorashada dambe   inay isasoo sharaxaan  keed u codayn lahayd  hoos ku codee
08/06/2025

Sadexdan nin hadii ay dhacdo doorashada dambe inay isasoo sharaxaan keed u codayn lahayd hoos ku codee

La jirka Galool Tv – Waxaan ku jiraa guulo isdaba joog ah! Waxaan taageere sare  ahaa 5 bilood oo isku xiga. 🎉
02/06/2025

La jirka Galool Tv – Waxaan ku jiraa guulo isdaba joog ah! Waxaan taageere sare ahaa 5 bilood oo isku xiga. 🎉

31/05/2025

Guul iyo gobanimo

La jirka Liban Hussein – Waxaan hadda soo galay liiska la falgalkooda toddobaadlaha ah aniga oo noqday mid ka mid ah la ...
27/05/2025

La jirka Liban Hussein – Waxaan hadda soo galay liiska la falgalkooda toddobaadlaha ah aniga oo noqday mid ka mid ah la falgalayaashooda ugu sarreeya! 🎉

27/05/2025

Saylada xoolaha ee burco oo xoolihii ugu ba

Address

New Hargaysa Street 1
Hargeisa
HTTPS://FB.WATCH/N1S0A60OJ-/?MIBEXTID=9R9PXO

Telephone

+252634131794

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Kaalie business small organization posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Contact The Business

Send a message to Kaalie business small organization:

Share