Barwaani Media

Barwaani Media Halkan waxaad ka helaysa wararki aduunka ciyaaraha. Barnaamijyada madadaalada. Barnamijyada diini ah

15/10/2025

Markale iyo abwaanki sugaanta tolmona iyo gabay cusub

11/10/2025

Magaalada odweine ee gobolka daadmadheedh aya waxa galabta ka da.ay roobab xoog leh oo masheeyey magaalada odweine

09/10/2025
01/10/2025

Dadweynaha reer jigjiga aya saaka si mutadawacnimo leh u nadifiyey wadooyinka

Mid ka mid ah ciidanka ilaalada nabadgaliyada somaliland oo saaka arooryadi h**e la arkay isago hagaajinaya wadada
01/10/2025

Mid ka mid ah ciidanka ilaalada nabadgaliyada somaliland oo saaka arooryadi h**e la arkay isago hagaajinaya wadada

30/09/2025

Gogosha ceerigaabo ay dhigtay xukumadu waa talo wacan oo wmagsan

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland Md. Cabdiraxmaan Maxamed Cabdillaahi (Cirro), waxa uu shirka Maalgashiga Afrika ee...
30/09/2025

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland Md. Cabdiraxmaan Maxamed Cabdillaahi (Cirro), waxa uu shirka Maalgashiga Afrika ee Imaaraadka Carabta ka sheegay in dalka Somaliland uu xor noqday xili aaany dalal badan oo dunida ahi madaxbannaanayn, isagoo kalsooni badan ka muujiyey in Somaliland ay dhawaan aqoonsi buuxa heli doonto.

“Waxa aan doonayaa in aan idin xasuusiyo dhammaantiinba in dalka Jamhuuriyadda Somaliland uu waddan madaxbannaan noqday 26 June 1960, maalintaasi ay Somaliland madaxbannaanaatay Muqdisho may madaxbannaanayn, Jabuuti may ahayn dal madaxbannaan, Kenya may madaxbannaanayn, xiitaa Imaaraadka Carabtu muu ahayn dal madaxbannaan, Eratariya may madaxbannaanayn, Uganda may ahayn dal madaxbannaan xiligaas, balse si mutadawacnimo ah ayaanu Soomaaliya ugu biirnay isla sannadkaas, haddana sababo badan oo jira awgood waxa aanu go’aansanay in aannu madaxbannaanidaasi dib ula soo noqono 18 May 1991, waxaanan ilaa sannadkaasi 1991 aannu dunida ka dalbanayey aqoonsi, waxaanan xiligan aad ugu rajo-weynahay in kiiskayaga la tixgeliyo oo ay Somaliland aqoonsi ka hesho dunida.

Waxa na dhiirigeliyey ololaha aadka u sareeya ee ka socda gudaha Maraykanka ee lagaga hadlayo aqoonsiga Somaliland, waxa kaloo na dhiirigeliyey ololaha aqoonsiga la xidhiidha ee ay wadaan xildhibaanada ka tirsan Baarlamanka Ingiriiska, waxa kaloo na dhiirigeliyey dadkii aannu kulanay markii aan safarka ku tegay Kenya, Jabuuti iyo dalalka kale ee aan booqday. Waxa kaloo aan ugu rajo-weynahay in dhawaan, weliba si dhakhso ah uu dalka Somaliland xubin uga noqon doono golayaasha Caalamka, lagana aqoonsan doono,” ayuu yidhi Madaxweynaha Somaliland oo ka hadlay shirka Maalgashiga Afrika ee ka socda Imaaraadka Carabta.

Wasiirka Gobolda barri
26/09/2025

Wasiirka
Gobolda barri

Waftigii madaxweynaha. Jsl usoo dirray  shirka nabadda Ceerigaabo. uu  ka mid ahaa Wasiir Ku xiggeenka wasaarada Maalgas...
26/09/2025

Waftigii madaxweynaha. Jsl usoo dirray shirka nabadda Ceerigaabo. uu ka mid ahaa Wasiir Ku xiggeenka wasaarada Maalgashiga Iyo Warshadaha Eng Mohamed Elmi Huunno ayaa maanta oo jimce ah salaada Jimce la tukaday shacabka magaaladda, isla markaana kala shaaheeyey mid ka mid ah makhaayadaha magaaladda ugu caansan.

Gudidda ayaa farriin muhiima oo la xidhiidha arrimaha nabadda iyo isku soo dhaweynta shacabka u jeediyey dadka deegaanka. Siddo kale waxay xuseen. Inay maanta farxad weyn u tahay bulshada Ceerigaabo in laga wada shaqeeyo nabadda.

Wasiirka Gobolada barri
26/09/2025

Wasiirka Gobolada barri

15/09/2025

Baabulahi oo soo afjaray ninki siyaasi bogi dhameyeyna hawshisi

Address

Sha. Ab Earia
Hargeisa
002522

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Barwaani Media posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Contact The Business

Send a message to Barwaani Media:

Share