Runway media

Runway media halkaan adiga ayaa leh quruxso follow nagu sharaf mahadsanid Runway media. (لا تقنطوا من رحمة اللله.

17/05/2026

Caawa waxaa bilaabanaya bisha Dhul hijj ❤️

16/05/2026

Qaramada Midoobey oo ku dhawaaqday in Soomaaliya gashay marxalad kala-guur ah.

14/05/2026

Madaxweynaha kenya Ruto oo walaac ka muujiyay xaalada Soomaaliya, muddo xileedka DFS, kana hadlay hal arrin oo ay ku guuldareysteen Dalalka Itoobiya, Jabuuti iyo Kenya.

13/05/2026

"Qof kasta oo Koonfur Galbeed dumiyay inuu ku nasto waa habeenii xalay tagay, Maamo 80 jir ah iyo Oday 90 jir ah, wixii ay garteen ma garan weynaayo, meel kas haka dhacdo waa in heshiis lagu yahay marka h**e"
Aragtida shacabka Doorashada Koonfur Galbeed

13/05/2026

"Xalane iyo nin shisheeye inuu na heshiisiiyo Dan nooma-noqoto,
madaxdeena dhiiqo ayay lugaha kula jiraan "ARAGTIDA SHACABKA IYO SHIRKA KA SOCDA XERADA XALANE .

12/05/2026

Masar oo ka walaacsan xaalada Muwaadiniin Masaari ah oo ay afduubteen Koox Burcad Badeed Soomaali ah .

26/04/2026

Hoggaanka Mucaaradka oo guriga Sheekh Shariif kula kulmaya dadkii laga barakiciyay guryahooda.

Ma taqaanaa sababta aan u akhrino ATAXYAADKA  salaad kasta?Attahiyyaat waa duco aad u muhiim ah oo aan ku celcelino sala...
12/04/2026

Ma taqaanaa sababta aan u akhrino ATAXYAADKA salaad kasta?

Attahiyyaat waa duco aad u muhiim ah oo aan ku celcelino salaadaha maalin kasta.

Ma Ogtahay asalka dhacdadan, oo runtii qalbigaagana jilcin doonta .

Attahiyyaat dhab ahaantii waa qayb ka mid ah wada sheekaysi dhex maray Rabbigeenna Allah (SWT) iyo Nabi Muxammad (SCW) xilligii safarkiisii Al-Israa Wal-Mi’raaj.

Markuu Nabi Muxammad (SCW) la kulmay Allah (SWT), ma oran "Assalamu Calaykum" — maxaa qof ku odhanaya marka uu la kulmo Allah?
Ma u rajayn karno nabad, sababtoo ah dhamaan ilaha nabaddu waxay ka yimaadaan isaga.

Sidaas darteed Nabi Muxammad (SCW) wuxuu yidhi:

"Attahiyyaatu Lillahi Was-Salawaatu Wat-Tayyibaatu"
(Dhamaan salaanta sharafka leh, ducada iyo cibaadada oo dhan waxay u sugnaatay Allah).

Allah (SWT) ayaa ku jawaabay:

"Assalaamu Calayka Ayyuhan-Nabiyyu Wa Rahmatullahi Wa Barakaatuh"
(Nabad ha kugu ahaato, Nabiyow, iyo naxariista iyo barakooyinka Allah).

Nabi Muxammad (SCW) ayaa ku jawaabay:

"Assalaamu Calayna Wa Calaa Cibaadillahi As-Saalixiin"
(Nabad ha nagu ahaato, iyo addoomada suuban ee Allah).

Ogow:
Nabigu (SCW) wuxuu jawaabtiisa ku daray “annaga” — (iyo addoomada suuban ee Allah).

Markii ay malaa’igtii maqleen wada sheekaysigan dhex maray Allah iyo Rasuulkiisa (SCW), waxay yidhaahdeen:

"Ash-hadu An Laa Ilaaha Illallahu Wa Ash-hadu Anna Muhammadan Abduhu Wa Rasuuluh"
(Waxaan qirayaa in aanu jirin Ilaah xaq lagu caabudo oo aan ka ahayn Allah, waxaanan qirayaa in Muxammad uu yahay addoonkiisa iyo rasuulkiisa).

Subxaanallah!
Hadda waxaan ognahay asalka wada hadalkan iyo muhiimadiisa salaadeena maalinlaha ah, iyo sida salaadda noogu soo faral yeelatay.

سبحان الله

La sii wadaag saxibadaa

W.Q Hamse M Elmi

31/03/2026

Waa Siyaad Barre oo booqonaya Imaaraatka Carabta oo si wayn loogu soo dhawaynayo.
Muuqaalka waxa uu muujinayaa Jaalle Siyaad oo sigaar ku dhinac buufinaya hoggaamiyaha Imaaraatka Zayed Bin Nahyan oo ah aabbaha hoggaamiyaha hadda ee Imaaraatka Mohamed Bin Zayed.

Somaliya xilligaas waxay ahayd quwadda Afrika, waxayna ahayd dowlad adduunka si wayn looga qaddariyo.

●Isha muuqaalka Abdisalam

Nabi muxamed scw ayaa lagu yiri: إنك ميت وإنهم ميتون“Adigu waad dhimanysa iyaguna wey dhimanayaan”• Meeshaas uma baahna ...
13/03/2026

Nabi muxamed scw ayaa lagu yiri:

إنك ميت وإنهم ميتون
“Adigu waad dhimanysa iyaguna wey dhimanayaan”

• Meeshaas uma baahna maal iyo wax lamida waxaad la galeysaa uun camalkaaga ha xumaado ama ha wanagsanado

Intan lagu xisaabin is xisaabi

12/03/2026

Noqo qof cafis badan janno ayaad ku heleysaa.

゚viralシfypシ゚viralシalシ ゚viralシalシ

Address

Hargeisa

Telephone

+252618372385

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Runway media posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Contact The Business

Send a message to Runway media:

Share

Category