Mohamed wehel tv

Mohamed wehel tv reer miyi gabya

Waxa laga soo eryay schoolkii Markii ay weyday lacagti feega, waa ardayad yar oo la nool Xaafado aan eheladkeeda ahayn.W...
24/08/2025

Waxa laga soo eryay schoolkii Markii ay weyday lacagti feega, waa ardayad yar oo la nool Xaafado aan eheladkeeda ahayn.

Waa ardayad yar oo dedaal badan waxay dhigataa sadex meelood, School, Malcaamad, iyo Computer, sanadkan waxay ka baxaysaa dugsiga hoose ee 8aad.

Waxay la noolayd hooyadeed oo usoo shaqayn jirtay balse markii danbe hooyadeed waxa ku timi xaalad caafimaad hooyadeedna waxay kaga tagtay xaafad si ay usii wadato schoolkeeda. Waa bilis yar oo ay ku adkaatay inay la noolaato Xaafado aan ehelkeeda ahayn Waxay igu tidhi waxaan jeclaan laha inaan hooyaday meel kula noolaado balse xaafadihii aan ku noolayn waa nalaga raray oo wax boos ah nalama siin.
Intaa waxa usii dheer duruuf iyo gaajo inantaa yar.

Qof kasta oo qoraalkaygani gaadho Waxaan ka codsanayaa in uu nagala qayb qaato Inanta yar ee mustaqbalka leh sidii aan iyada iyo hooyadeed meel u wada dejin lahayn, waxbarashadeedana uga qayb qaadan lahayn.

Halkan Kala qayb qaata wixii tabaarucad ah.
+25263-8888481 /65-8888481
Hibo Iyo Haween.

Hibo Nuura Mohamed Dirir

22/08/2025

Gabadhan ayaa hal Xiraale u dirtay Dadka reer Tik Tok, Waxa ay sheegeyso hal eray oo yaab leh ayaa ku Jira qof Gartayna Ma leh, Reer Fb Muuqaalka Qeybta comment ayaan soo dhigay Daawo hadii aad Fahantahayna Macnaha Eraygaas Noo sheeg aan wax kala Faa'iidno.

Muuqaalka Hoos ka Daawo.

21/08/2025
30/06/2024

13.4K likes, 211 comments. “faafi qeyrga siaad uhishid ajir”

30/06/2024

Sharlaawaan ahoo

Sheekhbaan ahoo

Sheekh isaaq dhaman

Waan shaafiya

kii sheegan jiray

Is sharareeri jaray

Baa soo shaxooo

soo shuuxayoo

Shirka keenay gabay

aan shaaximneyn

oo Kala Khaqala

Sheekana ahayn

Hayeshee Shidiyo

Sharba Uma qabno

Shuxshux weeya.iyo

Waxan cidi shirabin

Oonlagaba Shirin

Isagaa shabyidhi

Dabin loo shaqloo

Sheekaa utaal

Aad looga shaxay

,

08/10/2023

Allaahu Akbar :Good news

Sahra waxaa muddo 2 saac ah u aruurtay $5,000, waxaa noo dhiman $10,000. Ilaahay ha idinka ejer siiyo gurmadka aan hagrashada lahayn.

Aan caawa qorno taariikh, gabadhaas aan u dhamaystirno gurmadka, yaan loo kala harin.

Salaam account: *799*37035209*lacagta #
EVC: *712*610716128*lacagta #

Fadlan Share-ta uga qeyb qaado, ugu yaraan.

03/10/2023

Community GuidelinesOverviewLast updated, March 2023Our mission is to inspire creativity and bring joy. We aspire to unlock human imagination by enabling creative expression and being a source of entertainment and enrichment everywhere. We welcome people from around the world, as they come to TikTok...

27/09/2023

Masha allah♥️♥️♥️♥️

27/09/2023

[v]

Tilmaha aduunyadu kolba tabin hajoogte

Tufaaxey isbarashadi tagabayn jacayliyo waxad hayd tolmoonaan cidi tosinaynoo
Caashaqa tixgaliso taagerta loveko
Balse waxa tabaaliyo cashaqa tuntuun gabay 🥰🥰

Address

Guleed Highway
Hargeisa
252

Telephone

+252653930040

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Mohamed wehel tv posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Contact The Business

Send a message to Mohamed wehel tv:

Share

Category