Run Koob Media

Run Koob Media Contact information, map and directions, contact form, opening hours, services, ratings, photos, videos and announcements from Run Koob Media, Media/News Company, jigjigayar, Hargeisa.

Wasiirka Arrimaha dibedda Israel Gideon Sa'ar iyo wafti uu hoggaaminayo ayaa soo gaadhay magaalada Hargeysa ee caasimadd...
06/01/2026

Wasiirka Arrimaha dibedda Israel Gideon Sa'ar iyo wafti uu hoggaaminayo ayaa soo gaadhay magaalada Hargeysa ee caasimadda Jamhuuriyadda Somaliland, isagoo kulan la qaatay madaxweyne Cirro.

Waa waftigii ugu ballaadhnaa ee ka socda Israel kuwaasi oo soo gaadhay taariikhda markii ugu horreysay Jamhuuriyadda Somaliland.

03/01/2026

Yamantuna haday is waalwaasho........

03/01/2026

Jawaabtaasi maydinku filantahay

Shanta dal ee la filayo in ay Somaliland aqoonsadaan kee ayaad is leedahay wuu ugu horaynayaa?
02/01/2026

Shanta dal ee la filayo in ay Somaliland aqoonsadaan kee ayaad is leedahay wuu ugu horaynayaa?

Masjidkii maanta saalada jimce Aanu ku tukanay waxa lagaga hadlay aqoonsiga Somaliland ay isra11ll siisay waxaana sheikh...
02/01/2026

Masjidkii maanta saalada jimce Aanu ku tukanay waxa lagaga hadlay aqoonsiga Somaliland ay isra11ll siisay waxaana sheikhu sheegay in arimaha khuseeya Somaliland iyo isra11l xidhiidhkoodu yahay arimo siyaasi ah oo aan la taxaluqin diin.

Adigu khudbadii maanta maxaad ku xasuusataa.?

29/05/2022

Bal isu dhagayso m.m.biixi iyo ex m.riyaale

Address

Jigjigayar
Hargeisa

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Run Koob Media posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Share