Cabdiqadir Coday

Cabdiqadir Coday Abdikadir Suliaman (Cabdi Qadir Coday) is Former Chief of Editor Horn Cable Tv and Now Manager of Bulsho Tv and Also Founder of Coday Media/TV

Journalist based in Hargeisa Somaliland

03/11/2025

Berbera, Maareyaha Guud e hay,ada Dekadaha Somaliland oo Sharaxay Is Afgaradka laga gadhay Murankii shirkada Towfiiq e gadiidka waawawyn iyo ganacsatada wax kala soo degta Dekada

03/11/2025

Wasaaradda Diinta iyo Awqaafta Somaliland oo midaysay Manhajka Macaahida Diiniga ah

03/11/2025

Munaasibadda sannad guuradda 32 aad ee kasoo wareegtay Aasaaska Ciidamada Booliska JSL oo laga xusay magaalada Ceerigaabo.

03/11/2025

Jaamacada Golis burco oo soo dhaweysay Go'aanka ay soo saaren komishanka mihnadlayaasha caafimaadka.

03/11/2025

Waxaan La Yaabay Xeer-ilaaliyaha Guud Xeerka Uu Adaagsaday.."Xoghayaha Golaha Wakiillada Oo La Yaabay Xeer-ilaaliyaha Guud, Kuna eedeeyey inuu Xeer Aa… See more

Madaxweyne Cirro ayaa joojiyay Shirkad La Sheegay Inay  samaysteen Xildhibaano ka tirsan Gollaha wakiiladda Somaliland k...
03/11/2025

Madaxweyne Cirro ayaa joojiyay Shirkad La Sheegay Inay samaysteen Xildhibaano ka tirsan Gollaha wakiiladda Somaliland kuwaasoo Ilo Xogagaali Shegeen In Ay u samaysteen Gadiidlayda Dekeda Magaalada Berbera Ila Xogogaala Ayaa Coday Media U Sheegay In Madaxweyne Cirro saaka Joojiyay Shirkadaasi oo ay Cabasho weyn ka muujiyeen Gadiidleyda Magalada Berbera.

03/11/2025

Wasaaradu Wax Walba Way Ka Diyaarsantahay Wax Walbana Way Idinla Wadaagi Dontaa

03/11/2025

Wasiirka Maalgashiga Oo Malinti Labad Ee Shirka Furay

03/11/2025

Musuqmaasuqa Oo Sidii Ugu Adkayd Hanti - Dhawrku Ula Dagaalamayo + Talaboyin Adag

02/11/2025

Madaxweynaha JSL Oo Daah-furay Shirweynaha Maalgashiga Somaliland.

02/11/2025

Talaabo ka Nixisay Xasan Shiikh iyo E fiisihii Somaliya oo lasoo afjartay

Somaliland Oo Hada La Hadashay Diyaaradaha Isticmaala Hawada Sare Somaliland Digniin Adagna U Diray
02/11/2025

Somaliland Oo Hada La Hadashay Diyaaradaha Isticmaala Hawada Sare Somaliland Digniin Adagna U Diray

Address

Hargeisa

Telephone

+252905198563

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Cabdiqadir Coday posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Contact The Business

Send a message to Cabdiqadir Coday:

Share