Geeska Media

Geeska Media Ku Xidhnow Warbaahinta GEESKA. Warar, war-bixino, iyo dhacdooyin xiiso-leh nagala soco.

Wasiirka Wasaaradda Cadaaladda JSL Mudane Yoonis Axmed Yoonis oo uu weheliyo Agaasimaha Guud Wasaaradda Cadaaladda Mudan...
03/02/2025

Wasiirka Wasaaradda Cadaaladda JSL Mudane Yoonis Axmed Yoonis oo uu weheliyo Agaasimaha Guud Wasaaradda Cadaaladda Mudane Maxamed Cabdi Xaashi ayaa xafiiskiisa kulan xog is waraysi kula qaatay Ergeyga u Qaabilsan Geeska Africa dalka finland Mr Suldan & Agaasimaha Arimaha Dibada ee bariga Africa ee Dalka Finland Mr Jukka Pajarinen.
Kulankan ayaa ahaa mid isbarasho & Xog is waraysi sidii looga wada shaqayn lahaa xoojinta arimaha cadaaladda..

03/02/2025

“Xamar kuwii lahaaba waa ku heshiin waayeen ee inagu Somaliland ayaynu leenahay “

Gud. Cali Xaamud Jibriil

03/02/2025

Ardayda Jaamacada Hargeysa oo mudaharaaday kadib markii lacagihii lagu kordhiyay.

03/02/2025

Naftood hurayaal.

03/02/2025

"Waa in la baadha Sababta Dabka keenaysa."

Gudoomiye Maxamuud Xaashi.

03/02/2025

Deg Deg “ Ceerigaabo Dagaalba Kuso Wajahan Tiknikada Badhan Lagu Qaybsaday Waanu Ka War Qabnaa…”

Xildhbaan Guruu

 : Madaxweynaha JSL oo ka hadlay Dabkii ka kacay Suuqa Idaacada ee Magaalada Hargeysa.
03/02/2025

: Madaxweynaha JSL oo ka hadlay Dabkii ka kacay Suuqa Idaacada ee Magaalada Hargeysa.

03/02/2025

Madaxwayne cirro, oo kormeeray khasaarahii dabkii xalay baabiiyay suuqa idaacada.

Madaxweyne Cadiraxmaan Cirro iyo Masuuliyiin ka Tirsan Xukuumaddiisa ayaa gaadha Suuqi Xalay gubtay ee Idaacada
03/02/2025

Madaxweyne Cadiraxmaan Cirro iyo Masuuliyiin ka Tirsan Xukuumaddiisa ayaa gaadha Suuqi Xalay gubtay ee Idaacada

03/02/2025

Sidan ayuu u baabay suuqii idaacada ee xallay gubtay.

Alxamdulilaah Ugu dambayn waxa lagu guulaystay xakamaynta dab-kii wayna ee caawa ka kacay suuqa gobanimo ee xaafadda ida...
02/02/2025

Alxamdulilaah Ugu dambayn waxa lagu guulaystay xakamaynta dab-kii wayna ee caawa ka kacay suuqa gobanimo ee xaafadda idaacada hargeisa, hanti badan ayaa ku baabaday, ciidamada, dab-damiska iyo shacabka ayaa si wayn uga qayb qaatay daminta masiibadaasi.

Deg Deg:-Suuqii 2aad ee ugu weyn Magaalada Hargeisa ee gobanimo ayaa dab xooggan uu ka kacay saacadan oo ay tahay 12:00 ...
02/02/2025

Deg Deg:-Suuqii 2aad ee ugu weyn Magaalada Hargeisa ee gobanimo ayaa dab xooggan uu ka kacay saacadan oo ay tahay 12:00 habeenimo.

02/02/2025

DEGDEG: Suuqii idaacada hargeisa oo gubanaya.

02/02/2025

Walaal aynu caawino.

Madaxweyne ku xigeenka Jamhuuriyadda Somaliland Muddane Maxamed Cali Aw Cabdi ayaa maanta furay kulan-howleed   loo qabt...
02/02/2025

Madaxweyne ku xigeenka Jamhuuriyadda Somaliland Muddane Maxamed Cali Aw Cabdi ayaa maanta furay kulan-howleed loo qabtey dhamaan Agaasimayaashii guud ee uu dhawaan Magacaabay Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland mudane Cabdirahman Maxamed Cabdilaahi (Cirro).

Kulankan, ayey ujeeddadiisu ahayd sidii Agaasimayaasha guud iyo Hay'adda shaqaalaha dowladdu islula falanqayn lahayeen Xeerka shaqaalaha Dowladda, Nidaamka Keyd ee Xogta Shaqaalaha dawladda, Qaab-dhismeedyada iyo Qeexidda shaqaalaha dowladda, nidaamka cashuuraha iyo xisaabaadka ee Dowladda .

Ugu horreyn, kulankan waxaa faahfaahin dheeri ah ka bixiyey Hay'adda Shaqaalaha Dowladda mudane Cabdicasiis Xirsi Warsame oo sharraxay muhiimadda kulanka iyo waxyaabaha muhiimka ah ee la doonayo inay kasoo baxaan dhammaadkiisa.

Madaxweyne-ku-xigeenka JSL Mudane Maxamed Cali Aw Cabdi oo madasha furitaanka kulan hawleedkan hadallo kooban ka jeediyey, ayaa hoosta ka xarriiqay in Agaasimayaasha guud yihiin halbowlaha shaqada dowladda, islamarkaana ay yihiin tiir-dhexaadka xidhiidhiya Wasiirka, Wasiir-ku-xigeenka, Wasiiru-dowlaha ama Guddoomiyaha Hay'adda iyo dhamaan shaqaalaha ka hooseeya.

Madaxweyne-ku-xigeenka ayaa ku dardaaray Agaasimayaasha guud in ay masuuliyadaas u gutaan sida ugu hufan, ugu daah-furan uguna wanaagsan si muwaadiniintu u helaan adeeg hufan, waxana uu ugu duceeyey in Eebbe u fududeeyo hawsha culus ee sugaysa, kuna garab galo.

02/02/2025

Gadhi beesha dhulbahante laga dhacay oo hada dib loogu wareejiyay.

02/02/2025

Taliyaha ciidanka booliska Somaliland oo war wayn hada shaaciyay.

02/02/2025

Ceerigaabo oo diyaarsan.

Address

Mohamed Haybe
Hargeisa
00000

Telephone

+252659110607

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Geeska Media posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Contact The Business

Send a message to Geeska Media:

Share

Category