Hiraal Academy

Hiraal Academy follow me for more

🎬 COMING SOON β€” CAPCUT PC VIDEO EDITING COURSEMa rabtaa inaad barato sida loo sameeyo professional videos adigoo isticma...
22/08/2026

🎬 COMING SOON β€” CAPCUT PC VIDEO EDITING COURSE

Ma rabtaa inaad barato sida loo sameeyo professional videos adigoo isticmaalaya CapCut PC? πŸ’»πŸ”₯

Hiraal Academy waxay kuu diyaarinaysaa course practical ah oo kaa bilaabaya Beginner β†’ Professional.

Waxaad baran doontaa:
βœ‚οΈ Professional Video Editing
πŸ“ Text & Captions
✨ Transitions & Effects
🎨 Color Correction & Grading
🎡 Audio & Sound Design
πŸ“± Reels & Social Media Editing

πŸš€ Course-ku wuu soo socdaa!

πŸ“² Registration / Information:
WhatsApp: +252 63 336 0882

Hiraal Academy β€” Skills Today, Better Tomorrow.

07/08/2026

Hadii aad rabto inaad barato Ai ku xidhnoow Ai!

πŸ€– AI ma beddelayo dadka...Laakiin qofka isticmaala AI wuxuu ka hormari doonaa qofka aan isticmaalin.Maanta bilow inaad b...
06/08/2026

πŸ€– AI ma beddelayo dadka...
Laakiin qofka isticmaala AI wuxuu ka hormari doonaa qofka aan isticmaalin.
Maanta bilow inaad barato AI si aad u hesho xirfadaha mustaqbalka.
Follow Hiraal Academy si aad u barato AI bilaash iyo xirfado lacag laga sameeyo.

πŸš€ Mustaqbalku waa AI.
Maalin kasta waxaan kula wadaagi doonaa: βœ… AI Tips βœ… ChatGPT Tricks βœ… Siyaabaha AI lacag looga sameeyo βœ… Casharro fudud oo Af-Soomaali ah

Follow soodheh Hiraal Academy oo la wadaag saaxiibkaaga doonaya inuu AI barto.

πŸŽ‰ SHURUUDAHA KA QAYBGALKA πŸŽ‰πŸ’΅ Ku guuleyso $10!Si aad uga qaybgasho tartanka:βœ… Like saar post-kan.βœ… Follow garee bogga Hir...
19/07/2026

πŸŽ‰ SHURUUDAHA KA QAYBGALKA πŸŽ‰
πŸ’΅ Ku guuleyso $10!
Si aad uga qaybgasho tartanka:
βœ… Like saar post-kan.
βœ… Follow garee bogga Hiraal Media.
βœ… Share garee post-kan (Public).
βœ… Comment-ka ku qor kooxda aad u saadaalinayso inay guuleysan doonto (Argentina ama Spain).
βœ… Hal comment oo keliya ayaa qof kasta loo oggol yahay.
βœ… Saadaasha waa in la soo gudbiyaa ka hor inta aysan ciyaartu bilaaban.
πŸ† Qofka si sax ah u saadaaliya kooxda guuleysan doonta ayaa ku guuleysan doona $10.
Nasiib wacan dhammaantiin! ⚽πŸ”₯

Address

Hargeisa

Telephone

+97451282220

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Hiraal Academy posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Shortcuts

Share