Daryeel Media

Daryeel Media Contact information, map and directions, contact form, opening hours, services, ratings, photos, videos and announcements from Daryeel Media, Media/News Company, Hargeisa.

28/03/2026

Warbixin: Muxuyaddiin oo kamida Dhalinyaradda ku nool Magaaladda Hargeysa............

28/03/2026

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland Cabdiraxmaan Maxamed Cabdilaahi Cirro oo Xeer Madaxweyne ku soo saaray Dhismaha Guddiyada Xil-wareejinta Qaranka

26/03/2026

Musharax Filsan Xuseen Khaliif oo olole wacyi galin ah ka bilawday Gobolka Gabilay

26/03/2026

Tuugaan xeelad kasta wuu isku dayay ilaa uu isgeeyo darajada maamule bank lkn wuu ilaaway in xoolaha uu radinaa dumar leyihiin..

Codsi hormuud tixraac Haku sameyso number kaan si bulshada looga qabto.

Maamule jacfar waa kulahaa...........πŸ˜€πŸ˜€

26/03/2026

Xukuumad video laga hayaanu isku haleynee ka warn πŸ˜‚πŸ˜‚πŸ˜‚ Daryeel Media

Mid u codee, kee u qalma Maayirka Hargeysa afartan masuul? 24 saacadood gudahood ka ugu reactionka bata ayay qiimanaynaa...
26/03/2026

Mid u codee, kee u qalma Maayirka Hargeysa afartan masuul? 24 saacadood gudahood ka ugu reactionka bata ayay qiimanaynaa oo shacabku wataan. Waynaan soo bandhigi doonaa.

Sababtana raaci oo comment dhiibo aad ku dooranayso, maadama Maayir Mooge la filayo inuu is casilo.

26/03/2026

I got over 250 reactions on my posts last week! Thanks everyone for your support! πŸŽ‰

DEGDEG.Badhasabka gobolka burco ee ramaax oo cadeyay in shirkada hecco iyo dowlada hoose ay share ku jiraan
24/03/2026

DEGDEG.Badhasabka gobolka burco ee ramaax oo cadeyay in shirkada hecco iyo dowlada hoose ay share ku jiraan

24/03/2026

Hablihii kursiga ku saaray ha dafirin hoy ninkoo πŸ˜‚
Jiica somari kuye πŸ˜‚πŸ˜‚πŸ˜‚

Jiiro faanto laacib xirfadiisu aad u saraysoβš½οΈπŸ‘
24/03/2026

Jiiro faanto laacib xirfadiisu aad u saraysoβš½οΈπŸ‘

24/03/2026

Muuqaalkan Ku Qiimo Dabka Mobilkaaga Ku Jira Coldoon Fanka Ubaahan😁

Me:89%

23/03/2026

AlxamdulilaH Caawa ka sheekeya jawiga

Address

Hargeisa

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Daryeel Media posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Share