JIHO CUSUB

JIHO CUSUB Boggan waxaad kala socon kartaa warbixinno iyo soo tabin ku saabsan dhacdooyinka ka dhacaya Geeska Afrika.

21/09/2026

''caawa mar waan faraxsanahay marna waan werwersanahay '' wariye sagal beeldeeq oo caawa la maamuusey.

19/09/2026

''Awoowo haddaanad jiri lahayn halkan maan soo gaadheen maanta''

xafladda mu'assasada daarul iimaan

19/09/2026

''Waxaan doonaya inaan hargaysa guulo kale usoo hooyo''

19/09/2026

mar kale ayuu gobalka gabiley guul usoo hooyayay cabdifataax

tartankii Qiraa'aadka 10ka ah ayuu kaalinta 3aad galey

Hargeysa waxa caawa lagu soo xidhay Tartanka Caalamiga ah ee Qiraa’aadka 10-ka.Madasha ayaa lagu abaalmariyey Sheekh Dr....
18/09/2026

Hargeysa waxa caawa lagu soo xidhay Tartanka Caalamiga ah ee Qiraa’aadka 10-ka.

Madasha ayaa lagu abaalmariyey Sheekh Dr. Maxamed Sheekh Cumar Dirir.

Madasha waxa sidoo kale ka soo qayb galay Wasiirka Warfaafinta, Dhaqanka iyo Wacyigelinta, Barkhad Jaamac Batuun.

18/09/2026

Abbo inantaydiiyey wax la barto wixii ugu qiimaha badnaa ayaad baratay'' maamule Nuur oo inantiisu ma'assasada daarul iimaan ka qalin jabisay

18/09/2026

''marka aad walaashaa wax wada dhiganaysaan waa farxad'' jawiga ardayda ma'assada daarul iimaan

xaflada sanad Dugsiyeedka 2025-2026 Ee مؤسسة دار الإيمان -  Mu'assasatu Daarul Iimaan maalinka berri
17/09/2026

xaflada sanad Dugsiyeedka 2025-2026 Ee مؤسسة دار الإيمان - Mu'assasatu Daarul Iimaan maalinka berri

16/09/2026

Goobta loo diyaariyay xaflada sanad Dugsiyeedka 2025-2026 Ee مؤسسة دار الإيمان - Mu'assasatu Daarul Iimaan maalinka berri

12/09/2026

'' machad sunne wuu ka da'weyn yahaya macaahidda dalka'' ustaad cabdiqaadir

Address

Hargeisa
252

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when JIHO CUSUB posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Shortcuts

Share