Suxufi Morgan Abdilaahi Mohamed

Suxufi Morgan Abdilaahi Mohamed Tabinta xorta aha

"Madaxwayne Cabdiraxmaan Cirro waxa loo dhaariyey Shan Gobol ee gobolkii Lixaad (Sool Barri) Muuse iyo Maxamed Kaahi Hal...
12/04/2025

"Madaxwayne Cabdiraxmaan Cirro waxa loo dhaariyey Shan Gobol ee gobolkii Lixaad (Sool Barri) Muuse iyo Maxamed Kaahi Hala Waydiiyo."

Suldaanka Guud Ee Awal Barri:
Suldaan Ayaanle Suldaan Maxamed.

DEG DEG :Siyasi Ramax Oo Burco Warbahinta kula. Hadlay aya Shegay Arimo Xasasiya  Gordhow Filo muqalka oo dhamays tiran
15/10/2024

DEG DEG :Siyasi Ramax Oo Burco Warbahinta kula. Hadlay aya Shegay Arimo Xasasiya Gordhow Filo muqalka oo dhamays tiran

12/10/2024

Maxmud cali saleban ramax mishinka dhaqajiya isbadal donka Hogmiyaha hildegan🐅

“Muusow Berberi Isbeddelka ayay u codaynaysaa Adiguna waad tagaysaa ku bushaarayso…”Siyaasi Ramaax Cali Hayste.
12/10/2024

“Muusow Berberi Isbeddelka ayay u codaynaysaa Adiguna waad tagaysaa ku bushaarayso…”Siyaasi Ramaax Cali Hayste.

06/10/2024

Khuburo is heshay

04/10/2024

Oodwayine

 : Airport Ceerigaabo ayaa isna lagu rakibay qalabka Airspace Controller kaasoo laga hagi doono Diyaaradaha dulmara Bari...
20/02/2024

: Airport Ceerigaabo ayaa isna lagu rakibay qalabka Airspace Controller kaasoo laga hagi doono Diyaaradaha dulmara Bariga fog ee Somaliland.

-Shaqaalaha oo Tabobarku u soo dhammaaday ayaa dhawaan howl geli doona.

-Warkan si rasmiya ayey dhawaan Dowladu ugu dhawaaqi doontaa In’shaa’Allah.

20/02/2024

Abdirahman oday &habenki burco

Somaliland Oo Soo Bandhigtay Go’aan Ay Ku Fulinayso Heshiiskii Dekadda Ee ItoobiyaWasiirka arrimaha dibadda Somaliland, ...
20/02/2024

Somaliland Oo Soo Bandhigtay Go’aan Ay Ku Fulinayso Heshiiskii Dekadda Ee Itoobiya

Wasiirka arrimaha dibadda Somaliland, Ciisa Kayd Maxamed, ayaa xaqiijiyey inay Somaliland ka go’an tahay hirgelinta heshiiskii is-afgaradka ahaa ee ay Itoobiya la saxeexatay bishii January ee sannadkan.

Wareysi gaar ah oo uu siiyay EBC World , Wasiirka Arrimaha Dibadda ayaa hoosta ka xariiqay in heshiiskan weyn uu waafaqsan yahay dhammaan shuruucda iyo mabaadi’da caalamiga ah.

Janaayo 1, 2024 Ra’iisul Wasaaraha Itoobiya Abiy Axmed iyo Madaxweynaha Somaliland, Muuse Biixi, ayaa Addis Ababa ku kala saxiixday heshiis taariikhi ah oo la doonayo in lagu dardargeliyo is-dhexgalka gobolka iyadoo la kobcinayo horumarka labada dhinac.

Wasiirka arrimaha dibadda Somaliland Kayd waxa uu daboolka ka qaaday inay diyaariyeen guddi hagaya fulinta dhammaan qodobbada heshiiska taariikhiga ah, kaas oo la filayo inay ka dhabeeyaan danaha labada dal.

Wasiirka arrimaha dibadda ayaa caddeeyay in heshiiska is-afgaradka ah ee ay Itoobiya la saxiixdeen uusan ahayn mid cidna lagu dhibaateynayo balse ay tahay in si wadajir ah loo horumariyo iyadoo loo eegayo habka guuleysiga.

Wasiirka oo ka hadlaya sheegashada Soomaaliya ee ah in heshiiska is-afgaradku yahay mid xad-gudub ku ah qaranimadeeda, waxa uu wasiirku sheegay in Somaliland ay ku dhawaaqday gooni-isu-taagga tan iyo 1991-kii, isaga oo intaas ku daray in ay dawladeeda sii haysanayso muddo soddon sannadood ah.

Laba Masul oo kaso jeda gobolka saxil saleban sicid cali iyo cabdi shakur cidin aya manta si gesimo lehe ugu codeyay mus...
21/08/2023

Laba Masul oo kaso jeda gobolka saxil saleban sicid cali iyo cabdi shakur cidin aya manta si gesimo lehe ugu codeyay musharaxa jagad gudomiye ku xigenka 1aad ee xisbiga kulmiye
Labadan masuul oo qudha aya mujiyay hilki rer saxil uga bahana mohmed adan yado ay fadhiyan masuliyn kale oo kaso jeda gobolka saxil ayanay hadan hal cod sin musharaxa matalayay gobolkodi
Labdan siyasi sh saleban sicid cali iyo mayir abdi shukur cidin waxa ay noqden laba masul oo ka darena bulshadoda sido kale dorshada aya udhacday hab dimuqradi ah wana sunaha dorshada in la kala gulaysta bulshada kaso jeda deganka saxil morodijex togdher aya aad ug mahad celinaya labadasi masul

Ninka buur dher igala baxay berka ka ogsoni

17/07/2023

Bal Aan Eegno Xisbaata Xeeldheere iyo Xidigiska Laabsaalax.....

Xildhiba  abdirashid mohmed yusuf oo ka mida golaha deganka degamda berbera aya qayab wayn ka noqday cawimada walshen kh...
22/06/2023

Xildhiba abdirashid mohmed yusuf oo ka mida golaha deganka degamda berbera aya qayab wayn ka noqday cawimada walshen khadara cabdi raxaman waxanu bixiyay lacag dhan 5.000$ waxanu yidhi sidan

Asc
Khadra Cabdiraxman Jamac Maxamed oo kamid ah dhalinyarada magaalada Berbera oo 20 June 2023 (Salaasa) inala soo wadaagtay qoraalkii damiirkeena taabtay ayaan u hawlgalay waxaan la xidhiidhay dad aanu asxaab nahay oo muxsiniin ah oo aan rabin in magacyadooda la xuso, waxaan kasoo ururiyay lacag dhan $5,000 (Shan kun oo dollar) oo aan hadda u diray Number kii (063 489 06 01) ay khadra inala wadaagtay oo ay hooyadeed hayso, waxaan walaalahaa khadra caawiyay waa ayaamo khayr leh ugu ducaynayaa in ilaahay denbi dhaaf iyo jano ugu bedelo insha alaah.

Waxa kale oo aan qoraalka khadra la wadaagay Golaha Deegaanka ee Berbera oo si wanaagsan usoo dhoweeyey waxaynu ka rajaynaynaa gacan wanaagsan insha alaah.

Waxaan ugu baaqayaa cid kasta oo khadra caawin kartaa inay isgarab-taagaan oo aynaan ku salayn taageeradeeda 10K ee ay inaga codsatay ee aynu taakulayno ilaa ilaahay caafimaad buuxa siinayo dalkeedana ay kusoo nabad noqonto insha alaah.

063 489 06 01

Xildhibaan Cabdirashiid Maxamed Xaaji Yuusuf

Address

Hargeisa

Telephone

+252634512930

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Suxufi Morgan Abdilaahi Mohamed posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Contact The Business

Send a message to Suxufi Morgan Abdilaahi Mohamed:

Share