Xamse Xadaari

Xamse Xadaari This is the official page of journalist Xamse Xaddaari, who is based in the city of Hargeisa

11/12/2025

Adkaatay: Daanyeer Xoog weyn oo Dekadii Berbera Foosto ka soo riixay.

Wefti uu hogaamiyo Musharax Maxamed Cabdi Yuusuf Saxane oo ka mid ah Musharaxiinta golaha deegaanka ee degmadda Gabiley ...
09/12/2025

Wefti uu hogaamiyo Musharax Maxamed Cabdi Yuusuf Saxane oo ka mid ah Musharaxiinta golaha deegaanka ee degmadda Gabiley ayaa si weyn loogu soo dhaweeyey magaalo ismaamulka magaaladda Harta-Sheekha ee Itoobiya, waxana uu halkaasi kaga qayb galey munaasibadda soo xidhitaanka kulan koobka kubadda cagta ah oo halkaasi ka socday.

09/12/2025

Shaqadda Saxda ee ay hayaan wasiiradeenu! CAJIIB

06/12/2025

Su' aal Jawaab u baahan.

05/12/2025

Reer Laascoond oo la hadlay reer Boorama.

Baaq Nabadeed oo ku socda Gobolka AwdalReer Borama waa tiir adag oo taariikhda iyo nabadda Somaliland ku dhisan tahay. W...
05/12/2025

Baaq Nabadeed oo ku socda Gobolka Awdal

Reer Borama waa tiir adag oo taariikhda iyo nabadda Somaliland ku dhisan tahay. Waxay ahaayeen hormuudkii dib u dhiska dalka markii burburka iyo colaadaha la soo maray, iyagoo mar walba ka shaqeeyay isu soo dhawaynta bulshada iyo nabaynta beelaha walaalaha ah.
Mudaharaadka ka dhacay gobolka Awdal wuxuu muujinayaa dareenka shacabka ee ku saabsan xeerka Ciise ee lagu qabanayo gobolka Salel.waan ka xumahay inay dad inagaga dhintaan qaarna inagaga dhaawac maan xaflad yar oo dhawr sacdoodood soconaysa,waxaanan qabaa inay dadka reer Boorama yihiin gun-dhigga Soomaliland,la’aanteedna aynaan meelna gaadhneen.

• Reer Borama waa hormuudka nabadeedda: Waxay door muuqda ka qaateen nabayntii dalka, kana dhigeen Borama xarun wada hadal iyo isu soo dhawayn.
• Ilbaxnimo iyo aqoonta :Taariikhda Boorama waxay mar walba ku suntan tahay xadaarad iyo aqoon, taas oo bulshada u horseeday dulqaad iyo in laysu tanaasulo.
Waxaan halkan baaq nabadeed uga dirayaa dhammaan shacabka gobolka Awdal iyo Somaliland in midnimadooda iyo wada-jirkoda ay dhinac uga soo wada jeestan .dalkeennu cadow badan ayuu leeyahay oo ka xun talaabooyinka horumarka ah ee aynu ku dhaqaaqnay iyo doorashooyinka dimuqradiga ah.

Aqoonyahan Musharax Mubarik Dhoomagaab.

04/12/2025

Madaxweyne Muuse Biixi iyo Madaxweyne Daahir Riyaal oo kulan heer caalami ah ku yeeshay magaaladda Dubai.

04/12/2025

"Nasiib daro Siciid Sulub iyo Cumar Sayid Xabaalaha may tagi karayn.." Siyaasi Qardaawi

04/12/2025

Foosto Culus: Ku lahaa Xisbiga anaa la yeelanayna Habar Awal, hhhhh

03/12/2025

Adkaatay Foosto kulaa Pizza iyo caano maraaci ii keena

03/12/2025

Foosto Culus: Kuwo Kaymo galey ha noola iman

Madaxweyne Cirro oo maanta shir kaga qayb galeya magaaladda Hargeysa raaligalin ma ka bixin doonaa falkii foosha xumaa e...
02/12/2025

Madaxweyne Cirro oo maanta shir kaga qayb galeya magaaladda Hargeysa raaligalin ma ka bixin doonaa falkii foosha xumaa ee ay xukumaddiisu kula kacday madaxweynihii 5naad ee Somaliland.
Mudane Muuse Biixi Cabdi.

Maxaad ka filaysaa?!.

Address

150 Street
Hargeisa

Telephone

+25265754131

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Xamse Xadaari posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Contact The Business

Send a message to Xamse Xadaari:

Share