Sool Media24

Sool Media24 Soo Media24 waxad ka helaysaa barnamijmo madadaalaa Isla matkaaga ku xiisa galiya.

29/01/2025

Sida ay ku warranta Laanta Af-Soomaaliga ah ee Idaacadda VOA, dawladda Soomaaliya ayaa kiraystay shirkad uu fadhigeedu yahay Washington DC taas oo ka caawinaysa sidii looga hortegi lahaa in maamuulka madaxweyne Trump uu la boxo ciidamadiisa ku sugan Soomaaliya.

Shirkaddan oo lagu magcaabo BGR Group waxa asaasay Garyaqaanno iyo saraakiil ka tirsan xisbiga talada haya Jamhuuriga.

Dhammaadka 2020 kii ayay ahayd markii uu Trump Soomaaliya ka saaray ciiddamadiisi ka joogay kuwaas uu geeyey dalka Jabuuti. Waxase dib u soo celiyey maamuulkii madaxweyne Biden.

29/01/2025

Fanaanka Cawaale Aadan oo sheegay inuu Fankii ka baxay.

22/12/2022

Sama fale coldoon oo saka Dib u helay xooriyadiis alla mahad leey

23/11/2022

Ka mildhaabe mucaaradkii halkay muuse ku og yiin xalay intuu lugeeyeyba wakaa mooge kacasheeyey😅😅

14/11/2022

.

14/11/2022

Gabey ka hadlaya xaalada dhabta ah ee somaliland kajirta . "Abwaan fahad cabdi diiriye"
Sii sher garee

14/11/2022
Dag dag saxibayaal waxa magalad burco had nagasoo gadhya cidan bledeyo ku hubasan qoryah loyaqno akay 40 saban
13/11/2022

Dag dag saxibayaal waxa magalad burco had nagasoo gadhya cidan bledeyo ku hubasan qoryah loyaqno akay 40 saban

13/11/2022

Iyadoo xaalada somaliland faraH ka sii baxaysay muddooyinkii udanbeeyey ayay dadka baraha bulshada isticmaala ayaa habeenkan caawa 99%100 waxayay udhag taagayaan go'aanada kasoo bixi doona isbahausiga mucaaradka.

Nalasoco___? Sool Media24

Madan madaxwayan ku soo dhawow jamuryada soomiland
13/11/2022

Madan madaxwayan ku soo dhawow jamuryada soomiland

Address

Hargeisa
252

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Sool Media24 posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Share