Weel Media

Weel Media Baro Diintada islaamka iyo dhaqankaga Suuban

20/08/2025

Maxamed Bk oo hees cusub u qaaday Burco

17/07/2025

Wax baa helay

“ Keen buugii iyo liisankii Gaadhiga .” Hal mar aynu u hadalno sida ciidanka Traffic-ga
22/06/2025

“ Keen buugii iyo liisankii Gaadhiga .” Hal mar aynu u hadalno sida ciidanka Traffic-ga

Qaabka loo ilaalinayay Ardayda Imtixaanka galayay
21/06/2025

Qaabka loo ilaalinayay Ardayda Imtixaanka galayay

Mid ka mid ah hablaha maanta u fadhiistay Imtixaanka shahaadiga ah.
21/06/2025

Mid ka mid ah hablaha maanta u fadhiistay Imtixaanka shahaadiga ah.

Madaxwaynaha JSL
21/06/2025

Madaxwaynaha JSL

20/06/2025

" Nina ha noqon, gabadhna ha noqon, marka aad shaqada ku jirto ." Sahra Ciidle Nuur

13/06/2025

Qof dabeeda Aabahaa oo kale leh ma guursan lahayd ?

26/04/2025

Hargeisa oo si wayn looga xusay maalinta qaran ee 18 may

20/04/2025

khudbad sanadeedka Madaxwayne Cirro

05/04/2025

Guri Barwaaqo Iyo Cabdikariim Cali Shaah

DEGDEG: Kabtan Ibrahim Traore ayaa Goor dhow xariga ka jaray Warshada Rootinga soo saarta. Waxyaabaha la yaabka leh ayaa...
16/03/2025

DEGDEG: Kabtan Ibrahim Traore ayaa Goor dhow xariga ka jaray Warshada Rootinga soo saarta.

Waxyaabaha la yaabka leh ayaa ah in markiiba ay ka shaqeyaaan 1500 OO dhalinyaro Da'dooda u dhaceyso 18 ilaa 25 sano.

Warshada ayaa ku Filan in ay quudiso, caasimadda iyo deegaanada ku dhow,

Taariikhda dhow 1500 OO dhalinyarada Magalada in la shaqo galiyo Hal Maalin Horey LOOMA arag.

Dabeecadaha Kaptanka ayaana ku dhisan Faransiis naceyb iyo Galbeed naceyb, balse taasi waxay faa'iido u noqotay dhalinyarada iyo shacabka Burkina Faso

Soomaaliya shaqa abuurkan ma u baahan tahay ???

Address

Hargeisa

Telephone

+252634712348

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Weel Media posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Share

Category