Cabdi najax bulshawi

Cabdi najax bulshawi kuu soo dhawoow page ka cabdi najax bulshaawi.

09/10/2024

Nikaa Tagay Waxaan Lahaa.
Ugbaad aragsan

07/10/2024
Beri ayaa iyaga oo geeri reer ku dhacday oo murugaysan oday u yimid wuxuu dhahay waar Quraac ii keena markaas baa cidi b...
11/08/2024

Beri ayaa iyaga oo geeri reer ku dhacday oo murugaysan oday u yimid wuxuu dhahay waar Quraac ii keena markaas baa cidi ba u juuqi wayday in leen geeri baa la joogaaye. Odaygii wuxuu yidhi hadal cajiib ah wuxuu dhahay waar inta la nool yahay cunto hadal midna la deyn maayo ee wax ii keena.

Eebbe inantaas haw raxmado balse in iyada oo weli geerideedii taagan tahay Durban la iskugu waco waa mid subxaana allah

Saadaali Kulanka Weyn  Finalka UERO ee u dhexeeya  Spain ๐Ÿ‡ช๐Ÿ‡ธ iyo England ๐Ÿด๓ ง๓ ข๓ ฅ๓ ฎ๓ ง๓ ฟ.oo Ku guuleyso $50 Abaal marin ah oo ay ...
14/07/2024

Saadaali Kulanka Weyn Finalka UERO ee u dhexeeya Spain ๐Ÿ‡ช๐Ÿ‡ธ iyo England ๐Ÿด๓ ง๓ ข๓ ฅ๓ ฎ๓ ง๓ ฟ.
oo Ku guuleyso $50 Abaal marin ah oo ay Maalgalisay ama bisay baashe money exgenge

Si aad lacagta u heshid Buuxi ๐—ฆ๐—ต๐˜‚๐—ฟ๐˜‚๐˜‚๐—ฑ๐—ฎ๐—ต๐—ฎ:
1๏ธโƒฃ. ๐—™๐—ผ๐—น๐—น๐—ผ๐˜„ dheh pageka.
2๏ธโƒฃ. ๐—ฆ๐—ต๐—ฎ๐—ฟ๐—ฒ kubdheh post-gaan 5-guruub.
3๏ธโƒฃ. ๐—–๐—ผ๐—บ๐—บ๐—ฒ๐—ป๐˜ Sadaali kulanka
4๏ธโƒฃ.๐Œ๐ž๐ง๐ญ๐ข๐จ๐ง ugu wac halkan 2 qof oo Asxaabtada ah si ay uga Faa'ideystaan $30 ka dolor
๐—™.๐—š: Saadaashu waxay ku egtahay marka ciyaartu bilaabato,waxaana guuleysan doona qofka ugu h**eya FG lama ogola Edit

Nasiib waca

Bal sawiro ciroo soo baxo heshiiska bada laalay!!
25/06/2024

Bal sawiro ciroo soo baxo heshiiska bada laalay!!

15/06/2024

Eid mubarak

Munaasibada Eidka awgeed laba qof oo asxaabtada kamida halkan uga Hambalyeeโ™ฅ๏ธ

BURCOShirkada isgadhsiinta casrigaa ee Telesom ayaa dhistay biriishka celgooni oo h**e daad u dumiyay .Xukumada madaxway...
12/06/2024

BURCO

Shirkada isgadhsiinta casrigaa ee Telesom ayaa dhistay biriishka celgooni oo h**e daad u dumiyay .
Xukumada madaxwayne biixi hogaamiyo ayaan burco wax mashariica ka hir galin tan iyo markii uu xilka la wareegay biixi.

"Xisbi ahaan waxaan aaminsanahay madaxbanaanida gudida doorashooyinka qaranka,waxaananu ka filaynaa inay si cadaalad ah ...
06/06/2024

"Xisbi ahaan waxaan aaminsanahay madaxbanaanida gudida doorashooyinka qaranka,waxaananu ka filaynaa inay si cadaalad ah ugu garsooraan daneeyayaasha doorashooyinka,lana tashadaan sida xeerarka doorashooyinku dhigaayo daneeyayaasha.

Waxaa kale oo aan soo dhawaynayaa hadalkoodii shalay anaguna waan ixtiraamaynaa wixii qawaaniintu naga reebtay ee la xidhiidha shaqada gudida doorashooyinka"

Guddoomiye Ku Xigeenka Xisbiga WADDANI Maxamed Xaaji Yuusuf Waabeeyo.

04/06/2024

Midbaa igu yidhi ciidanka waxa jabiyey reer oodwayne.
Anagaa yaab aragnay!

Habaryoonis  reer-cilmiHabaryoonis   bah-dhulbahanteHooyo aabo     cali-siciidHooyo  hooyo    ciise muuse
03/06/2024

Habaryoonis reer-cilmi
Habaryoonis bah-dhulbahante
Hooyo aabo cali-siciid
Hooyo hooyo ciise muuse

Allow alle.
02/06/2024

Allow alle.

Address

Keeniya
Hargeisa
00252

Telephone

+252634265461

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Cabdi najax bulshawi posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Share