16/11/2025
Ilays Academy waxa idin ogaysiinaysa dhamaan waalidiinta ilmahooda jecel inay helaan goob ku ciyaarista iyo Jimicsigaba in maalinta khamiista Garoonka Ii Cug ee Xaafada Geerash Aw-Adam laga furi doono Acamdeyga Ilays.
Haddaba H**e isku so diwaan gali
Tell 63 4774866