H.E Mursal Siciid

H.E Mursal Siciid This is the official page for H.E. Mursal Siciid

23/02/2025

Xafladda Qalin-jabinta dufcada 13-aad ee jaamacadda Gollis Berbera waxa ay dhici doonto 25-da February, 2025! Waxaan idiin rajeynaynaa guul iyo horumar, waxaana idin leenahay hambalyo horudhac ah.

Gollis University Berbera Campus

Madaxweynaha ayaa bixiyey jawaabtan maalintii uu khudbadda ku lahaa shirkii dawladaha aduunka ee imaaraadka "𝐌𝐲 𝐩π₯𝐚𝐧 𝐨𝐟 ...
19/02/2025

Madaxweynaha ayaa bixiyey jawaabtan maalintii uu khudbadda ku lahaa shirkii dawladaha aduunka ee imaaraadka "𝐌𝐲 𝐩π₯𝐚𝐧 𝐨𝐟 𝐭𝐫𝐚𝐧𝐬𝐒𝐭 𝐭𝐫𝐚𝐝𝐞 𝐚𝐠𝐫𝐞𝐞𝐦𝐞𝐧𝐭 𝐰𝐒𝐭𝐑 π„π­π‘π’π¨π©π’πš 𝐒𝐬 𝐭𝐨 𝐟𝐒𝐧𝐚π₯𝐒𝐳𝐞 π›πžπŸπ¨π«πž 𝐭𝐑𝐞 𝐞𝐧𝐝 𝐨𝐟 𝐭𝐑𝐞 𝐲𝐞𝐚𝐫.", oo macnaheedu yahay "𝐐𝐨𝐫𝐬𝐑𝐚𝐲𝐠𝐚 𝐑𝐞𝐬𝐑𝐒𝐒𝐬𝐀𝐚 𝐠𝐚𝐧𝐚𝐜𝐬𝐒𝐠𝐚 𝐞𝐞 πˆπ­π¨π¨π›π’π²πš 𝐰𝐚𝐚 𝐒𝐧 π₯𝐚 𝐝𝐑𝐚𝐦𝐦𝐞𝐲𝐬𝐭𝐒𝐫𝐨 𝐀𝐚 𝐑𝐨𝐫 𝐝𝐑𝐚𝐦𝐦𝐚𝐚𝐝𝐀𝐚 𝐬𝐚𝐧𝐚𝐝𝐀𝐚𝐧.", Waa maxay sababta aan u soo qaatay ?, waxaan arkay qaar ka mid ah saxaafaddeenna oo leh waxaa la dhamaystirayaa πŒπŽπ”-𝐠𝐒𝐒, fadlan si fiican u dhuuxa xogta inta aydaan la wadaagaysaan dadka waayo heshiishkani waa ka h**eeyey MOU-ga, waana heshiiskii "π“π«πšπ§π¬π’π­ π‚πšπ«π π¨-𝐠𝐚".

13/02/2025

Madaxweyne Dr. Cabdiraxmaan Cirro oo waraysi siiyey warbaahinta CNN.

11/02/2025

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland, Dr. Cabdiraxmaan Cirro, ayaa khudbad muhiim ah ka jeediyay Shirweynaha Caalamiga ah ee Dawladaha (World Governments Summit - Ψ§Ω„Ω‚Ω…Ψ© Ψ§Ω„ΨΉΨ§Ω„Ω…ΩŠΨ© Ω„Ω„Ψ­ΩƒΩˆΩ…Ψ§Ψͺ) ee Dubai. Wuxuu si qoto dheer uga hadlay taariikhda hodanka ah ee Somaliland, muhiimadda ay leedahay goobta ay ku taallo, iyo himilada mustaqbalka ee dalka.

29/01/2025

β€œShimbiryahow ma duushaa
Ma dabayla raacdaa
Dadka ma u adeegtaa
Oo ma u deddaashaa……!

Kulliyadda culuumta tiknoolojiyadda ee Jaamacadda Gollis Faraceeda Berbera oo difaacatay dhiganihii ay kaga qalin-beddel...
29/01/2025

Kulliyadda culuumta tiknoolojiyadda ee Jaamacadda Gollis Faraceeda Berbera oo difaacatay dhiganihii ay kaga qalin-beddelanayeen jaamacadda, farxad weyn bay ii tahay bilowgiinii iyo dhamaadkiiniiba inaan idiin ahaa hormuudka kuliyadda, waxaan idiin rajaynayaa horumar wacan iyo guulo badan oo waara.

Halkan hoose ka eeg πƒπšπ°π₯𝐚𝐝𝐚𝐑𝐚𝐧 𝐚𝐚𝐧 π₯𝐚 𝐚πͺ𝐨𝐨𝐧𝐬𝐚𝐧 𝐞𝐞 𝐚𝐟𝐫𝐒𝐀𝐚 ee ku dhawaaqista madax-banaanidoodu ahayd  tan iyo 1920-kii oo...
28/01/2025

Halkan hoose ka eeg πƒπšπ°π₯𝐚𝐝𝐚𝐑𝐚𝐧 𝐚𝐚𝐧 π₯𝐚 𝐚πͺ𝐨𝐨𝐧𝐬𝐚𝐧 𝐞𝐞 𝐚𝐟𝐫𝐒𝐀𝐚 ee ku dhawaaqista madax-banaanidoodu ahayd tan iyo 1920-kii oo helay aqoonsiga caalamiga ah oo xaddidan ama aan helin.
Ogow kuma jiraan dawladaha helay aqoonsiga. Waxaan qoraal ahaan kuugu soo koobay halkan magacyadooda, immisa dal ayaad ka garatay?

1. Rif Republic
2. Sahrawi Arab Democratic Republic (Western Sahara)
3. Azawad
4. Republic of Somaliland
5. Republic of Jubaland
6. State of Katanga
7. Republic of Martyrzao
8. South Kasai
9. Republic of Biafra
10. Republic of Benin
11. Federal Republic of Ambazonia
12. Republic of Cabinda
13. Republic of Logone
14. Republic of Transkei
15. Republic of Ciskei
16. Republic of Venda
17. Republic of Bophuthatswana
18. Rhodesia
19. Emirate of Cyrenaica
20. Republic of Anjouan
21. Bir Tawil

Madaxweyne Cabdiraxmaan Cirro la qaatay Imaaraadka in uu kor u qaado xidhiidhka Somaliland iyo Imaaraadka Carabta (UAE) ...
28/01/2025

Madaxweyne Cabdiraxmaan Cirro la qaatay Imaaraadka in uu kor u qaado xidhiidhka Somaliland iyo Imaaraadka Carabta (UAE) loona beddelo
"Iskaashi Istaraatiiji oo Dhameystiran."

1. Imaaraadka Carabta ayaa casriyeeyn doona xafiiskooda diblomaasiyadeed ee Hargeysa, iyadoo loo beddeli doono safaarad buuxda.
2. Saddex Airport oo waaweyn ayaa la qorsheeyay in laga dhiso Hargeysa, Boorama, iyo Burco, kuwaas oo xoojin doona isku xidhka gobolka.
3. Waddo tareen oo qiimaheedu dhan yahay $3 bilyan ayaa laga dhisi doonaa jidka Berbera Corridor, taas oo isku xidhaysa Somaliland iyo Itoobiya.
4. Imaaraadka ayaa tababar u fidin doona 15,000 oo ka mid ah shaqaalaha Ciidanka Qaranka Somaliland, Booliiska, iyo Sirdoonka. Sidoo kale, saldhig cusub oo badda ah ayaa dhowaan ka howlgalaya Berbera, kaas oo ay si wadajir ah u maamuli doonaan ciidamada badda Somaliland (RSL) iyo Imaaraadka.
5. 11 heshiis laba geesood ah iyo 5 heshiis is-afgarad (MOU) ah ayaa la saxiixay, kuwaas oo ku saabsan ganacsiga, amniga, saadka, bangiyada, beeraha, iyo isdhaafsiga dhaqanka.

War-saxaafadeed ayaa la soo saari doonaa Khamiista 30-ka Janaayo 2025.

Madaxweynaha Somalia πŸ‡ΈπŸ‡΄ Hassan Sheikh Mohamud sanadkii h**e bishan oo kale markii Somaliland la gashay Ethiopia πŸ‡ͺπŸ‡Ή heshi...
11/01/2025

Madaxweynaha Somalia πŸ‡ΈπŸ‡΄ Hassan Sheikh Mohamud sanadkii h**e bishan oo kale markii Somaliland la gashay Ethiopia πŸ‡ͺπŸ‡Ή heshiishkii badda ee MOU-ga , wuxuu geed dheer iyo mid gaabanba u koray siduu Soomaali uga dhaadhicin lahaa in aanay baddeenu iib ahayn, maantana isagii baa baddiisii bilaa shuruud ku bixiyey isagoo doonaya inuu helo Shahaadada Nabadda Aduunka ee ππ¨π›πžπ₯ 𝐏𝐞𝐚𝐜𝐞 𝐏𝐫𝐒𝐳𝐞, waana sababta uu ugu dedaalayo in Geeska Africa nabadi ka dhalato libintana uu qaato raysal wasaare Abiy Ahmed Ali.

Address

Gantaalaha
Hargeisa

Opening Hours

Monday 06:00 - 22:00
Tuesday 06:00 - 22:00
Wednesday 06:00 - 22:00
Thursday 06:00 - 22:00
Saturday 06:00 - 22:00
Sunday 06:00 - 22:00

Telephone

+252659032001

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when H.E Mursal Siciid posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Contact The Business

Send a message to H.E Mursal Siciid:

Share