Qaryaan koosar

Qaryaan koosar Contact information, map and directions, contact form, opening hours, services, ratings, photos, videos and announcements from Qaryaan koosar, Film/Television studio, biibsiga, Hargeisa.

14/03/2025

[ ] Ilaa barasha deenii
[ ] Bilawgii jacaylkena
[ ] Ubixii intaad beertay
[ ] Bilic kow la idhiyee
[ ] Midabya boqola yesheen
[ ] Baylahdiisiyo badi
[ ] Waxyeelada ka baydhshaad

[ ] Xidid bixisay wayaabe
[ ] Qalbiguu ka baxay iyo
[ ] Badi dhayahaygii
[ ] Boholyow daraadi
[ ] Beegsan jiray intabee

[ ] Buseelkiyo xiisahaasi
[ ] naftuu beer qaadayyee
[ ] Biya dhigay jacaylkiisu
[ ] Ey intaa u booyayso

[ ] billo iyo waliba saa id
[ ] Bugta awadiiyoo
[ ] Baaxaa dagaysoo
[ ] Baxnaana diidoo

[ ] Bogan wayday jiifkoo
[ ] Baydkay lahayd iyo
[ ] Naftu barada diidoo
[ ] Way baahsantayo
[ ] Way beer lushaaye

[ ] Ba ane jacaylkaagu
[ ] Bal inuu idaayon
[ ] Barya an ka raystoo
[ ] Intaa Badanka laabtiyo
[ ] Ii bogsoodo maankii

[ ] Hedu bixiba waydee
[ ] Bal warankan hooyoo
[ ] Hago,ee wadnuhu beegso
[ ] Beerkana kukalagoo...................

Q/koosaar

Address

Biibsiga
Hargeisa
444311

Telephone

+252636553306

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Qaryaan koosar posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Share