Eng Abdiaziz

Eng Abdiaziz 🎯 Empower your mindset
(1)

10/06/2026

Qofka dhibaatooyinka ka baqda horumarka magaadho !

09/06/2026

Qofka talo ku weydiiya wuu ku aaminay .

09/06/2026

Sh Mustafe

09/06/2026

Haddii aad kacday adigoo caafimaad qaba,nabadna aad kusoo kacday. kadibna aad tukatay salaadda Subax, waxaad ku jirtaa maganta Alle. Waxaad heshay barakada maalinta, Illaahay u mahadnaq.

08/06/2026

Weligaa miyaad maqashay Madaxweyne khudbad noocan ah akhrinaya oo loo Sacabinayo !

08/06/2026

Qof walba waa jaahil.

08/06/2026

Maad Maqashay weli Xanuunka inta badan dhalinyarada ku dhaca ee layidhaahdo - FOMO “ Fear of Missing out “

Haddii ay dhici lahayd in lagu kala dooran siiyo , 500kg oo dahab ah & 500kg oo Lacagta Dollar-ka ah , Midkee ayaad door...
08/06/2026

Haddii ay dhici lahayd in lagu kala dooran siiyo , 500kg oo dahab ah & 500kg oo Lacagta Dollar-ka ah , Midkee ayaad dooran lahayd ? Maxaad se ku dooran lahayd ?

07/06/2026

Weli ma is weydiisay Su’aashan ?

07/06/2026

Hantida ugu qaalisan ee aynu haysano waa ubadka .

Address

Hargeisa
NONE

Telephone

+252634080649

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Eng Abdiaziz posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Share