Isku xidh+

Isku xidh+ Ku Soo Dhawoow Isku Xidh+ –Oo U Adeega Bulshada! Aad baad u mahadsantahay sidad! Isku Xidh+ – Isku Xidhaha Bulshada! NEWS JOURNALISTS

Noola so xidhidhay waxaannu u abuurnay isku xidhka+ macallimiinta shaqo-doonka ah iyo goobaha macallimiinta looga baahan yahay.

Laba qol oo kiro ahXaafada : caqiiboQiimaha : 60$U dhaw baska iyo tigtaSuuqana wuu u dhaw yahay oo waa loo lugayn karaa ...
28/04/2025

Laba qol oo kiro ah
Xaafada : caqiibo
Qiimaha : 60$
U dhaw baska iyo tigta
Suuqana wuu u dhaw yahay oo waa loo lugayn karaa marka loo baahdo
Wuxuu u dhaw yahau wadada wanka ah ee xaafada caqiibo xageeda h**e suuqa xigta labada qol mid waa irid banaan
Waxay qololku ku dhexyaalaan baloodh oo labada qol ee kale waxaa ku jira dad fudud oo ka shaqa taga inta ugu badan

Fursad Gaara: Ku Soo Biir Team-ka Isku Xidh+ – Adigoo Shaqadaada Jooga!Isku Xidh+ waxay fursad gaar ah u fidinaysaa 10 q...
23/04/2025

Fursad Gaara: Ku Soo Biir Team-ka Isku Xidh+ – Adigoo Shaqadaada Jooga!
Isku Xidh+ waxay fursad gaar ah u fidinaysaa 10 qof oo doonaya inay la shaqeeyaan kooxdayada xirfadlayaasha ah, iyagoo waliba jooga shaqadooda .
si online ahaan ah
Nagala soo xiriidh +252 0634613757

["Ma Doonaysaa Inaad Noqoto Hoggaan Dhalinyaro oo Caalamiya?"]Ka Mid Noqo Hogaamiyeyaasha Dhalinyarada Caalamka!Youthwis...
15/04/2025

["Ma Doonaysaa Inaad Noqoto Hoggaan Dhalinyaro oo Caalamiya?"]
Ka Mid Noqo Hogaamiyeyaasha Dhalinyarada Caalamka!

Youthwise 2025 waa barnaamij caalami ah oo ay soo qabanqaabisay OECD si ay dhalinyarada uga qayb geliso go’aan-samaynta caalamiga ah.

Waa fursad buuxda oo:

✅️Kaa qaybgelinaysa shirar heer wasiir ah

✅️Kuu sahleysa inaad dood ka keento arrimaha AI, cimilada, xirfadaha mustaqbalka, waxbarashada & ganacsiga

✅️Kuu ogolaanaysa inaad matasho dhalinyarada aduunka hortooda

Shuruudaha:

Da'da: 18–30 sano

Muwaadin ka tirsan waddan OECD

Ku hadal Ingiriis si fiican

Waqtiga k**a dambaysta ah ee
codsiga: 15-ka May 2025
(Linkiga codsiga waxaa lagu siinayaa markaad nala soo xidhiidho)

[Xidhiidhka Isku Xidh+]

Haddii aad diyaar u tahay fursaddan weyn, waxaan kaa caawinaynaa codsiga, diyaarinta CV-ga, iyo talooyin muhiim ah si aad ugu guulaysato.
Barnaamijkan waxaa kugu hagaya madasha Isku Xidh+, oo ah meel isku xidhaysa dhalinyarada iyo fursadaha caalamiga ah.

Nala soo xidhiidh kuna soo biir WhatsApp Group-kan
https://chat.whatsapp.com/CyanczQvEnQKJjQ5IiTcSl

Address

Isha Boorama
Hargeisa
2524613757

Opening Hours

Monday 09:00 - 17:00
Tuesday 09:00 - 17:00
Wednesday 09:00 - 17:00
Thursday 09:00 - 17:00
Saturday 09:00 - 17:00
Sunday 09:00 - 17:00

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Isku xidh+ posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Share

Category