Fidiye media

Fidiye media Madadalo

Ninkaan Shiinayska ah ayaa Gabadhaan Soomaaliyeed ka bixiyey 9 Xabo oo Dooro ah, Ninkaan oo warbaahinta la hadlay ayaa s...
13/07/2024

Ninkaan Shiinayska ah ayaa Gabadhaan Soomaaliyeed ka bixiyey 9 Xabo oo Dooro ah, Ninkaan oo warbaahinta la hadlay ayaa sheegay in ay tahay Caado dhaqameed ay leeyihiin Qabiilkiisa Dega Chengdu in Gabadha laga bixiyo 9 Xabo oo Dooro ah oon wali Curan, Guurkaan ayaa hadal hayn badan ka dhex dhaliyey baraha bulshada gaar ahaan Tiktok.

Ruqiya ayaa sheegtay in xoolaha iyo Lacagta uu ka muhiimsan yahay Jacaylka iyo Naxariista ayna ku qanacsan tahay inay Nolasha kula midowday Mr Shuu Jin Yuu, Waxaan ka helay Farxad iyo Jacayl ayey tiri iyadoo sii hadlaysa!

Aragtidaada?

19/05/2024

Xishood la,aan Duhur cad Ayuu Nasaha Tuutuujinayaa Hadhowna.....

09/05/2024

Caan inaad noqota waxaa kaa xigta inaad waalato lee๐Ÿ˜‚๐Ÿ˜‚

30/04/2024

Jeskii magalka

Soo Sad wlh๐Ÿ’”๐Ÿ˜ข Xaalada Qalbi Jabka waa Marxalada Ugu Adag Ee Nolosha waana Waqtiga Ugu Xun waqtiyadaada Runti waxaa Daree...
28/04/2024

Soo Sad wlh๐Ÿ’”๐Ÿ˜ข Xaalada Qalbi Jabka waa Marxalada Ugu Adag Ee Nolosha waana Waqtiga Ugu Xun waqtiyadaada Runti waxaa Dareemi Karo qof Soomaray Marxalada Iyo Xanuunka Qalbi Jabka

21/04/2024

21/04/2024

Maskaxdii iyo fahamkii oo gabdha socda oo lugeynaya ah daawo๐Ÿคฃ๐Ÿ˜‚๐Ÿ˜…

17/04/2024

Waakan muuqaalkii loo xiray ugbaad aragsan oo cawada liinta ku cabeysaa xabsiga muuse.

16/04/2024

Cajii:Sidu qof dhan oo rag damiir kiisu usiiyey in uu meshas taagnaado.

We've been treated to some classics between Liverpool FC and Manchester City over the years ๐ŸฟWhich match is your favouri...
11/03/2024

We've been treated to some classics between Liverpool FC and Manchester City over the years ๐Ÿฟ

Which match is your favourite?

Recod Waali ah . .   Shamuuri oo hada live Toos ku jira ayaaa mudo Afar malin ah Ku Garay 700 k  Qof walbo waxaa ka soo ...
03/03/2024

Recod Waali ah . . Shamuuri oo hada live Toos ku jira ayaaa mudo Afar malin ah Ku Garay 700 k

Qof walbo waxaa ka soo Haray yaab & amakaak. Wali horay uma dhcin in qof somali ah 700 k Fallower Mudo 4 maalin Dunida ayaa yaaban

Hal Milyan inuu Gaaro imisa malin kale ayey Ku qadaneysaa ?

24/02/2024


13/02/2024

Gagabka wax kale๐Ÿ˜„

13/02/2024

U kudul mirqaamay markad maqasho waa sidan camal๐Ÿ˜€๐Ÿ˜„

13/02/2024
13/02/2024

Caruur kii caruusysda.

12/02/2024

Maxad uhadiyan lahayd qof...

Address

Wada Shacabka
Hargeisa
STATEHOUSE

Telephone

+252672047182

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Fidiye media posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Share