Hoori Media

Hoori Media HOORI MEDIA is a A media house dedicated for Reporting facts and amplifying voices for the voiceless

24/09/2026
17/09/2026

Somaliland kolba reer baa waalanayay oo Saar galayay ilaa tii u dambaysay, Xisbiyadeenii qabiilkaa leexiyay" Xil C/naasir Qodax.

11/09/2026
11/09/2026

"Samraay iyo sugaay ayaa intaa dadka lagu hayay, intee ayay samri karaan" Xildhibaan Koodbuur

04/09/2026

SNM Iyo Sahra Halgan Fanaanad Weyn

28/08/2026

Dahabka G.awdal Boosaaso Putland Somalia Laga dhoofinayo.....

*Shirkadda Simodi oo Daahfurtay Applicationka Casriga ah ee Simodi Gold APP oo ah Suuq Casri ah oo aad ka iibsan karto d...
23/08/2026

*Shirkadda Simodi oo Daahfurtay Applicationka Casriga ah ee Simodi Gold APP oo ah Suuq Casri ah oo aad ka iibsan karto dahab-ka, kuna kaydsan karto, kuna sii ibin karto*

Munnaasibad balaadhan oo lagu daahfuray SIMODI GOLD APP ayaa lagu qabtay Magaalada Dubai ee Isutagga Imaaraadka Carabta. Madashan oo si heer sare ah loo soo agaasimay ayaa kulmisay ganacsato, maalqabeenno Soomaaliyeed iyo maal-gashadayaal caalami ah, marti sharaf kale iyo shakhsiyaad caan ah.

SIMODI GOLD waa suuq casri ah oo ku fududayna in adiga oo isticmaalaya mobile-kaaga aad iibsato dahab, kaydsato, la socoto qiimaha dahabka ama aad iibiso si aad uga samayso faa’ido.

Daahfurka SIMODI GOLD wuxuu astaan u yahay cutub cusub oo suuqa dahabka ah, taas oo ay suurogeliyeen aqoon, kalsooni iyo tiknoolajiyadda casriga ah. Suuqa SIMODI ayaa sahalaya fursadaha helitaanka, kaydinta iyo ka ganacsiga dahabka.

14/08/2026

"Tabashada reer Awdal markaad dadka ka waraysato laba qof oo isku wax sheegaya arki maysid, anigu waligay hammi siyaasadeed ma yeelan" Guddoomiyihii h**e ee jaamacada Camuud Prof Saleebaan Axmed Guuleed

"Dadka walaalaha ah ee xeebaha aqoon darro ayaa isu gaynaysa  may mudnayn in ay rasaas isku fiiqaan"  Prof Diiriye Maxam...
04/08/2026

"Dadka walaalaha ah ee xeebaha aqoon darro ayaa isu gaynaysa may mudnayn in ay rasaas isku fiiqaan" Prof Diiriye Maxamuud

"Dadka walaalaha ah ee xeebaha aqoon darro ayaa isu gaynaysa may m...

03/08/2026

Dhaqanka Beelaha Makaahiil Oo Beelaha Samaroon Usoo bandhigay suldaanka Guud.

Address

Borama

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Hoori Media posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Shortcuts

Share