Mohamed Boosh

Mohamed Boosh Bogga bulshada

20/08/2024

Xiis ha loo gurmado inta aanay is dilin

19/08/2024

" Waan caafimaad qabaa, dhuubniduna waa qurux " Fanaanada Ifraax Tolmoon.

19/08/2024

Sheekh 6 kun Dollar mushahar ahaan uga qaata masaajid.

18/08/2024

Maxay dumarka cadaanku qabaa u neceb yihiin ragga Soomaaliyeed?. Daaci Xigma

Qabuurahan idiin muuqda waa Dubai waxaa lagu aasay Daria Kotsarenko, oo u dhalatay dalka Ukraine, todobaadkii h**e ayay ...
01/04/2024

Qabuurahan idiin muuqda waa Dubai waxaa lagu aasay Daria Kotsarenko, oo u dhalatay dalka Ukraine, todobaadkii h**e ayay qaadatay diinta Islaamka balse laba maalin kadib way geeriyootay weliba iyadoo sooman sida la wariyay. Waxaa ku soo booday wadno xanuun.

Sheekada Daria ayaa aad ugu faaftay baraha bulshada dowladaha Carabta, waxaa la sheegay inay dalxiis u timid Dubai kadib waxay ka heshay habka loola dhaqmay iyo quruxda Islaamka taasna ay sababtay inay qaadato Islaanimmada.

Waxay ahayd 29 jir, wax qoys iyo qaraabo ah kuma lahayn Dubai, markii sheekadeeda la faafiyay waxaa aaskeeda ka qeyb galay kumanaan qof si ay ugu muujiyaan duco iyo garab istaag.

Allow u naxariisto.

Cali Aadan

23/03/2024

Aabe Dalka Maraykanka ku Nool oo Gabadh yar oo 14 jir oo ka dalbatay in uu da u Baadho Arin ka Fajicisay natiijadii Baadhitaanka kala kulmay !!!

Ninkan oo ka mida Bulshadda Somalida ee ku dhaqan Magaaladda ( Minnesota) ee Cariga Maraykanka'ayaa madal uu khudbad ka jeedinaayey oo ay Qurbajoogta Somalida ee halkaasi ku dhaqani ka soo qaybgaleen waxa uu halkaasi ka sheegay arin yaab badan oo Baadhitaan Caafimaad oo Gabadh uu dhalay ay martay Natiijadii Baadhitaanka kaga soo baxday.

Aabahan Somaliga ee reer ayaa sheegay in Gabadh yar oo uu dhalay oo 14 jir ahi ay sheegtay inay u baahan tahay in laga Qaado Dheecaanka Hida Sidaheeda ee (DNA) ga ay sheegtay aabaheed inay doonayso inay ogaato Cida ay Asal ahaan ka soo Jeedo Bulsho ahaan' waxaanu sheegay Aabahani in uu ka ogolaaday oo laga qaaday Gabadhiisii yarayd Baadhitaankii "DNA" geeda waxaanu yidhi " Markii dalabkii Gabadhayda yar ee 14 jirka ah ee ahaa in laga qaado "DNA" geeda oo ay iyadu doonaysay inay 9gaayo meesha ay ka soo jeedo aan aqbalay waa laga qaaday waxa noogq soo baxay arimo aad u badan oo Yaab badan baadhitaankaasi waxyaabaha aan aadka u la yaabahay ee Baadhitaankaasi sheegayo waxa ka mida in Gabadhayda yar ee 14 jirka ahi ay Magaaladan Minnesota oo kaliya joogaan 600 oo Wiilal ay Ilmaadeer yihiin (Cousins) waa arin Cajiiba..."!!!

Dhacdo Naxdin leh ayaa ka dhacday Magaalada Balidhiig.Hooyo Caasha Maxamed Xuseen ayaa Mudo dheer oo ay foolanaysay kadi...
23/03/2024

Dhacdo Naxdin leh ayaa ka dhacday Magaalada Balidhiig.
Hooyo Caasha Maxamed Xuseen ayaa Mudo dheer oo ay foolanaysay kadib ku dhimatay jidka u dhexeeya Balidhiig iyo Burco
Hooyadan ayaa Mudo ku dhex foolanaysay gudaha magaalada Balidhiig waxaana la waayay dareewal ku qaada Ambulance ka magaalada maadaama dawladu ka jartay Lacagtii Mushaharka ahayd dareewalka oo aanay ambulance ta balidhiig haysan wax dareewal ah.
Hadii umusha Baligubadle ay haysatay laydh la’aan hooyada Balidhiig Waxa haysata ambulance la’aan.
Waxaanay dhimanayaan Hooyooyinku inta ay sugayaan gaadhi shacab ah oo qaada.
Xukuumada maanta ee uu haysto cudurka Dhaqaale raadintu waxay jartay meelkasta oo Kharash kaga bixi jiray
Dhawaan Waxay Lacagtii ay isna ka jartay iskuulka Salaxlay oo ardaydii ka dareertay.

Bushaaro Baanday

22/03/2024

Shaqaalaha Caafimaadka Burco Oo Iibsaday Dhiig Qof bukaan Ah Loo Shubay.

Dhacdo layaab leh oo caawa kadhacday Hospital ka guud ee magaalada Burco

Oday waayeel ah oo lagu magacaabo Cabdi Maxamuud Siciid oo laga sooqaaday hawdka Gobolka Togdheer ayaa lasoo gaadhsiiyay Hospital guud ee magaalada Burco markii labaadhay ayaa waxaa laga helay Dhiig la'aan laba qof oo kamida Eheladiisa ayaa ushubay min 500 siisi oo dhiig ah,

Arinta layaabka leh ayaa ah in qaar kamida shaqaalaha Hospitalku ay iib sadeen dhiigii Odayga waayeelka ah loogu tala galay,sidda uu odaygu warbaahinta u sheegay Maamulka iyo masuuliyiinta Hospitalku wali ka may hadal arinta.

Xigasho Axmed Boqore

Dharkan goormaa la xidhan jiray?
21/03/2024

Dharkan goormaa la xidhan jiray?

19/03/2024

Qac baa kaa yeedhaysee, gabadhan waa cajiib.

Asma Oo Ka Mid ah Hablaha Ku Nool Magalada Muqdisha Ayaa Tidhi  “Xaas la'aantu waa fool xumo! ninkuna marka uu afar xaas...
18/03/2024

Asma Oo Ka Mid ah Hablaha Ku Nool Magalada Muqdisha Ayaa Tidhi “Xaas la'aantu waa fool xumo! ninkuna marka uu afar xaas leeyahay ayuu ugu qurux iyo qiimo badanyahay”.

Hadalkan Waxay ka Sheegtay Muuqaal Lagu Baahiyay Baraha Bulshadda

12/03/2024

" Qofkii si sax ah u sheega cidii samaysay calanka Soomaaliya, lacag baan siinayaa' Ssnduura Soomaali .

Address

Road Number One, Hargeisa
Hargeisa

Telephone

+252634811106

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Mohamed Boosh posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Share