
23/06/2024
Burco:- Arday dabaq ka soo tuurtay Macalinkii ilaalinayay imtaxaankii ay ku jireen,xaladda macalinkaas ayaa la sheegay in ay culustahay, sida aya ii xaqiijeen illo xogogaal ahi.
Maxamed Suldaan