Kulan TV

Kulan TV News

19/09/2026

โ€œDadka qosolka badan dhibaatooyin badan ayay qarsadaan aniguna..โ€Qoraa Shayma yar

19/09/2026

๐—ธ๐—ฎ๐—น๐—บ๐—ฎ๐—ฑ๐—ฑ๐—ฎ ๐—ฎ๐—ด๐—ฎ๐—ฎ๐˜€๐—ถ๐—บ๐—ฎ๐—ต๐—ฎ ๐˜„๐—ฎ๐—ฎ๐˜…๐—ฑ๐—ฎ ๐—พ๐—ผ๐—ฟ๐˜€๐—ต๐—ฎ๐˜†๐—ป๐˜๐—ฎ ๐—ฒ๐—ฒ ๐˜„๐—ฎ๐˜€๐—ฎ๐—ฎ๐—ฟ๐—ฎ๐—ฑ๐—ฑ๐—ฎ ๐˜€๐—ต๐—ฎ๐—พ๐—ฎ๐—ฑ๐—ฎ ๐—ฎ๐—ฟ๐—ถ๐—บ๐—ฎ๐—ต๐—ฎ ๐—ฏ๐˜‚๐—น๐˜€๐—ต๐—ฎ๐—ฑ๐—ฎ ๐—ถ๐˜†๐—ผ ๐—พ๐—ผ๐˜†๐˜€๐—ธ๐—ฎ ๐—๐—ฆ๐—Ÿ ๐— ๐˜‚๐—ป๐—ฑ๐—ฎ๐—ป๐—ฒ ๐—ฐ๐—ฎ๐˜„๐—ฎ๐—ฎ๐—น๐—ฒ ๐—บ๐—ผ๐—ต๐—ฎ๐—บ๐—ฒ๐—ฑ ๐—บ๐˜‚๐˜‚๐˜€๐—ฒ

Shirweynaha horumarinta ganacsatada yaryar oo maalintii labaad ka socda Magalada Hargeysa.
17/09/2026

Shirweynaha horumarinta ganacsatada yaryar oo maalintii labaad ka socda Magalada Hargeysa.

Wasiirka Warfaafinta Jamhuuriyadda Somaliland Barkhad Jaamac Batuun ayaa ku dhawaaqay in maanta laga bilaabo la joojiyey...
17/09/2026

Wasiirka Warfaafinta Jamhuuriyadda Somaliland Barkhad Jaamac Batuun ayaa ku dhawaaqay in maanta laga bilaabo la joojiyey heesaha qabiillada loo qaado ama lagu ammaano oo muddooyinkan si weyn ugu soo badanayey Somaliland.
Dhawaan xukuumadda Somaliland waxa ay sidoo kale joojisay xafladihii reeruhu ku qabsan jireen magaalada
Hargeysa.

16/09/2026

Qaabkii ay u dhacday Furitaanka Munaasibada shirweyanaha Gacansatada yaryar

Madaxweyne ku xigeenka Somaliland ayaa magalada Hargeysa kaga qayb galay shirweynaha Ganacsatada yaryar Munaasibadan wax...
16/09/2026

Madaxweyne ku xigeenka Somaliland ayaa magalada Hargeysa kaga qayb galay shirweynaha Ganacsatada yaryar Munaasibadan waxa soo qaban qaabisay Wasaaradda Shaqo-galinta iyo Arimha Bulshada

Maxamed Suldaan

Shirweynaha horumarinta Ganacsatada yaryar iyo iskaashatooyinka oo maanta ka Furmay Magalada Hargeysa.Maxamed Suldaan
16/09/2026

Shirweynaha horumarinta Ganacsatada yaryar iyo iskaashatooyinka oo maanta ka Furmay Magalada Hargeysa.

Maxamed Suldaan

Alle ha u naxariistee, Nimco Siciid Cali, oo ka mid ahayd dhalinyarada haldoorka ah ee Gobolka Togdheer, ayaa xalay ku g...
16/09/2026

Alle ha u naxariistee, Nimco Siciid Cali, oo ka mid ahayd dhalinyarada haldoorka ah ee Gobolka Togdheer, ayaa xalay ku geeriyootay magaalada Hargeysa.

Geerida Marxuumadda ayaa si weyn looga dareemay baraha bulshada iyo mareegaha internet-ka, iyadoo dad badan oo ka tirsan bulshadu ay tacsi iyo murugo ka muujiyeen geerideeda.

Maxamed Suldaan

14/09/2026

Aqoonyahan Cabdiqaadir Sheekh ayaa magaalada Hargeysa lagu maamuusay, laguna sagootiyay.

Telesom Group farxad weyn ayay u tahay in sannad kasta ay taageerto oo maalgeliso Tartanka Qiraaโ€™aadka Qurโ€™aanka, oo ay ...
13/09/2026

Telesom Group farxad weyn ayay u tahay in sannad kasta ay taageerto oo maalgeliso Tartanka Qiraaโ€™aadka Qurโ€™aanka, oo ay soo qabanqaabiso Hayโ€™adda Misbaax, kaas oo sannadkan ka furmay magaalada Hargeysa. Tartankan oo ah kii 11aad ee xidhiidhka ahaa, waxa ka qaybgalaya tartamayaal ka kala socda 15 waddan, oo ay ka mid yihiin Maraykanka, Masar, Kenya iyo dalal kale. Somaliland waxay noqonaysaa waddankii labaad ee martigeliya tartankan, kaddib dalka Kuwayt.
Telesom Group waxay aaminsan tahay in aqoontu tahay aasaaska horumarka bulshada, halka Qurโ€™aanka Kariimka ah iyo waxbarashaduna ay yihiin tiir muhiim u ah dhismaha qof leh aqoon, akhlaaq iyo masuuliyad. Sidaas darteed, taageerada Telesom ee barnaamijyada aqoonta, waxbarashada iyo Qurโ€™aanku waxay qayb ka tahay kaalinta ay shirkaddu kaga jirto horumarinta jiilka iyo bulshada, iyo abuurista mustaqbal ku dhisan aqoon, qiyam iyo karti.

Address

Gaโ€™an Libah District
Hargeisa

Opening Hours

Monday 09:00 - 17:00
Tuesday 09:00 - 17:00
Wednesday 09:00 - 17:00
Thursday 09:00 - 17:00
Friday 09:00 - 17:00
Saturday 09:00 - 17:00
Sunday 09:00 - 17:00

Telephone

+252634117942

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Kulan TV posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Contact The Business

Send a message to Kulan TV:

Shortcuts

Share