Hamza حَمْزَة

Hamza حَمْزَة Contact information, map and directions, contact form, opening hours, services, ratings, photos, videos and announcements from Hamza حَمْزَة, Media Agency, Hargeisa.

31/03/2025

مسألة العذر بالجهل عند التكفيرين
فضيلة الشيخ نور على جامع حفظه الله

Mas'alada cudur daarka jahligu keensaday iyo takfiiriyiinta.

Sheekh nuur cali jaamac

30/03/2025

Sheekh Cabdullahi Sheekh Xaashi Sheekh Cabdi

27/07/2024

Hadalki imamu shaafici iyo qofka inkira amase diida sifaadka alle

27/07/2024

Adilada ku tusinaysa inuu alle carshiga ka sareeyo.

Sh abdallah xaadhi حفظه الله

26/07/2024

Ehlu sunnah wa al-jamacah waa ayo?

من هم اهل السنة والجماعة؟

26/07/2024

Kutubta caqiiqada ehlu sunnaha iyo culimadii qalinka u qaadatay ee allaha weyni ku barakeeyey

Sh cabdalla xaashi حفظه الله واطال الله عمره

29/05/2024

Waxaan waagaan yaraa maqli jirey marka ay is laayaan laba qof oo midi ku caayo ka kale ceeb uu isagu leeyahay oo lawada ogyahay, baa aan maqli jirey maah maahdii soomaaliyeed ee ahayd,

"Doqoni waxay ay tahay ayey ku moodaa"

Waxaan uga dan leeyahay ashaaciradu iyaga ayaa ah kuwii h**e dadka u gaalaysiin jirey ahna culimadoodi kuwii ehlu sunnaha gaalaysiiyey bal xataa qaarkood laga soo guuriyo inay yidhaahdeen,

"Qofkii aan aaminsanyn caqiidada ashacirada waa gaal, gaalnimo diinta lagaga baxayo".

Waxa la yaable nin weyn oo meel la soo fadhiisanahaya wahabiyada ayaa dadka gaalaysin jirey iyagaana ugu h**eeyey cid gaalaysiisa ehlu sunnaha.

War tolow miyuusan ka war hayn waxa kutubtiisa ku qoran, inta badan nimankaasu culimadoodu naxwe iyo sarfi iyo inyaroo balaaqo ah mooyee aqoon kale looma dhigo baan is idhaa, waaba cajaa'ib.

Address

Hargeisa

Telephone

+252634734416

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Hamza حَمْزَة posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Contact The Business

Send a message to Hamza حَمْزَة:

Share

Category