Nasir Broadcasting

Nasir Broadcasting ku soo dhawaada page keena cususb oo aad kala socon kartaan war lagu kalsoon yahay

26/03/2026

Axyaaa cod qalpiga ayuu ka tabanyaaa
Meee dadkii dhawaca ahaaa

15/03/2026
Shil Baabuur oo Gabiley ka Dhacayma Jirto wax khasaare nafeed ah shilkan oo uu sababay isku dhaca laba gaadhi laakiin wa...
12/03/2026

Shil Baabuur oo Gabiley ka Dhacay

ma Jirto wax khasaare nafeed ah shilkan oo uu sababay isku dhaca laba gaadhi laakiin waxa jira dhaawac ilhy ha u boogo dhayo dadkana

10/03/2026

Qofna ha weydiisan inu ku ixtiraamo, waayo wuu garanayaa inad tahay bashar Alle abuuray oo ixtiraam mudan. Qofka waxa ugu yar ee la siin karaa waa ixtiraamka, qofka aad ka weydo, ha weydiisan, waayo waaba qof ku liidaya, oo is tusay in aanad wax macno ah noloshiisa ku kordhinayn.

waxad arkaysaa qof mid kale kula garnaqsanaya sheeko marka aad dhuuxdo ixtiraam-darro salka ku haysa, balse aan dhaadanayn in ixtiraam-darradu ay tahay xaqiraadda ugu xun ee qof lagu samayn karo. Sabab aad ula garnaqsataa ma jirto, waayo boqolaal, kumanaan iyo malaayiin ku ixtiraamaya ayaa dunida ku nool.

Sidaaa waxa qorey abwaan weedhsame.
CheifCaaqil Maxamed Maxamuud Cutte
Abdixakiin Karama
Eng Khaalid Yuusuf Awrabaax

Madaxweynaha Maraykanka oo ka hadlay dagaalka Bariga dhexe.......
03/03/2026

Madaxweynaha Maraykanka oo ka hadlay dagaalka Bariga dhexe.......

03/03/2026

Farxiya cabsiiyeh waa mucaashaqad weyn

02/03/2026

Love

Address

Jigjig Yar
Hargeisa
0634669518

Telephone

+252634669518

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Nasir Broadcasting posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Contact The Business

Send a message to Nasir Broadcasting:

Share