Jalaal Media

Jalaal Media Hoyga Falanqaynta Mawduucyada

21/12/2024

Noocyada Kala Duwan ee Jinka: Maxaad Ka Ogtahay?

"Ku soo dhowaada barnaamijka xiisaha leh ee Siraha Qarsoon oo aad uga bogan doonto JALAAL-MEDIA! Barnaamijkaani wuxuu da...
04/12/2024

"Ku soo dhowaada barnaamijka xiisaha leh ee Siraha Qarsoon oo aad uga bogan doonto JALAAL-MEDIA! Barnaamijkaani wuxuu daaha ka rogayaa xogaha qarsoon, dhacdooyinka aan la ogeyn, iyo arrimaha la yaabka leh ee dunida ka jira. Ka daawo JALAAL-MEDIA, ha moogaan, oo nala wadaag sirta!"

6 Hab Oo Islaami Ah Oo Cadawga Aad Ku Burburin Karto Dagaal La'aan youtu.be/oiVbbojotH8
09/10/2024

6 Hab Oo Islaami Ah Oo Cadawga Aad Ku Burburin Karto Dagaal La'aan
youtu.be/oiVbbojotH8

Jiilkan Waa Jiilka Ugu Badan Ee La Siray Jiilkan Waa Jiilka Ugu Badan Ee La QaldayMarkaad Instagram Ama Facebook Ama Tik...
10/09/2024

Jiilkan Waa Jiilka Ugu Badan Ee La Siray
Jiilkan Waa Jiilka Ugu Badan Ee La Qalday

Markaad Instagram Ama Facebook Ama Tiktok Ama YouTube Aad Ku Jirto Dadka Leh
Waxaas Iyo Waxaas Ayaa Xaqiijiyey Ama Sawirada Soo Dhigaya Baraha Bulshada
Waxaad Ogaataa Dadkaas Inay Soo Bandhigayaan Noloshooda Qaybta Aan Xaqiiqiga Ahayn In Ay Dhina Ay Soo Bandhigayaan Aanay Ahyn Dhina Dhabta Ah
Laakiin Qaladka Ugu Weyn Ee Aad Galayso Uu Yahay In Aad U Aragto Shay Sugan
Sidanaa Sax Ah Guul Ayey Xaqiijiyeen
Iyaga Oo Kale Waa In Aan Noqdaa

Isaga Oo Video Ah Muuqaal Ah Waxaad Ka Heli Kartaan YouTube Keenna Jalaal Media
https://youtu.be/r7gmFnBCnqo?si=ChyqteGyGQTV8OgR

Address

Sayladda
Hargeisa
6864753

Telephone

+252636864753

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Jalaal Media posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Share