Abdirahman baarri

Abdirahman baarri Contact information, map and directions, contact form, opening hours, services, ratings, photos, videos and announcements from Abdirahman baarri, Digital creator, hargeisa, Hargeisa.

Permanently closed.
Ah!!. Waxa yaa haragedii nagaga celiya!!
25/03/2026

Ah!!. Waxa yaa haragedii nagaga celiya!!

Deg-deg qarankii oo dubay lagu arkay.
30/09/2025

Deg-deg qarankii oo dubay lagu arkay.

IYADA: nin nooce ah ayaan guursada ?ANIGA“ Guurso nin buugta akhriya”Guurso nin leh boqolaal dabeecadood , dadnimo iyo d...
27/09/2025

IYADA: nin nooce ah ayaan guursada ?
ANIGA“ Guurso nin buugta akhriya”
Guurso nin leh boqolaal dabeecadood , dadnimo iyo dulqaad iyo aqoon uu ka dhax helay bogaga ay qoreen dadka Baal ka dahabka kaga jira dunida.
Guurso nin helay khibrad iyo waayo aragnimo kumanaan sanno ah,waayo-aragnimadas oo uu ka helay xaashiyaha ay qoreen halyeeyada dunida hogaanka usoo noqday.
Guurso nin akhriyay kumanaan article oo laga qoray jacaylka, ninkaaso helay sheekoyinka kuwa waayay jacayl koodii iyo noloshoodii . Sidoo kale akhriyay sheekoyinka kuwa nolosha quruxda badan wada qaatay, wuxu garanayaa sida fudud ee uu kugu lumin karo, wuxu garanaya sida uugu wacan ee uu kugu ilaashan karo, wuxu ka dheeranaya shaykasta oo sababaya waayitan kaaga, wuxu ku dhagaya shaykasta waaritaan kiina sugaya. Sidoo kale wuxu wajigaaga ka akhrisanaya xaalad kasta oodku sugantay.
Nin kaasina waa ANIGA.

13/09/2025

Page soo fallow gareeya asxaabta qaaliga.

Address

Hargeisa
Hargeisa

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Abdirahman baarri posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Shortcuts

Share