Oog media

Oog media waxaanu kusoo gudbin doona video ku xiisa galiya kuna raali galiya ood ku raaxaysan doonto

Alpha mabruuk
08/02/2024

Alpha mabruuk

24/09/2023

Saddexda habrood in ay u kala nastaan hoggaaminta dal la yidhaahdo 'Habarland' ayaynu xeer ka dhignaa?

Gelow  daaqo  markaad  ciin  daaqdo  ayaa  lagu  yaaba Horta  kan  yari  halkuu ku  dambeeyey  waa  su.aale  Miyaa  la q...
21/09/2023

Gelow daaqo markaad ciin daaqdo ayaa lagu yaaba
Horta kan yari halkuu ku dambeeyey waa su.aale
Miyaa la qafaashay

Dhamaantood  waxay  farxad  iyo  jeesjees ka dhiganayaan  khasaaraha  caawa  wajaale  gaadhay  bLse  waxa  wax  wlba  in...
16/09/2023

Dhamaantood waxay farxad iyo jeesjees ka dhiganayaan khasaaraha caawa wajaale gaadhay bLse waxa wax wlba inagaga xun inaynaan ahayn dad midaysan oo inaga dhexdena la isku jeediyey si la inoogu soo gabado

Sawir ka turjumaaya khaasaraha soo gaadhay Ganacsatadii Wajaale
16/09/2023

Sawir ka turjumaaya khaasaraha soo gaadhay Ganacsatadii Wajaale

10/09/2023

Maalinta la kibriyey waa Maalintii Ciidanka Ay jidgooyada intay u galeen ay dileen ee haddana Hj tidhi Mag yar baa Somaliland iyo Beelaha ragaasi ka baxeen u xala .!!

Tolow Hj waatan deegaankeedii yadoo Dhulbahante iska eegaysa ay u weydaarteen kuway lahayd mag yar iyo cafis isu raaciyee, Haddii maanta dad laga laayo siday nooga dhaadhicin ( waan u soo aaraynaa ) !? Kkkkk
Waxan leeyahay 150 halaad sii tirsada nafarkiiba idinkaa inoo jideeyee .!!! Imisaan lahayn war ka daaya .! Sharciguun baa ina kala qaban karee.!
Saliim Gadraawi✍️

“Sareeye Gaas Mushahar u dhigma wasiir”Mashruuca Qabyo Qoraalka Xeerka Ciidanka Qaranka ee saaka golaha wakiilada loo qa...
03/09/2023

“Sareeye Gaas Mushahar u dhigma wasiir”

Mashruuca Qabyo Qoraalka Xeerka Ciidanka Qaranka ee saaka golaha wakiilada loo qaybiyay waxa ku jira Mushaharka ay qaadanayaan Saraakiisha Ciidanka Qaranku:-

Hanaankan uu xeerku jideeyay ayaa loo siinaya xuquuqaha mushahar xubnaha ciidanka qaranka.

1. Sareeye Guud Mushahar u dhigma Wasiir.
2. Sareeye Gaas Mushahar u dhigma wasiir .
3. Sareeyo Guuto Mushahar u dhigma Agaasimaha Guud.
4. Admiral Guuto waxa uu leeyahay mushahar u dhigma sareeye Guuto
5. Gaashanle sare 2/3 sadex meelood laba Mushaharka sareeyo Guuto .
6. Gaashanle dhexe ½ Kala badh Mushaharka Sareeye Guuto.
7. Gaashaanle ¼ Mushaharka sareeye Guuto.
8. Kabtan 2/3 Mushaharka Gaashaanle.
9. Laba xidigle 1/2 Mushaharka Gaashaanle.
10. Xidigle ¼ Mushaharka Gaashaanle.

FG:- Maalmaha soo socda ayaa golahu ka doodi doonaa Mashruucani Qabyo Qoraalka Xeerka Ciidanka Qaranka.

Iib 4588383
02/09/2023

Iib
4588383

WAREEGTO MADAXWEYNE: 30 /08/2023 Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland, Mudane Muuse Biixi Cabdi waxa uu wareegto Madaxw...
30/08/2023

WAREEGTO MADAXWEYNE: 30 /08/2023

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland, Mudane Muuse Biixi Cabdi waxa uu wareegto Madaxweyne ka soo saaray Soo-jeedinta Odayaasha Dhaqanka ee Arrimaha Doorashooyinka .

Waxaanay u dhignayd Wareegtada Madaxweynuhu Sidan:-


Ku: Shir-guddoonka Golaha Guurtida JSL
Ku: Shir-guddoonka Golaha Wakiillada JSL
Og: Komishanka Doorashooyinka Qaranka


Ujeeddo: Soo-jeedinta Odayaasha Dhaqanka ee Arrimaha Doorashooyinka

Mudaneyaal,

Waxaannu idinla socodsiinaynaa in xukuumaddu aqbashay soo-jeedintii Odayaasha Dhaqanka ee Dhex-dhexaadinta isu xil-qaamay, anaga oo tix-gelinnay wada-tashiga guud iyo xaaladaha guud ee dalka.


Sidaa darteed, si doorashooyinku inoogu hir-galaan waxaannu ka codsanaynaa Golaha Baarlamaanka (Guurtida iyo Wakiillada) in ay waafajiyaan soo-jeedinta Odayaasha Dhaqanka Shuruucda iyo Xeerarka Doorashooyinka ee Dalka.


ALLAA MAHAD LEH

Muuse Biixi Cabdi
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland.

29/08/2023

Dabaaldagyo uma baahnin ee waxaynu u baahanahay isla xisaabtan iyo cid qaada masuuliyadda wixii dhacay taas baa ciidanka taageero ugu filan.

Address

Ka Soo Horjeedka Radio Hargeisa Dhanka Galbeedka
Hargeisa
1122

Opening Hours

Monday 06:30 - 22:30
Tuesday 06:30 - 22:30
Wednesday 06:30 - 22:30
Thursday 06:30 - 22:30
Friday 08:00 - 23:00
Saturday 06:30 - 22:30
Sunday 06:30 - 22:30

Telephone

+252634588383

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Oog media posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Contact The Business

Send a message to Oog media:

Share

Category