Guri Abared 1

Guri Abared 1 Welcome to Cadow Media! Saaxiibayaal, please follow & like. Isma dhaafno – good jobs

13/08/2025
Fooqa uu dhisanayo Gudoomiyaha Telesom Ina Maxamed iid. Sidan Ayu u ekanaya marku dhismo.
03/08/2025

Fooqa uu dhisanayo Gudoomiyaha Telesom Ina Maxamed iid. Sidan Ayu u ekanaya marku dhismo.

Kasarifo Caalami Money Exchang
01/08/2025

Kasarifo Caalami Money Exchang

🎉 Bushaaro Macmiil! 🎉Gaydhle Money Exchange waxay kuu hayaan adeeg cusub oo fudud oo casri ah!Waxaan si rasmi ah kuugu b...
01/08/2025

🎉 Bushaaro Macmiil! 🎉
Gaydhle Money Exchange waxay kuu hayaan adeeg cusub oo fudud oo casri ah!

Waxaan si rasmi ah kuugu busharayneynaa in hadda aad si toos ah ugu sarifan karto lacagaha Solteco kaadhkaaga adoo adeegsanaya nidaamka PUS Cash — si dhakhso ah oo ammaan ah!

💳 Haddii aad wato kaadhka Solteco, kaliya raac habkan si aad lacagta u sarifato:

✅ Dollar-ka u isticmaal:
*477*312187*Lacagta #

✅ Shilin-ka u isticmaal:
*577*312187*Lacagta #

01/08/2025

Buuraha Naaso hablood waa Goobdalxiisi umaqalanto madaxwayne inlagadhigo Goobo Qashin
Mayeelayno hadanunahay dadka Beerahodu yihin ee ilahay kuberay

23/07/2025

Wasiirka Arimaha gudaha somaliland

15/07/2025

15/07/2025

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland, Mudane Cabdiraxmaan Maxamed Cabdillaahi (Cirro), ayaa maanta kulan muhiim ah ku yeeshay Qasriga Madaxtooyada isaga iyo madaxda sare ee saddexda xisbi qaran ee dalka.

Kulankan ayaa waxaa kasoo qaybgalay:

Guddoomiyaha Xisbiga KULMIYE, Mudane Maxamed Kaahin Axmed

Guddoomiyaha Xisbiga WADDANI, Mudane Xirsi Cali Xaaji Xasan

Guddoomiyaha Xisbiga KAAH, Mudane Maxamuud Xaashi Cabdi

Madaxweynaha Somaliland, Mudane Cabdiraxmaan Cirro, ayaa kulankaasi madaxda xisbiyada uga warbixiyay xaaladda guud ee uu dalku marayo, gaar ahaan dhinacyada amniga, siyaasadda, iyo dhaqaalaha. Kulankaasi wuxuu ahaa mid muhiim ah oo lagu adkaynayo wada-tashiga siyaasadeed iyo xoojinta midnimada qaran.

Madaxweynaha iyo madaxda xisbiyada ayaa sidoo kale isla meel dhigay muhiimadda ay leedahay in si nabad ah oo wadajir ah loo wajaho xaaladaha taagan, loona midoobo danta guud ee Somaliland.

15/07/2025

Xigasho Kudhajiye Media

05/05/2024

Address

Hargeisa

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Guri Abared 1 posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Contact The Business

Send a message to Guri Abared 1:

Share