04/12/2023
JIIL DIGITAL SERVICE ๐ฅ
Kusoo dhawoow Jiil Digital Services๐ซฐWakhtigan hada la joogo macquul maaha, inaad tidhaahdo Internet ayaan 24ka saac isticmaala maalinwalba, hadana wax lacag ah k**a sameeyo ee anuunbay lacagi iga baxdaa.
Hadaba macquul maaha taasi ee waa inaad Internet sida ugu dhakhsaha badan lacag uga samaysaa, waxa jira boqolaal hab, laakiin waxan kuu sheegaya habka ugu fudud ee qofkasta Internet lacag uga samayn karo.
Website-ku waa meesha ugu fudud aad Internet lacag uga samayn karto, adigoo si maalinle ah ugu soo daabacaya maqaallo iyo article's kala duwan, shuruudihiisuna waa wax aad u fudud runtii, kaliya wuxu kaaga baahan yahay wax kayar 25 post ama maqaal inaad soo galiso iyo inaad aqbasho policy-ga google-ka.
Hadaba hadii aad ubaahan tahay website shuruudihiisu u wada dhamaystiran yihiin in laguu sameeyo WordPress iyo blogging kaad rabto, lasoo xidhiidh team-keena.
Waxaad helaysaa website leh๐
Domain and hosting Unlimitedโ
๏ธ
Design qurux badan โ
๏ธ
Logo iyo Brand Colour gaar kuu ahโ
๏ธ
Ku xidhan google searching [si fudud lagu heli karo]โ
๏ธ
Waxaad ku helaysaa 24saacโ
๏ธ
WordPress-ka qiimaha laguugu dhisayaa waa 45$
Blogging website-kana 40$
Nagalasoo xidhiidh whatsapp
+252653627125
+252672051597
Soo dalbo hada oo Internet kasamee lacagtaadii ugu horaysay๐ธ๐ค๐ฐ.
JIIL DIGITAL SERVICE muxuu dheer yahay shirkadaha kale ee bixiya adeegan:-
hadii aan kuu dhisno website waxaan si bilaash ah kuugu qabanaynaa adeegyadan hoos ku xusan oo ah lacag gaara meelaha kale๐
1: Google Searching: Waa in website kaaga iyo maqaalada aad qorto laga helikaro bogga kowaad ee google-ka.
2: Logo iyo cover kuu gaar ah oo si provisional ah loo nashqadeeyay.
3:Brand Colour-waxan website-kaaga kuugu samaynaynaa midab gaar ah, oo ku haboon mawduuca aad kaga hadlayso.
4:Caawin joogto ah, wixii aad fahmi waydo ama cilad farsamo kugu timaada.
5:Qiime jaban, Adeeg hufan iyo degdegsiimo.
Adeegyada kale uu qabto JIIL DIGITAL SERVICE
1:Samaynta poster-yada ama striker-yada xayaysiiska, poster-yada Meherka iyo Arooska (wedding posters-ka)
2:Samaynta logo-yinka ganacsiga, Pages-ka Iwm.
3:Social media manager.
4:Facebook ads iyo google ads.
Kusoo biir telegram channel๐
https://t.me/Jiil_Digital_Service
Whatsapp link
Message Jiil Digital Service on WhatsApp. https://wa.me/message/4NJDWTLKBWIZM1
Balanteenu waa guul, horumar, dadaal iyo h**e usocod๐ฏ๐ฐ๐ค