SIMA TV

SIMA TV Page-kan waxaad kala soconsaa wararka, Barnaamijyada iyo dhacdooyinka kala duwan

30/05/2026

🚨♥️Abwaan Daaha Gaas kuso dhawow magaladi diri dawa iyo guriga ugaaska beel weynta ciise.

Waxaa sharaf weyn noo ah in Abwaan Daaha Gaas, oo ka mid ah haldoorka suugaanta Soomaaliyeed, maanta ku labistay dhaqank...
30/05/2026

Waxaa sharaf weyn noo ah in Abwaan Daaha Gaas, oo ka mid ah haldoorka suugaanta Soomaaliyeed, maanta ku labistay dhaqanka Beesha Cisse, isla markaana kulan muhiim ah la yeeshay Ugaaska Beesha Cisse Xurmadle Ugaas Mustafe Maxamed ibrahim.

Kulankan wuxuu muujinayaa qiimaha dhaqanka, midnimada iyo is-ixtiraamka ka dhexeeya bulshada. Waa tallaabo xoojinaysa wadajirka iyo ilaalinta hidde iyo dhaqan soo jireen ah.

Hambalyo Abwaanka iyo Ugaaska, waxaana rajaynaynaa in kulankan uu noqdo mid miro dhal u ah bulshada inteeda kale.

SIMA tv.

28/05/2026

🛑 DEGDEG: Beesha ciise o ka so jawabtay, baaqi dagal e Gadabuursi!!

Ragan samaroon e wadha wadha da leh, ciyaalka so ciid doontay eed sheegaysaan, kuwayaguba nima so ciid doontane waxay kuwiina noo soo ciid doonanaya, dagal hadad diyaar u tahay kaalay o sida raga u so dagaalan.

SIMA TV

24/05/2026
    Badhasaab ku-xigeenka gobolka Selel, Cusmaan Cumar Nuur (Aare) ayaa xilka ku wareejiyey Iskuduwaha cusub ee Caymiska...
24/05/2026



Badhasaab ku-xigeenka gobolka Selel, Cusmaan Cumar Nuur (Aare) ayaa xilka ku wareejiyey Iskuduwaha cusub ee Caymiska, Iskuduwaha cusub ee Diinta iyo Awqaafta, iyo Iskuduwaha cusub ee Hay’adda Shaqaalaha dawladda ee gobolka Selel.

Dhammaantood waxaa laga soo magacaabay Hargeysa!

Waa natiijadii xuskii munaasabaddii 18-ka May ee Seylac lagu qabtay ee sida weyn loo hadal hayey!😁

Jawaabta Hargeisa wey caddahay! 😁

24/05/2026

"Inamadda yaree ka imid dharwanaaje iyo Awbare Halkan waxba Umayaalaan

Adigu awalba inanlayaalbaa ahayde hadaad joogsan waydo Halkaagiibaa ku noqon Samarooneey" Caaqil Siciid Jiidhe.
Sima tv.

DANBALWafti uu hoggaaminayo Madaxweyne Ku-xigeenka DDS Mudane Ibraahim Cusmaan Faarax ayaa si diirran loogu soo dhaweeye...
22/05/2026

DANBAL
Wafti uu hoggaaminayo Madaxweyne Ku-xigeenka DDS Mudane Ibraahim Cusmaan Faarax ayaa si diirran loogu soo dhaweeyey Degmada Dambal ee Gobolka Siti.

Waftiga ayaa xadhigga ka jari doona mashaariic horumarineed oo laga hirgeliyey degmada, iyaga oo sidoo kalena dhagax-dhigi doona mashaariic kale oo cusub oo door weyn ka qaadan doona horumarinta adeegyada iyo kaabeyaasha dhaqaalaha ee bulshada.

21/05/2026

Deg Deg Ma Jirto wax waddo ah oo laga sameyn doono Deegaanada Saylac iyo lughaya Jiif caaqil Xasan cige coofle. Part 8

21/05/2026

Deg Deg Ma Jirto wax waddo ah oo laga sameyn doono Deegaanada Saylac iyo lughaya Jiif caaqil Xasan cige coofle. Part 7

21/05/2026

Deg Deg Ma Jirto wax waddo ah oo laga sameyn doono Deegaanada Saylac iyo lughaya Jiif caaqil Xasan cige coofle. Part 6

Address

Hargeisa

Telephone

+252634584701

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when SIMA TV posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Contact The Business

Send a message to SIMA TV:

Share