Jima Digital marketing

Jima Digital marketing jima digital marketing is a company that works in the development of growing businesses. The company

30/01/2024

29/01/2024

Check out X+Y's video.

27/05/2023
27/05/2023

Kuso dhawaada jima digital marketing waa shirkad ka shaqaysa horumarinta ganacsiyada soo koraya
Contact us to get more information
Hey,

WhatsApp Business is an app built for small business owners. With the app, you can create a business profile and easily connect with customers.

Get it for free at https://www.whatsapp.com/business/

Jima digital marketing waa goob aad ku horumarin karto ganacsigaga sido kale waxay ku diyaarisay xirfadaha online busine...
15/03/2023

Jima digital marketing waa goob aad ku horumarin karto ganacsigaga sido kale waxay ku diyaarisay xirfadaha online business ka kuwaas ood baran doonto ganacsiyada iyo fursadaha ka banan suuqa onlineka
Sidaa noola socoto nagusoo biir oo riix linkga hoose.

7-da waxyaabood  oo muhiim u ah  naqshadaynta aqoonsiga sumadda1. Clear brand purpose and positioningQodobkan kowad asta...
14/03/2023

7-da waxyaabood oo muhiim u ah naqshadaynta aqoonsiga sumadda

1. Clear brand purpose and positioning

Qodobkan kowad astaantada waa inay ahaata mid ay cadahay ujeedadeedu, si kalena ay gudbisaa micno cad qofkasta oo isku dayaana uu fahmi waxay ku fadhido

2.Thorough market research

Sidoo kale waa muhiim inaad samayso cilmi baadhis ku saabsan astaanta aad ku galayso suuqa iyo adeegayada kale shirkadaha suuqa kugula jiraa ay la imaadaan suuqa . Tan ayaa mid aad ku ogaan karto nooca astaan ee macmishada iyo ganacsigag dhiiri gelin karta .

3.Likable brand personality

Astaantadu waa inay ahata mid qancin karta shaqsiga kula macaamilaya , qofka raba inuu alaabtada gato waxa muhiima u ah in ogaado companygani wuxu yahay, marka horeba hadayna astaantadu ahayn mid indhaha u roon waxa dhici karta inay yaraato kalsoonida macmiisha kugu xidhani saamayna ku yeelato macmisha dambe ee rabta inay kugu soo biirto..

4.Memorable logo

Inay logodada la xasuustaa waxay oo raadiyuhu si dhib yar u helo ay door muhiima ka qaadataa korodhka macmiisha companygaga , iyo in si fudud lagu soo helo magaca companygaga .

5.Attractive color palette

In midabada ay ka koobantahay astaantu ahadaan kuwo isku dheeri tiran oo aragti ahaana qurux badan, ayaa ah awoodaha kor u qaadis ee ganacsiga.
Badanaa dadka ma jecela midabada isku dhex jira ee faraha badan waayo taasi waxay keenaysaa in shaqsiga arka astaanta ay qancin wayan colorska kala duwan ee ku jira logoda , midani waa u muhiim samaynta astaan waarta .

6.Professional typography

Far ahaan haday noqoto mid kala gedisan waxa dhici karta inay soo baxdo logo aan ahayn midii la rabay taasina waa qofka samaynayaa uu ka fiirsado, fartuna ahaataa mid aan tiro badnayd xajmi ahana aad u kale duwanayn .


7.On-brand supporting graphics
Markasta ku lifaaq astantada sawiro taageeraya , waayo sawiradu waxay dhib yaraynayaan u jeedada guud ee astaantada iyo in si dhib yar dadku u fahmaan wuxu yahay companygu.
Todoban qodob ayaan u arkaa inay yihiin kuwo dhiiri gelin kara horumarka ganacsi waara .

Welcome to jima digital company. We will immediately progressive your business And manage brand designs.
13/03/2023

Welcome to jima digital company.
We will immediately progressive your business
And manage brand designs.

13/03/2023

welcome to jima digital company.

Jima digital marketing is a company that works in the development of growing businesses. The company does business with our social media management services and product design brands.

kusoo dhawaada shirkada jima digital.

jima digital marketing waa shirkad ka shaqaysa horumarinta ganacsiyada soo koraya. shirkadu waxay ganacsiyada u qabanysaa adeegayada social media manager iyo noocyada nashqadaynta alaabaha

Address

31may
Hargeisa
252

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Jima Digital marketing posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Share