Cilmi Nutrition Center

Cilmi Nutrition Center kusoo dhawaada cilmi nutrition center oo ah platform Aad kaheli doonta products dabeeci ah.

09/12/2025

✨ Ogow Caafimaadkaaga Adigoo Maraya Baadhitaan Bilaash Ah! ✨

Xarunteena Forever Living – Muqdisho
waxaan ka bixinaa baadhitaan caafimaad oo bilaash ah πŸ©ΊπŸ’―
iyo wax-soo-saar tayo sare leh oo kaa caawinaya caafimaad joogto ah & daryeel jirka ah. πŸŒΏπŸ’š

Kusoo booqo xarunta si aad u hesho:
βœ… Baadhitaan dhammeystiran
βœ… Talo caafimaad oo xirfadaysan
βœ… Products Forever oo asalka ah

πŸ“ Muqdisho – Xarunta Forever,Isgoyska Shaqaalaha/Tayo Hotel.
πŸ“ž Call / WhatsApp: 0619473594

16/11/2025

Waxa markale inagu soo noqday Vitamin-kii Caruurta ee Forever Kids! πŸ‘ΆπŸ§‘
Waxa kujira dhamaanba khudrawaadka cagaaran.
Hadaad ku daashay ilmahaagu inuu cuntada si fudud u qaato,
xalkiisi waa Forever Kids ✨

Kafaaidysi wacan πŸ˜πŸŒΏπŸ’šπŸ€
0619473594

11/11/2025

🌿 Billow Safarkaaga Caafimaad Ee C9 Program! 🌿
Sifudud iskaga rid miisaanka adigoo isticmaalaya C9 Program β€” barnaamij dabiici ah oo kaa caawinaya inaad nadiifiso jirkaaga, kor u qaaddo tamartaada, isla markaana dib u hesho kalsoonidaada πŸ’ͺ✨
# 61 9473594 /0619473594

05/11/2025

Bushaaro! πŸŽ‰
Waxaan idiin haynaa products tayo sare leh oo laga keenay USA πŸ‡ΊπŸ‡Έ iyo baadhitaano casri ah oo kaa caawinaya caafimaadkaaga iyo quruxdaada πŸ’ͺ✨

Soo dhowow!
Wixii faahfaahin ah nagala soo xidhiidh:
πŸ“ž WhatsApp & Call: 0619473594

09/10/2025

✨ Bushaaro Weyn! ✨
Mar kale alaabti tayada sare lahayd ee ragga ayaa soo laabatay! πŸ’ͺπŸ”₯

πŸ’₯ Forever Vitolize Men iyo Royal Jelly β€” waa labada alaab ee si dabiici ah u taageera:
🍯 Raganimada
⚑ Xoojinta awoodda jirka iyo maskaxda
πŸ’§ Dib u hagaajinta biyo baxa degdega ah
❀️ Kor u qaadida tamarta iyo kalsoonida ragga

24/08/2025

✨ Forever Collagen ✨Forever Collagen waa kabitaan xooggan oo ka samaysan collagen tayo sare leh, kaasoo caawinaya:🌿 Inuu xoojiyo lafaha & kala-goysyada🌿 Inuu kordhiyo caafimaadka timaha & ciddiyaha🌿 Inuu kordhiyo jilicsanaanta iyo dhalaalka maqaarka🌿 Inuu dib u dajiyo unugyada jidhkaWaxaa loogu talagalay qof kasta oo doonaya jidh caafimaad qaba iyo muuqaal da’yar. πŸ’ͺ🌹 WhatsApp And Call 63 4804056

10/08/2025

✨ Waxaan idiin haynaa Products tayo sare leh ✨
Markasta & goor kasta ku soo dhawoow Cilmi Nutrition Center πŸͺπŸ’š
πŸ“ž Wixii macluumaad ah: WhatsApp / Call 63 4804056

22/07/2025

πŸŽ‰ Vitamin-ka Caruurta Forever Kids ayaa markale inoo yimid!πŸ’ͺ Waa isbuurto macaan oo caruurta jecelyihiin, kuna hodan ah vitaminno iyo macdano muhiim u ah korriinkooda.🧠 Waxay ka taageertaa maskaxda, difaaca jirka iyo caafimaadkooda guud.πŸ“¦ Tiro kooban ayaa nagu soo gaadhay β€” ha moogaanin!πŸ“ž Nala soo xidhiidh si degdeg ah:πŸ“± 0634804056 ama 0633812759πŸ“ Kuwa ugu horeeya ayaa hela!

04/11/2024

bushaaro waxaan idiinsoo kordhinay machine casri ah ood ku ogaan karto dhamaan badqabka caafimaadkaga iyo macdanaha kaadhiman. baadhitaanku waa free maalmo kooban.
xog intaa kabadna nagalso xidhiidh whatsapp and call. 63 4804056
Kafaaidyso Qiimo Dhimista kooban ee socota Ilaa Khamiista .

16/10/2024

Waxaan soo bandhigaynaa Hand Magnetic Analyzer, aalad casri ah oo kaa caawinaysa inaad si sahlan u ogaato xaaladda caafimaadkaaga! Waxay falanqeyn ku sameyneysaa jirkaaga iyado la isticmaalaya magnetic analysis, taasoo ku siinaysa xog muhiim ah oo caafimaad.Isku-dar natiijooyinka aaladda Hand Analyzer iyo daawooyinka dabiiciga ah ee Forever Living Products sida Aloe Vera Gel iyo Forever Arctic Sea si aad u hesho caafimaad joogto ah!πŸ‘‰ Hadda iska hubi caafimaadkaaga si fudud oo degdeg Ah!
WhatAspp πŸ‘‰ 63 4804056

!

Bilow Safarkaaga Caafimaadka leh ee C9 Program!C9 Program waa barnaamij 9 maalmood ah oo kaa caawinaya inaad nadiifiso j...
20/08/2024

Bilow Safarkaaga Caafimaadka leh ee C9 Program!
C9 Program waa barnaamij 9 maalmood ah oo kaa caawinaya inaad nadiifiso jirkaaga, yareyso miisaanka, oo aad hesho tamar iyo firfircooni cusub. Waxaad heli doontaa taageero dhammeystiran oo kaa caawinaysa inaad gaarto natiijooyin muuqda iyo caafimaad joogto ah.

Hadda bilow safarkaaga caafimaadka leh!



63 4804056

Forever Daily – Nafaqada Maalinlaha ah ee Jirkaaga U Baahan Yahay!Hubi inaad hesho dhammaan fiitamiinnada iyo macdanaha ...
20/08/2024

Forever Daily – Nafaqada Maalinlaha ah ee Jirkaaga U Baahan Yahay!
Hubi inaad hesho dhammaan fiitamiinnada iyo macdanaha muhiimka ah ee jirkaagu u baahan yahay maalin kasta adiga oo isticmaalaya Forever Daily. Isku darkan awoodda badan wuxuu taageeraa caafimaadka guud, kordhinta tamarta, iyo difaaca jirkaaga. Waxaa ka buuxa 55 maaddo oo muhiim ah, oo ay ku jiraan fiitamiinnada A, C, D, E, iyo B, oo ay weheliyaan maaddooyinka dabiiciga ah ee taageeraya caafimaadkaaga.

✨ Kordhi tamartaada
✨ Xooji difaaca jirkaaga
✨ Taageer caafimaadkaaga guud

Ha sugin – Isku qor Forever Daily si aad u taageerto caafimaadkaaga maalin kasta!


Hada kadalbo whatskan πŸ‘‡πŸ‘‡

63 4804056

Address

Area Masjid Ali Mataan
Hargeisa

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Cilmi Nutrition Center posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Share

Category