GlobaL Digital Marketing

GlobaL Digital Marketing Contact information, map and directions, contact form, opening hours, services, ratings, photos, videos and announcements from GlobaL Digital Marketing, Hargeisa.

Hal-abuurka & Suuqgaynta Casriga ah 🌍✨
Global Digital Marketing – Madal ku takhasustay xayeysiin, naqshadeyn & horumarinta muuqaalka ganacsiga nal soo xidhiidh 0634833302 si aanu gamacsigaaga uga dhigno mid casri ah

24/08/2025

ILeys Building Meterials

Global Digital MarketingFuraha ganacsigaagu waa xayeysiin digital ah!Waxaan ku siinaynaa adeegyo dhammaystiran oo Digita...
23/08/2025

Global Digital Marketing

Furaha ganacsigaagu waa xayeysiin digital ah!

Waxaan ku siinaynaa adeegyo dhammaystiran oo Digital Marketing ah si aan ganacsigaaga ugu kobcinno suuqyada casriga ah.

βœ… Adeegyada aan bixino:
β€’ Social Media Marketing (Facebook, TikTok, Instagram, YouTube Ads)
β€’ Google Ads & SEO (Search Engine Optimization)
β€’ Content Creation (Posters, Videos, Motion Graphics)
β€’ Branding & Graphic Design
β€’ Email Marketing & SMS Campaigns
β€’ Website Design & E-commerce Solutions
β€’ Consultation & Strategy Development

πŸ“Œ Lifaaqyada adeegga:
β€’ Kobcinta magac ganacsi (Brand Awareness)
β€’ Soo jiidashada macaamiil cusub
β€’ Kordhinta iibka & dakhliga
β€’ Dhisidda sumcad online ah

βΈ»

✨ Global Digital Marketing – Hal-abuurkaaga iyo horumarkaaga waa hadafkeena.

welcome nagala soo xidhiidh 0634833302

22/08/2025

✨ JUMCA MUBARAK ✨

Shirkadda ILeys Building Meterials waxay dhamaan macaamiisheeda sharafta leh iyo guud ahaan umadda muslimiinta ugu hambalyaynaysaa maalinta barakaysan ee Jimcaha.

Waxaan Eebe ka baryeynaa in uu idiin ka dhigo maalin kheyr, naxariis iyo barako leh, ducadiinna iyo cibaadadiinna la aqbalo, qalbiyadiinnana uu ku manaysto xasillooni iyo farxad.

Jimce wanaagsan & duco aqbalid dhammaantiin! πŸŒ™πŸ€²

waxa aanu page keeda umaamulnaa uu aanu u naqshdaynaa shirkada ileys qaybteeda ILeys Building Meterials
20/08/2025

waxa aanu page keeda umaamulnaa uu aanu u naqshdaynaa shirkada ileys qaybteeda ILeys Building Meterials

ILeys Building Meterials

🏠 Safiitooyin tayo sare leh oo qurux iyo adkeysi isku darsaday!

Haddii aad rabto in gurigaaga, xafiiskaaga ama meheraddaada ay noqdaan kuwo nadiif iyo bilic leh, ka dooro Safiitooyinka ILEYS.

βœ… Qurux casri ah
βœ… Tayo la hubo
βœ… Qiime macquul ah

πŸ‘‰ Ku qurxi gurigaaga maanta safiitooyinka ILEYS Building Meterials

riyaaq business center
19/08/2025

riyaaq business center

16/08/2025

waxa aanu muuqaal xayaysiis ah oo soo jiidasho leh u smaaynay shirakda riyaaq bussnes center oo aanu qiime jaban oo macquul ah ugu smaynay horey ugaadh GlobaL Digital Marketing si laguugu smaayeeyo kuwan iyo kuwo ka qurux badan la soo xidhiidh 0634833302

15/08/2025

GlobaL Digital Marketingoo u shqayaay riyaaq bissness center u sameysey digita marketing

KU SOO DHWOOW GlobaL Digital Marketing OO AH MADAL CUSUB OO SI CASRI AH KOR UGU QAADI KARTA GANACSIGAAGA WAXA AYNA KA HA...
13/08/2025

KU SOO DHWOOW GlobaL Digital Marketing OO AH MADAL CUSUB OO SI CASRI AH KOR UGU QAADI KARTA GANACSIGAAGA WAXA AYNA KA HAWLAGASHAA DHAMAAN GAYIGA SOMALIDA XARUNTEEDA DHEXENA WAXAY KU TAALAA MAGALDA LASACANOD WAXA AYNA KAA HAQABTIRI DOONTAA DHAMAAN BAAHIYAHA KALA DUWAN EE LOO QABO IN LA HELO ADEEG CASRI AH OO DIGITAL MARKETING OO SI QIIME JABAN OO LAGU QANCO KUUGU QABAN DOONA DHAMAAN ADREGYADAADA WAXA AY KUU QABAN DOONTAA GLOBAL DIGITAL MARKETING

SUUQGAYNTA CASRIGA AH EE DIGITAL MARKETING

SAMAYNTA POSTERSKA XAYAYSIISKA NOOC KASTA

SAMAYNTA MUUQAALADA XAYAYSIISK AH COD+ VIDEO SI CASRI AH OO HEER SARE LEH

MAAMULIDA IYO KOR UQAADIDA BARAHAAGA BULSHAD SI UU UGAADHO GANACSIGAAGU MACMIIL BADAN

GRPHIC DESIGN AND VIDEO MOTION DESIGN

ITO DHAMAAN NOOC KSTA OO ADRRGYADA SUUQGAYNTA CASRI AH

LA SOO XIDHIIDH OO HOREY UGAADH SI MACMIIL BADAN AAD U HANATID

LA XIDHIIDH 0634833302

GLOBAL DIGITAL MARKETING WELCOME

KU SOO DHWOOW GLOBAL DIGITAL MARKETING – HAL-ABUUR AAN XAD LAHAYN IYO NATIIJO MUUQATA ✨🌍Dunida maanta, ganacsi walba wux...
13/08/2025

KU SOO DHWOOW GLOBAL DIGITAL MARKETING – HAL-ABUUR AAN XAD LAHAYN IYO NATIIJO MUUQATA ✨🌍

Dunida maanta, ganacsi walba wuxuu ku tartamaa muuqaalka iyo suuqgaynta casriga ah. Global Digital Marketing waxay kuu keenaysaa adeegyo casri ah oo ka dhigaya magacaaga mid qof walba arko, xasuusto, oo ku kalsoonaado.

> waxa aanu kuu qaban doonaa si casri ah
β€”β€”β€”β€”β€”β€”β€”β€”β€”β€”β€”β€”β€”β€”β€”β€”β€”β€”β€”β€”β€”β€”β€”β€”

β€’Suuqgaynta Casriga ah ( DIGITAL MARKETING)– Ku gaadh macaamiisha saxda ah wakhti sax ah.

β€’Naqshadeyn Posters & Muuqaalada Xayeysiiska – Hal-abuur muuqaal ah oo soo jiidasho leh.
β€’ Samaynta Muuqaalada (Cod + Video) – Ka dhig fariintaada mid la maqlo & la arko.
β€’Maamulida & Maqshadaynta Social Media – Ku sii joog maskaxda bulshadaada.

β€’Graphic Design & Motion Design – Soo bandhig muuqaalkaaga si xirfad leh.

Sababta aan u dooran lahayd?
β€”β€”β€”β€”β€”β€”β€”β€”β€”β€”β€”β€”β€”β€”β€”β€”β€”
β€’ Waxaan ku shaqeynaa hal-abuur, xirfad, iyo farsamo casri ah.
β€’ Adeegyo tayo sare leh oo qiime macquul ah.
β€’ Natiijo la cabbiri karo oo degdeg ah.

πŸ“ Goobta: Lascanod – Soomaaliya
πŸ“ž La xidhiidh: 0634833302
πŸ“² Ku raac: waxa aanu utaaganahay casriyeynta ganacsigaaga

✨ Global Digital Marketing – Magacaaga, Fariintaada, iyo Ganacsigaaga, waxaan ka dhignaa mid dunida oo dhan ka muuqda! ✨

07/02/2025

Address

Hargeisa

Telephone

+252905327917

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when GlobaL Digital Marketing posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Share