Badbaadada Nolosha

Badbaadada Nolosha Contact information, map and directions, contact form, opening hours, services, ratings, photos, videos and announcements from Badbaadada Nolosha, Media/News Company, ROAD 1, Hargeisa.

Alle Dadka Waxa uu Ugu Yeedhayaa Daarta Nabad Gelyada, Wuxuuna Ciddii uu Doono ku Hanuuniyaa Wadada Toosan /suratu Yunus (25)https://youtube.com/-by6im?si=j1XDXxHb7xixGW72

26/05/2026

Nabigeenna ﷺ wuxuu yidhi:
“Ducada ugu kheyr badan waa ducada maalinta Carafo.

Badbaddada Nolasha

24/05/2026

- carafo, waxa ugu khayr badan een dhahay aniga iyo anbiyadii iga horaysayba{ laa ilaaha illallaahu wax-dahu laa shariika lahu, lahul-mulku wa lahul xamdu wa huwa calaa kulli shay-in qadiirun }.< ilaah majiro xaq lagu caabudo ilaahay mooyee, kaligii, ma laha wadaage wax la wadaaga, wuxuu leeyahay boqornimada, wuxuuna leeyahay mahadda, wax walbana wuu karaa >.



24/05/2026

🌿 Qalbiga Degan Iyo Nolol Wanaagsan 🌿

22/05/2026

𝐑𝐚𝐬𝐮𝐮𝐥𝐤𝐮 ﷺ wuxuu yidhi : bakheylku waa kan agtiisa la igu soo hadal qaado ee igu salin.

25/04/2026

Saaxiib ka wanaagsan Ilaahay ma jiro.” 💫

23/03/2026

HA NOQON RAMADAANI EE NOQO RABBAANI.

"Calaamadda muujinaysa in Ramadaanka lagaa aqbalay waa inaad ka dibna ku sugnaato wanaaggi iyo qeyrki aad sameyneysay." Haddii aad dib ugu laabato dambigii aad shalay ka ooyaysay, waxaad lumisay wixii aad soo dhisaysay 30 habeen.

❤️🌷Ramadaanku wuxuu ahaa dugsi lagugu barayay inaad xumaanta ka guulaysan karto. Ha dumin gidaarkii aad dhisatay, hana iska tuurin furihii Jannada ee aad gacanta ku dhigtay.

Badbaddada Nolasha ❤️ 👏

Maxaynu ka Baran karna Maalinta Badar ? “Maalintii Badar waxay ahayd maalin ay caddaatay in guushu ka timaado Alle. Musl...
06/03/2026

Maxaynu ka Baran karna Maalinta Badar ?

“Maalintii Badar waxay ahayd maalin ay caddaatay in guushu ka timaado Alle. Muslimiin tiro yar oo iimaan leh ayaa ka adkaaday cadow tiro badan, si ay u noqoto cashar muujinaya in iimaanka iyo tawakkulka Alle ay ka xoog badan yihiin tirada iyo awoodda.” ✨

Badbaddada Nolasha 📿

13/02/2026

Jumma wanaagsan - bishii barakaysnayd ee RAMADAN way inoo soo muuqataa Ilahay kuwii gaadha ee ka faa'idaysta ha inaga dhigo.

Maxaad Qorshaysatay ?

Nala wadaag, aynu kala faa'idaysano.

Address

ROAD 1
Hargeisa

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Badbaadada Nolosha posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Share