Groupka kheyrka iyo Dacwada ee Badbaadada Nolasha

Groupka kheyrka iyo Dacwada ee Badbaadada Nolasha Contact information, map and directions, contact form, opening hours, services, ratings, photos, videos and announcements from Groupka kheyrka iyo Dacwada ee Badbaadada Nolasha, Media/News Company, ROAD 1, Hargeisa.

Alle Dadka Waxa uu Ugu Yeedhayaa Daarta Nabad Gelyada, Wuxuuna Ciddii uu Doono ku Hanuuniyaa Wadada Toosan /suratu Yunus (25)https://youtube.com/-by6im?si=j1XDXxHb7xixGW72

05/09/2025

Immisa jeer ayaad dib ka ogatay shay Alle kabaryaysay in aanu khayr ku lahayn ?

Badbaadada Nolasha ❤️✅️

29/08/2025

Salaamaa xabiibka ﷺ❤️🤲

Badbaadada Nolasha ❤️✅️

🌅 Faa’iidooyinka Salaadda SubaxSalaadda Subax waa salaad leh barako iyo kheyr aan xad lahayn. Waa salaadda ay Muslimiint...
29/08/2025

🌅 Faa’iidooyinka Salaadda Subax

Salaadda Subax waa salaad leh barako iyo kheyr aan xad lahayn. Waa salaadda ay Muslimiintu hurdada uga kacaan si ay Alle ugu istaagaan, taas oo ka dhigaysa calaamad iimaan iyo daacadnimo. Qur’aanka Kariimka iyo axaadiista Nebiga ﷺ waxay si cad u xusaan fadliga salaaddan.

📖 Salaadda Subax iyo Aayadaha Ku soo Arooray ee Qur'aanka Kariimka

Alle wuxuu yiri:

> ﴿أَقِمِ الصَّلَاةَ لِدُلُوكِ الشَّمْسِ إِلَىٰ غَسَقِ اللَّيْلِ وَقُرْآنَ الْفَجْرِ ۖ إِنَّ قُرْآنَ الْفَجْرِ كَانَ مَشْهُودًا﴾
(Al-Isra: 78)

Aayaddan waxay caddeyneysaa in salaadda Subax ay markhaati ka yihiin Malaa’igta, taas oo ka dhigaysa salaad gaar ah oo qiimo leh.

🕌 Axadiista Nabiga ﷺ

Nabigu ﷺ wuxuu yiri:

> «من صلى الفجر في جماعة فهو في ذمة الله»
(Muslim)
"Qofkii Subax jamaaco ku tukada, wuxuu ku jiraa damaanadda Alle."

Waxa kale oo uu ﷺ yiri:
> «من صلى البردين دخل الجنة»
(Bukhaari & Muslim)

"Qofkii tuka Salaaddaha Qabowga ah (Subax iyo Casar) wuxuu geli doonaa Jannada."

🌸 Faa’iidooyinka Salaadda Subax

✨ Waxay ilaalisaa qofka maalinta oo dhan.
✨ Waxay qalbiga ku beeraysaa deganaan iyo barako.
✨ Waxay astaan u tahay iimaan xooggan iyo xiriir joogto ah oo Alle lala yeesho.
✨ Waxay caafimaadka u wanaajisaa hurdada kadib iyo helitaanka hawo nadiif ah.

🏆 Gunaanad

Salaadda Subax waa furaha barakada iyo guusha. Qofkii joogteeya wuxuu ku jiraa damaanadda Alle, wuxuu ku barakaysanayaa nolol maalmeedkiisa, wuxuuna ka mid noqon doonaa dadka Jannada loogu bishaareeyay.

👉 Su’aal ku socota akhristaha:
Adigu ma joogteysaa salaadda Subax? Hadday jawaabtu haa tahay, Alle barako ha ku siiyo. Haddii kale, maanta ka bilow si aad uga mid noqoto dadka ku jira damaanadda Alle.

Badbaadada Nolasha ❤️🙏

22/06/2025

Ducada qadarka ayay bedesha 🤲 .

Badbaadada Nolasha 💙❤️ .

Mansha allah ❤️212 qof  ayaah manta dhamaysay kitaabka 100 xadiis ee groupka ka socda waxan si gaar ah ugu mahad celinay...
21/06/2025

Mansha allah ❤️

212 qof ayaah manta dhamaysay kitaabka 100 xadiis ee groupka ka socda waxan si gaar ah ugu mahad celinaya walasheen @⁨Maaida Cllaahi 😘😇⁩ oo ahayd macalimada si wada wanaagsan ugu dhigaysay Alle haka abaal mariyo macalimada .

Badbaadada Nolasha 💙❤️ .

14/06/2025

"Israa**l way jabaysaa muslimiinta ayaa ka adkaan doona cabsina k**a qabo" Sheikh mustafe.

Badbaadada Nolasha ❤️ .

14/06/2025

Cidii ka jesaata xuskayga waxan ku nolaynaya nolol cidhiidhi ah .

Allow xuskaga yanan ka jesanin Allahuma Aamin

❤️Badbaadada Nolasha 💚 .

13/06/2025

2 shay ee dhaxalka Nebigeenu Scw ino tegay .

Ilaahay kaama rabo in aanad danbaabin, ee waxa uu kaa rabaa marwalba oo uu danbi kaa dhaco inaad xaggiisa u noqotid, si ...
07/06/2025

Ilaahay kaama rabo in aanad danbaabin, ee waxa uu kaa rabaa marwalba oo uu danbi kaa dhaco inaad xaggiisa u noqotid, si uu kuugu danbi dhaafo.

Ilaahayaw noo danbi dhaaf.

Badbaadada Nolasha ❤️🙏

05/06/2025

وقف مليونا حاج على جبل عرفات اليوم، الله أكبر❤️🤎🖤💙💚

04/06/2025

Hamigaagu in ku Rumo Carafo oo aad Ducaysato ayaa ka xigta ❤️💯 .

“ Hadii dhib kastaa ku qabsado oo inta aad halkaa fadhiisato aad nabiga ﷺ ku saligiisa badiso wuu kaa tahayaa dhibkaasi,...
02/06/2025

“ Hadii dhib kastaa ku qabsado oo inta aad halkaa fadhiisato aad nabiga ﷺ ku saligiisa badiso wuu kaa tahayaa dhibkaasi, werwer adduun oo dhan baa kaa tagay..”

Badbaadada Nolasha ✅️❤️

Address

ROAD 1
Hargeisa

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Groupka kheyrka iyo Dacwada ee Badbaadada Nolasha posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Share